Home » Entries posted by MaantaSomaliland (Page 3)

Xaquuqda Maxbuuska: Huda Cali Banfas Qaybta koowaad

Xaquuqda Maxbuuska: Huda Cali Banfas Qaybta koowaad

Xaquuqda Maxbuuska: Huda Cali Banfas Qaybta koowaad ilaahay subxaanahu watacaalaa waxa uu ka fadilay bini’aadamka khalqigiisa kale, Isaga oo sharaf iyo karaamo huwiyay Nabiyulaahi Adam oo ahaa aabihii ummudu kasoo farcan tahay. Qof kastana waxa uu leeyahay sharaftaas , haddaba side ayay tahay in loola dhaqmo dadku markay geystaan dambi  ama lagu eedeeyo inay geysteen […]

Annagu Faako (FACO) Ma Naqaanno Madaxweynahana Waxannu Leenahay Garas iyo Gobollada Bari Kala Dooro.

  Xildhibaannada Golaha Deegaanka Ceerigaabo, Ururrada Samofalka Wadaniga ah, Madax-dhaqameedyada, Haweenka iyo Dadweyne Kale Oo aad u tiro badan Oo isugu soo baxay fagaaraha beerta Xurriyadda Ceerigaabo ayaa Shir jaraa’id oo ay halkaasi ku qabteen waxay sida Fiinta Uga qayliyeen kuna tilmaameen shirqool iyo mid dano gaar ah laga leeyahay oo ay ka danbayso hay’adda […]

Daawo waraysi Faysal Cali Waraabe iyo HCTV

Weraysi Aad U Xiiso Badan Oo Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Telefishanka HCTV La Yeeshay Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe

Surah Rahman

Surah Rahman – Mishary Rashid Al Afasy سورة الرحمن – مشاري العفاسي

Barnaamijka Rayga Dadweynaha: Wareysigii Agaasimaha WSLC Iid Xasan Muuse

Wareysigii Agaasimaha WSLC Iid Xasan Muuse

DOORKA HAWEENKA UK Somaliland Achievement Awards SOO SAARISTII AMAL KAYSE

Hal-doorka Somaliland Oo Niyad Midaysan Ku Gardaadiyay Diiwaanka SAMO-TALIS?

Hal-doorka Somaliland Oo Niyad Midaysan Ku Gardaadiyay Diiwaanka SAMO-TALIS?

Munaasibad ballaadhan oo lagu daah-furay diiwaanka SAMO-TALIS oo xambaarsan taariikhda Odayga Somaliland: Xaaji C/Kariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe) ayaa xalay lagu qabtay Jaamacadda Hargeysa waxaana ka soo qayb-galay Wasiirro, Xildhibaanno, Qoraayo, Oday-dhaqameed, maamulka iyo ardayda jaamacadda iyo marti-sharaf kale. Waxaana iska kaashaday Jaamacadda Hargeya iyo Shirkadda Daabacaadda Sagaljet. Ugu horreyn Guddoomiyaha Machadka Nabadda iyo Xallinta Khilaafaadka […]

Daawo: LABADA GUDOOMIYE GOLAHA GUURTIDA IYO WAKIILADA EE SOMALILAND

Daawo: LABADA GUDOOMIYE GOLAHA GUURTIDA IYO WAKIILADA EE SOMALILAND

Wasaaradda Khaarajiga Somaliland ayaa ka hadashay war-bixin ergayga qarramada midoobay u qaabilsan Somaliland/Soomaaliya Mr Nicolas Kay

 Wasaaradda Khaarajiga Somaliland ayaa ka hadashay war-bixin ergayga qarramada midoobay u qaabilsan Somaliland/Soomaaliya Mr Nicolas Kay, ka jeediyay xarunta qarramada Midoobay, taasi oo uu ku sheegay in xukuumadda tallada Somaliland haysaa ay xidh-xidhay xubno ka mid ah xisbiyada mucaaradka ah ee dalka. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda arrimaha dibada iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland, mudane […]

Daawo Xafladii WADDANI ee HARGEISA

Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Ku Dhawaaqay In Anay Suxufiyiintu Maanta Somaliland Ku Haysan Nabad-gelyo

Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Ku Dhawaaqay In Anay Suxufiyiintu Maanta Somaliland Ku Haysan Nabad-gelyo,Si Kululna U Cambaareeyay Weerarka Qaawan Ee Ay Xukuumaddu Kula Wareegtay Wargeyska Hubaal. Hargeysa(maanta somaliland)Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa si kulul u  cambaareeyay falkii ay xukuumaddu kula wareegtay  xaruntii Wargeyska Madaxa Banaan ee Hubaal,Gudoomiye ku xigeenka SOLJA iyo xoghayaha […]

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxa Hay´ada UNDP ee Qaramada Midoobay

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxa Hay´ada UNDP ee Qaramada Midoobay

Hargeysa (maanta somaliland) – Madaxweynaha Jamhuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay?adda UNDP ee Qaramada Midoobay u soo magacawday Somaliland iyo Somalia Mr George Conway. Kulankan oo u jeedadiisu ahayd isbarasho, ayuu Mr George waxa uu sheegay in ay tahay markii ugu horaysay ee uu Somaliland yimaado isla markaana […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com