Xukuumadda Somaliland ayaa maanta xabsiga dhexe ee magaalada Hargeysa ka sii daysay Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil iyo Muuse Cali Aw Yuuusuf,
Xukuumadda Somaliland ayaa maanta xabsiga dhexe ee magaalada Hargeysa ka sii daysay Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil iyo Muuse Cali Aw Yuuusuf, oo falal argagixiso u xidhnaa ayaa maanta xoriyadoodii loo soo celiyay ka dib madaxweyne Axmed Siilaanyo cafis u fidiyay. Sh. Maxamed Ismaaciil waxa uu jeelka Hargeysa ku xidhnaa todobadii sanadood ee la soo dhaafay, […]
Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wefti balaadhan oo goob joog ka noqda u soo diray munaasibada sanad guurada 20-aad
Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wefti balaadhan oo goob joog ka noqda u soo diray munaasibada sanad guurada 20-aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii Madax banaanida Somaliland oo maalinta bari ah si weyn looga xusayo dalka gudihiisa iyo dibadiisaba. Weftigan ka socda dalka Jabuuti waxa Hoggaaminaya Wasiirkii hore ee […]
Xaflada Sanadguuradii 20-aad ee Gooni isu Taaga Somaliland ee 18 may Oo Laga Xusay Gross-Gerau Ee Dalka Jarmalka
Xaflada Sanadguuradii 20-aad ee Gooni isu Taaga Somaliland ee 18 may Oo Laga Xusay Gross-Gerau Ee Dalka Jarmalka Waxaa isaguna goobta khudbad dheer oo taariikhi ah halkaa kasoo jeediyey wakiilka Somaliland Daawo Sawiradda Waxaa lagu qabtay gobolka Hessen ee dalka Jarmalka magaalada Gross-Gerau xaflad balaadhan oo lagu xusayey maalinta qaranimada Somaliland.Xafladaas oo ahayd mid aad […]
Qareenada oo Daraasad ay Sameeyeen ku Caddeeyey in Xeerka Isgaadhsiintu Waafaqsan yahay Dastuurka
Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Daraasad sharci oo ururka Qareennada Somaliland ku sameeyeen xeerka Isgaadhsiinta Golaha Wakiilladu ansixiyey ayaa caddaysay in aan xeerkaasi gebi ahaanba ka soo horjeedin dastuurka qaranka. Daraasadan oo ururka qareenaddu ay si mugleh u darseen iswaafaqsanaanta xeerka iyo dastuurka oo ay qiimayn qodob qodob ah ku sameeyeen ka dib ay ogaadeen in xeerka Cilmi […]
UDUB Oo shaaciyey wakhtiga Ay Soo Bandhigayaan Waxyaabihii U Horseeday Guul-darrooyinkii Doorashada
UDUB Oo shaaciyey wakhtiga Ay Soo Bandhigayaan Waxyaabihii U Horseeday Guul-darrooyinkii DoorashadaMay 16th, 2011 Hargeysa(maantaSomaliland.com) Xisbiga UDUB, ayaa markii ugu horreysay shaaca ka qaaday wakhtiga rasmiga ah ee uu soo bandhigayo waxyaabihii u horseeday guul-darrooyinkii uu kala kulmay doorashadii Madaxtinnimada Somaliland ee qabsoontay 26 June 2010, oo si Xisbiga talada haya ee KULMIYE si weyn […]
Taliyaha Booliska Oo Sheegay Inay Si Adag U Adkeeyeen Ammaanka Somaliland Baaqna U Diray Shacbiga “Waxaan Leeyahay Shacbiyow Anagaa Indho Qudhaanjo Iyo Indho Libaaxba Leh ee Nagu Seexda”
Taliyaha Booliska Oo Sheegay Inay Si Adag U Adkeeyeen Ammaanka Somaliland Baaqna U Diray Shacbiga “Waxaan Leeyahay Shacbiyow Anagaa Indho Qudhaanjo Iyo Indho Libaaxba Leh ee Nagu Seexda” Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Cilmi Rooble Furre (Cilmi Kabaal) ayaa sheegay inay aad u xoojiyeen ammaanka gobolada iyo degmooyinka dalka si ay uga hortagaan falalka […]
Qiimaha Calanka Somaliland oo Cirka Isku shareeray iyo Diyaargarawgii ugu Xooganaa ee Lagu Xuso 18 may oo Somaliland ka Bilaabmay.
