Muufo YarYar
Muufadu intabadan waxa lacunaa wakhtiga cashada. Sida loo cunaana waxa la soo raaciyaa maraq iyo suqaar. Ama sanuunad qoyan(biyuhu ku badan yihiin) waayo muufadu ayaa markaaba liqaysa. Muus iyo saliid macsaro na dusha ayaa laga daraa. Halkan hoose ka eego sida fudud ee loo samaynaayo muufada. Waxa loo baahanyahay: daqiiqda samolina 1 malqaacad sonkor […]
Tahriibta: DOORKA HAWEENKA SOO SAARISTII AMAL KAYSE
Tahriibta: DOORKA HAWEENKA iyo SOO SAARISTII AMAL KAYSE
Keeg Liin Macaan
Waxa loo baahanyahay: 1 koob daqiiqda cad 3/4 koob sonkor 1/2 koob saliid 3 beed 2 malqaacadood liinmacaan 1 malqaacad yar biking boodhar milix-yar diirka-liinta oo si khafiif ah laxoqay Sonkorta dusha lagaga shubaayo: 1/2 sonkorta daqiiqda 2 malqaacadood oo liin macaan 1 malqaacad yar oo liinta diirkeed Habka loo samaynaayo: Daqiiqda iyo, […]
Cartoon – Surah Al-Fil (The Elephant) Let’s Learn Quran with Zaky
Cartoon – Surah Al-Fil (The Elephant) Let’s Learn Quran with Zaky
WAAYO ARAGA NOLOSHA 1
WAAYO ARAGA NOLOSHA 1: Chief Caaqil Xaaji Xuseen Aw Xirsi Askar ( Xaaji Waraabacade).
Prof. Cali Khaliif Oo U Muuqda In Uu Ka Soo Niyad Jabay Dawlada Ka Jirta Muqdisho, Oo Sheegay In Madaxweynaha Somaliya Xidhiidh La Leeyahy Alshabaab
Halkan ka daawo waraysigaas la la yeeshay Prof. Cali Khaliif.
Suriyaan iyo Hilib Adhi
Waxa loo baahanyahay: Basasha iyo Sabiibta la ikushiilay 1/4 koob saliid 1 basal la jarjaray 1/2 koob sabiib Sacfraan iyo biyo 1/4 koob biyo ah 1 malqaacad yar sacfraan Bariiska 3 koob bariiska basmatiga 5-6 koob oo biyo ah Sanuunada Hilibka: 500g hilib adhi, la googooyay 1 basal la googooyay 2 tamaandho, la googooyay 2 […]
Boorash, Muus iyo Timir Cabitaan ah
Hore ma u cabtay boorash laqasay oo qabow? Cabitaankan dag daga ah ayaa quraacdii dadka qaar cabaan marka ay kadinka ka sii baxayaan. Waa cabitaan culus oo laga sameeyay muus, timir, malab iyo caano, intaas oo markaliya mashiinka lagu shiiday. Aroortii oo kaliya maahee marwalba waad cabikartaa oo aad u baahantahay, cunto fudud. Maxaa loo […]
Qureebaad
Qureebaad buskud kan waxalaga sameeyay badhar ama subag, sonkor, daqiiq iyo hayl. Noocani waa nooca ay caruur iyo ciroolaba jecelyihiin. Wuxuu ku haboonyahay in mar mar la cuno waayo qofkii aad u badasadaa, caafimaadka uma fiicna wuuna ku naaxayaa. Markaa waxwaliba waxay ku fiicanyihiin in la yaraysto. Waxa loo baahanyahay: 200g/ 1 cub badhar 130g/ […]
5 Pillars part 01 : by Discover Islam UK
5 Pillars part 01 – Cartoon for Primary Schools by Discover Islam UK