Home » Entries posted by MaantaSomaliland (Page 55)

Wakiilada Oo Masuuliyiinta Baanka Dhexe Ka Dalbaday Inay Horkeenaan Golaha Lacagta Shilin SL Ee Ay Qaranka U Soo Daabacaan, Xukumadana U Jeediyey Soo Gudbinta Hay’ado………….

Wakiilada Oo Masuuliyiinta Baanka Dhexe Ka Dalbaday Inay Horkeenaan Golaha Lacagta Shilin SL Ee Ay Qaranka U Soo Daabacaan, Xukumadana U Jeediyey Soo Gudbinta Hay’ado…………. Hargeysa (Ramaas) Feb29, 2011- Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa si rasmiya uga dalbaday masuuliyiinta baanka dhexe ee Somaliland inay u soo gudbiyaan golaha wakiilada lacagta Shilin SL ee […]

biyihii barkada kaydka hargaysa oo habeenkii situuga ah looga iibiyo booyado gaar ah‏

shaqaalaha iyo masuuliyiinta kaydka biyaha ee magaalada hargaysa ayaa dhawaanahanbashacbiga ku nool magaalada hargaysi ay farta ku fiiqayeen iyagoo ku eedaynaya inay si gaar ah oo tuugo ah uga ganacsada biyaha barkada kaydkaeemagaalada hargaysa oo leh qorshe maalin walba ay xaafadi u leedahay cabitaanka biyaha oo loo sii daayo qaar kamid ah dadka la jaarka […]

Xawaaladda Qaran Oo Ka Hadashay Adeega Ay Qabato Iyo Qorshaheeda Cusub

Hargaysa (maantasomaliland)- Madaxa suuq gaynta Xawaaladda Qaran Express Cabdillaahi Jaamac Muuse ayaa sheegay in ay qorshaynayaan sidii ay shirkaddani isug bedeli lahayd Baan Caalami ah oo la mid ah kuwa caalamka ka jira isla markaana buuxiya dhamaan shuruudaha iyo adeegyada Baananka. Cabdillaai Jaamac Muuse waxa uu sidaasi ku sheegay waraysi aanu kula yeelanay bogga ganacsiga […]

Xukuumada Somaliland Oo Maanta Si Rasmi U Aastay Baraagihii Dagaalka Ba’an Sababay Ee Kalshaale, Siina Daysay 40 Maxbuus.

Kalshaale (maantasomaliland) Feb. 27 2011 – Xukuumada Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaq in ay aastay dhammaanba baraagihii laga qoday deegaanka Kalshaale ee sababay dagaalkii dhiiga badan ku daadtay. Munaasabad loo sameeyay aasida baraagahaas oo ay ka qayb galeen wasiiro ka tirsan xukumada, madaxda gobolka Togdheer iyo hoogaamiyaasha deegaankaas oo maanta lagu qabtay […]

Gudida Dhaqaalaha parlamanka somaliland oo maanta soo bandhigay miisaniyada 2011‏

Hargaysa (maantasomaliland)Guddi hoosaadka dhaqaalaha iyo ganacsiga u qaabilsan golaha wakiilada, ayaa fadhigii parlamanka maanta ku soo Bandhigay warbixinta miisaaniyada qaranka ee sannadka 2011-ka, taasoo la filayo in uu goluhu cod u qaado maalmaha soo Socda markii ay mudanayaashu dood ka yeelan doonaan. Soo gaba gabowdo, Guddoomiyaha aqalka wakiilada Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi [Cirro], waxa uu […]

Sheekh, Feb, 26, 2011 maantasomaliland)- Xukuumadda Axmed-silaanyo, ayaa xilkii ka qaaday Xoghayihii Dawladda hoose ee degmada Sheekh Cali Xaaji Cabdillaahi.