Qiimaha Calanka Somaliland oo Cirka Isku shareeray iyo Diyaargarawgii ugu Xooganaa ee Lagu Xuso 18 may oo Somaliland ka Bilaabmay. Dadwaynaha ayaa Muujiyay isla markaana ku Labista Calanka somaliland oo laga Tolay Shaadhadh Daawo Sawiradda Hargeisa (maantasomaliland.com)-Dadwaynaha ku Dhaqan Somaliland ayaa Si aad u heersaraysa ugu Diyaar garoobay Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland 18-may taasi oo […]
Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Xubnihii Wasiirrada ee gudida abaaraha ayaa maanta tafaasiil ka bixiyay qaabkii ay u maamuleen dhaqaalihii laga soo ururiyay dalka gudahiisa iyo dibadiisaba
Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland jamhuuryada somaliland ahna Guddoomiyaha Guddidii ka hortaga abaaraha Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Xubnihii Wasiirrada ee gudida abaaraha ayaa maanta tafaasiil ka bixiyay qaabkii ay u maamuleen dhaqaalihii laga soo ururiyay dalka gudahiisa iyo dibadiisaba ee loogu tallo galay gurmadkii biyo dhaamiska abaaraha. Madaxweyne Ku Xigeenku waxa uu sidaasi […]
Ogeysiis:Xuskii 18may ee ugu waynaa ee abid ka dhaca wadanka Jarmalka,kaas oo lagu qaban doono 21 ka bishan Magaalada Bonn iyo Wasiirka Caafimaadka ee Somaliland Dr Xuseen Muxumad (dr xoog) oo kala qaybqaadanaya.
Ogeysiis:Xuskii 18may ee ugu waynaa ee abid ka dhaca wadanka Jarmalka,kaas oo lagu qaban doono 21 ka bishan Magaalada Bonn iyo Wasiirka Caafimaadka ee Somaliland Dr Xuseen Muxumad (dr xoog) oo kala qaybqaadanaya. markaa dhamaan shacabka Somaliland ee ku dhaqan wadankan jarmalka …. jaaliyada Somaliland ee jarmalka oo markii ugu horaysay ku guulaysatay inay ka […]
Badhasaabka gobolka Gabiley oo kormeer hawleed ku tagay deegaanada woqooyiga gobolkaasi ka tirsan
Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Badhasaabka gobolka Gabiley Rashiid Sheekh Cumar Sheekh Muxumed oo kormeer hawleed ku tagay deegaanada woqooyiga gobolkaasi ka tirsan oo abaarihii dhawaan dalka ku habsaday ay saameeyeen, waxaanu badhasaabku ugu baaqay Xukuumadda Somaliland hay’adaha Caalamiga ah iyo ganacsatada dalka, in ay u gurmadaan shacbiga deegaanada waqooyiga gobolka Gabilay oo ay saameeyeen abaarihii dalka ka dhacay […]
Xukuumadda Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Hadal Ka Soo Yeedhay Shirkad Diyaaradeed
Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay dacweynayso shirkada diyaaradaha ee Jet link oo sheegtay inay u joojisay duulimaadyadii ay ku iman jirtay madaarka Hargeysa todobaadkiiba laba jeer sababo la xidhiidha ammaan darro. Sidaasi waxa lagu sheegay shir jaraa’id oo ay maanta xarunta Wasaarada Duulista hawada ku qabteen masuuliyiinta wasaaradaasi. Ku Simaha Agaasimaha guud ee […]
Wasiiro ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa maanta ka qayb galay xaflad balaadhan oo loo sameeyay furitaanka bilowga hawsha shacbiga Gobolka Tog-dheer
Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Wasiiro ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa maanta ka qayb galay xaflad balaadhan oo loo sameeyay furitaanka bilowga hawsha shacbiga Gobolka Tog-dheer lagaga bedelayo lacagta giimbaarta ee laga qaato deegaanadaasi. Xafladaasi oo lagu qabtay Huteelka City Plaza ee magaalada Burco. Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Md. Cabdi Dirir Cabdi,oo kea hadlay furitaankii xafladaasi waxa uu […]