Ciidamo Itoobiyaan ah Oo Ciidanka Qaranka ku Wareejiyay Askari ay Qabteen Kooxda Nabad Diidka ahi
Ciidamo Itoobiyaan ah Oo Ciidanka Qaranka ku Wareejiyay Askari ay Qabteen Kooxda Nabad Diidka ahi Qori-Lugud(maantasomaliland )-Ciidamo Itoobiyaan ah oo fadhigoodu yahay xadka magaalada Buuhoodle, ayaa shalay ciidanka Qaranka ku soo wareejiyay askari ka tirsan ciidanka qaranka oo magaciisa la yidhaahdo Kayse Xasan Aadan Bulaale, oo Axaddii toddobaadkii hore, ay kooxda nabad diidka ah ee […]
Wasiirka Arrimaha Gudaha dr gaboose Somaliland Oo maanta shaaca ka qaaday In Xukuumadu Waddo Qorshe Cusub Oo Wax Lagaga Qabanayo Amniga Dalka.
Wasiirka Arrimaha Gudaha dr gaboose Somaliland Oo maanta shaaca ka qaaday In Xukuumadu Waddo Qorshe Cusub Oo Wax Lagaga Qabanayo Amniga Dalka. Hargeysa(maantasomaliland) Feb.12, 2011 – Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Dr Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa maanta sheegay in xukumadu diyaarisay qorshe cusub oo wax lagaga qabanayo amniga guud ee wadanka, isaga oo ballanqaaday in si […]
Baahida ugu wayn ee uu maanta dalkeenu u ooman yahay waa aqoonsi uu ka helo caalamka Ummada Reer Somalilandna waxay xukuumadooda u igmadeen inay Beesha caalamka ka raadiso Ictiraafka kuna soo bandhigto qadiyadeena fagarayaasha caalamku isugu imanayo.
War-Saxaafadeed Baahida ugu wayn ee uu maanta dalkeenu u ooman yahay waa aqoonsi uu ka helo caalamka Ummada Reer Somalilandna waxay xukuumadooda u igmadeen inay Beesha caalamka ka raadiso Ictiraafka kuna soo bandhigto qadiyadeena fagarayaasha caalamku isugu imanayo.
Hargeysa, Feb, 11, 2011-(maantasomaliland) Madaxtooyadda Somaliland, ayaa xisbiyadda Mucaaridka ah ku eedaysay inay ku kaceen xaalado ay kaga been sheegeen ujeedada beesha caalamku ka lahayd shir Somaliland lagu martiqaaday oo ka dhacay dalka Ingiriiska.
Hargeysa, Feb, 11, 2011-(maantasomaliland) Madaxtooyadda Somaliland, ayaa xisbiyadda Mucaaridka ah ku eedaysay inay ku kaceen xaalado ay kaga been sheegeen ujeedada beesha caalamku ka lahayd shir Somaliland lagu martiqaaday oo ka dhacay dalka Ingiriiska. War-saxaafadeed maanta ka soo baxay Madaxtooyadda Somaliland oo uu ku saxeexanyahay Afhayeenka Madaxtooyadda, ayaa lagu dedaafeeyay cambaarayn xoog leh oo xukuumadda […]
Allihii ku Abuuray Eed ma leh ee Xisbigii ku dirtay ayaa Ayaan-daran”
“Allihii ku Abuuray Eed ma leh ee Xisbigii ku dirtay ayaa Ayaan-daran” Musuq-maasuqii baahsanaa ee ay ku caano maalijireen Masuuuliyiintii Xisbiga Udub ee ahayd Qaataye Qaado. Qalinkii Ifraax Aw Yuusuf Ugu horayn waxaan salaamayaa Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaliland mudane Axmed Maxamed Maxamud (Siilaayo) iyo Shacabka Reer Soomaliland ee gartay inay doortaan Madaxwayne Siilaanyo, waxaan kale oo […]
Ardayda Wax ka Barata Dugsiga Sare ee Ilays oo lacag Taakulo ah ku Wareejisay Guddiga Gurmadka Abbaaraha Qaranka
Ardayda Wax ka Barata Dugsiga Sare ee Ilays oo lacag Taakulo ah ku Wareejisay Guddiga Gurmadka Abbaaraha Qaranka Hargeysa (maantasomaliland)- Ardeyda wax ka dhigata dugsiga sare ee Ilays, ayaa deeq taakulo lacageed ah oo ay iska soo ururiyeen ku wareejiyey Guddiga abbaaraha ee qaran. Xaflad loo sameeyay wareejinta deeqdan lacagta ah oo lagu qabtay dugsiga […]