Sheekh, Feb, 26, 2011 maantasomaliland)- Xukuumadda Axmed-silaanyo, ayaa xilkii ka qaaday Xoghayihii Dawladda hoose ee degmada Sheekh Cali Xaaji Cabdillaahi. Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland, ayaa 14kii bishii aynu soo dhaafnay ee January soo saartay xil-ka-qaadista Xoghayihii hore Cali Xaaji Cabdillaahi, kuna magacawday Xoghaye cusub oo magaciisu yahay Cabdikariin Yuusuf Saleebaan. Munaasibad xilka loogu kala wareejiyay […]

Hargeysa, Feb, 25, 2011-)- Dadweyne faro badan oo ka cadhooday hadal shalay ka soo yeedhay Wasiirka Arrimaha Gudaha, ayaa saaka mudaharaad aan buurnayn ka sammeeyey xaafadda New Hargeysa ee Bariga magaalada Hargeysa oo labadii todobaad ee u danbeeyay ay ka socotay hawlgallo lagu gubay guryo tiro badan.

Hargeysa, Feb, 25, 2011-)- Dadweyne faro badan oo ka cadhooday hadal shalay ka soo yeedhay Wasiirka Arrimaha Gudaha, ayaa saaka mudaharaad aan buurnayn ka sammeeyey xaafadda New Hargeysa ee Bariga magaalada Hargeysa oo labadii todobaad ee u danbeeyay ay ka socotay hawlgallo lagu gubay guryo tiro badan. Mudaharadaayasha, ayaa isugu soo baxay wadada laamiga ah […]

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta soo kormeeray dadkii guryaha laga gubay

Hargeysa (maantasomaliland) Feb. 25, 2011- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta soo kormeeray dadkii guryaha laga gubay ee xaafada New Hargeysa ee degmada Gacan-libaax. Guddoomiye Faysal, ayaa markii uu halkaas uu gaadhay waxa uu ku tilmaamay wax aad looga naxo falalka arxan darrada ah ee muwaadiniinta reer Somaliland hoygoodii […]

Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud (Aadan Siiro) oo ka mida culumada caanka ah ee dalka, ayaa khudbadiisii jimacaha ee maanta kaga hadlay xaalada amaanka

maantasomaliland) Feb. 25, 2011- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud (Aadan Siiro) oo ka mida culumada caanka ah ee dalka, ayaa khudbadiisii jimacaha ee maanta kaga hadlay xaalada amaanka ee wadanku sugan yahay wakhtigan. Sheekhu waxa uu sheegay in ay jiraan waxyaabo badan oo khatar ku ah amaanka, kuwaas oo aanay xukumada wax ahmiyada siin wax ka […]

Guryaha lagu Gubayo Hargaysa oo sii badanaya, Cabsida Shacabka oo Cirka isku sii Shareertay iyo Nin Guri Gubaya oo la qabtay

Hargeisa,Magaalada Hargeisa oo mudooyinkii u dambeeyey ku soo kordheen Falal aan hore loo arag oo lagu gubayo Guryaha,ka dib markii Bil gudeheed lagu gubay 22 Guri ayaa shalay waxa lagu gubay 2 guri oo kale,kuwaasoo ku yaala Xaafadaha Sh. Nuur oo ka tirsan Degmada gacan Libaax ee Bariga Magaalada Hargeisa. Guryahan oo ahaa 2 Guri […]

Madaxweynaha Somaliland Oo Baaq Nabadeed U Diray Kooxaha Dagaalada ka Wada

Hargeysa (maantasomaliland)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta soo saaray baaq nabadeed oo uu u diray kooxaha nabadgelyo darrada ka wada bariga dalka. Sidaasi waxa lagu sheegay war saxaafadeed uuAfhayeenka Madaxtooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir soo saaray kaasi oo u dhignaa sidan:- “Bismillaahi Raxmaani Raxiin, marka hore waxaan tacsi u dirayaa cid kasta […]

Shirkadda Telecom Oo Faahfaahin Ka Bixisay Adeegyada Ay Bulshada U Qabato

Shirkadda Telecom Oo Faahfaahin Ka Bixisay Adeegyada Ay Bulshada U Qabato Maamulka shirkadda isgaadhsiinta Telecom ayaa sheegay in ay yihiin shirkaddii ugu horaysay ee dalka ka hirgelisay adeega ku shubashada lacagta ee Mobile-ka , isla markaana ay wadaan qorshayaal cusub oo ay dadwaynaha ugu soo kordhinayaan adeegyo cusub oo faa’iido u leh dhinacyada horumarka dhaqaalaha. […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com