Nuxurka Qodobadda Lagaga Wadahadlay Kulan Madaxweyne Siilaanyo la Yeeshay Salaadiinta Somaliland
Nuxurka Qodobadda Lagaga Wadahadlay Kulan Madaxweyne Siilaanyo la Yeeshay Salaadiinta Somaliland Thursday, 10 February 2011 Hargeysa (maantasomaliland)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shalay qasriga madaxtooyadda kulan kula yeeshay Qaar ka mid ah salaadiinta Somaliland oo ka kala socday deegaannada kala duwan ee dalka. Ma jiro war rasmi ah oo madaxtooyaddu ka soo […]
Burco(Maantasomaliland)- Ciidamada qaranka somaliland oo ay weheliyaan gaadiidka kala
Burco(Maantasomaliland)- Ciidamada qaranka somaliland oo ay weheliyaan gaadiidka kala duwan ee dagaalka ayaa ku sii qulqulaya degaanka kalshaale ee dhawaan dagaalku ka dhacay. Ciidamadan qaranka ayaa la sheegay inay biiri doonaan cutubyadii hore ee halkaasi ku sugnaa,sidoo kale,wasiiro ka tirsan xukuumada madaxweyne Siilanyo iyo saraakiil sare oo ciidamada ka tirsan ayaa la filayaa inay ilaa […]
HogaamiyayaashUDUB iyo UCID oo ku tilmaamay mid lagu deg-degay shirka London ee uu ka qayb Galay Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland xisbiyadda mucaaridka ee .
HogaamiyayaashUDUB iyo UCID oo ku tilmaamay mid lagu deg-degay shirka London ee uu ka qayb Galay Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland xisbiyadda mucaaridka ee . Wasiirka arrimaha dibada Somaliland ee ka qayb-galayna waxa uu sameeyey Khiyaamo,.. Hargaysa(maantasomaliland);Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe iyo ku simaha Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UDUB Axmed […]
“Talaabo Wuxuu Ogaa Iyad Oo Dalka Uu Ka Taliyo Rayaale, markaa inta aanu geynayno dhakhtarka dhimirka yaan loo qaadan nin miir qaba” Xildhibaan Dhugad
Hargeysa, February 8, 2011 ) – Xildhibaan Cabdilaahi Xirsi (Dhugad) ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal doraad ka soo yeedhay Wasiir ku xigeenkii hore ee Cadaalada Somaliland Yuusuf Ciise Talaabo, kaas oo uu ku sheegay in Madaxweyne Axmed Siilaanyo aanu maskax ahaan u caafimaad qabin. Dhugad waxa uu dhamaanba dadkii dhibsaday hadalkaas Wasiir Xigeenkii hore […]
Buhoodle Oo Xalay Fiidkii Lagu Aasay 16 Ka Mid Ahaa Maleeshiyadii Soo Weerartay Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Kooxo Ka Tirsan Al-Shabaab, ONLF & Ciidamada Puntland Oo Ka Qayb Galay Dagaalka
Hargeysa, February 8, 2011 – Waxa magaalada Buhoodla Xalay Fiidkii lagu Aasay 16 qof oo ka mid ahaa Maleeshiyadii soo weesrartay Ciidamada Qaranka Somaliland shalay subax, iyadoo la sheegay inay ka soo qaybgaleen weerarkaasi kooxo ka tirsan Al-shabaab, ONLF iyo Ciidamo ka tirsan Puntland. Dagaalkan oo ku bilaabmay weerar gaadmo ah oo Maleeshiyada Buhoodle ay […]
Golaha Baarlamaanka Somaliland Oo Maanta Cod Aqlabiyada Ku Ansixiyey Xeerka Hay’ada Abaabul Ka Saarka iyo Jihaynta Qaranka Ee NDC.
Haragey(maantasomaliland)Feb. 08, 2011- Fadhigii maanta ee mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland, ayaa lagu ansixiyey xeerka hay’ada abaabul ka saarka ee NDC, kaasoo lagu dhaqi doono hay’adan. Fadhigan maanta oo uu shir-guddoominayey ku simaha guddoomiyaha golahaas ahna guddoomiye ku xigeenka kowaad Md Cabdicasiis Maxamed Samaale, isla markaana ay madasha ka soo xaadireen 43 xildhibaan waxaana si rasmi […]