Waxaan La Yaabay! Qaybtii 4′Aad By:- Abdi M.Saleiman (Mingiste)
Dowlada waanu ka xishoonaa,laakiin Dowladu nagama xishooto,nagama naxdo .!! Waxaan la yaabay,waa qormooyin taxane ah ,oo aan si joogta ah ugu soo gudbin doono ,saxaafada xorta ah iyo dadweynaha faraha badan ee akhrista , Waatan qayb kale oo ka mid, qormooyinkii waxaan la yaabay. Xilligu waa Durur aad u kulul ,saacadu waa ilaa 1:00(13:00) saacada […]
US Congresswoman Michelle Bachmann oo ku balan qaaday in ay soo booqanayso Somaliland iyo Casumaad ay u fidisay Mudane Jamal Cali Xuseen bisha January.
Xoghayaha Arimaha Dibada Ee Xisbiga UCID Yuusuf Budle Oo La Kulmay Xubnaha Baarlamaanka Ee Dalka Maraykanka. Kulankan oo daba socday qoraal uu xisbiga UCID u gudbiyay golaha baarlamaanka ee Maraykanka 4tii June 2013 ayaa si gaar ah loogu lafa guray waxa ay dawladda Maraykanku ka qabto aqoonsiga Somaliland iyo danta ugu jirta dawladda Maraykanka in […]
Waxaan la yaabay! Qaybtii 3aad Abdi M.Saleiman(Mingiste)
Meel dhac-dhac leh noogu dhiib(meel uu caruurta ku korsado,meel uu ka xoogsado) Waxaan la yaabay,waa qormooyin taxane ah ,oo aan si joogta ah ugu soo gudbin doono ,saxaafada xorta ah iyo dadweynaha faraha badan ee akhristayaasha ah .Qormooyinkan waxaan ku iftiimin doonaa ,arimo badan oo kala duwan kana tarjumaya xaalada dhabta ah ee maanta ka […]
FACEBOOK XAARAAN MIYAA MISE XALAAL SH. SACIID FAARAX
FACEBOOK XAARAAN MIYAA MISE XALAAL SH. SACIID FAARAX
Wasiirka Khaarajiga ee Somaliland oo Sheegay markale in aanay ka qaybgalayn Shirka Brussels
Wasiirka Khaarajiga ee Somaliland oo Sheegay markale in aanay ka qaybgalayn Shirka Brussels, halkan hoose ka dhagayso isagoo u waramaya BBC da. [ca_audio url=”http://maantasomaliland.com/wp-content/uploads/2013/08/maxamed-biixi-yoonis.m4a” width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”] Halkan guji oo Mobilkaaga ku dhagayso maxamed biixi yoonis
Dawacadii Dayo iyo khiyaamadeedii
Waxa la yidhi beribaa waxa deris ahaa Dawaco iyo Waraabe, Waraabuhu wuxuu lahaa xoolo badan, Dawacaduna waxay lahayd xoolo yar. Dabadeedna Dawacadii (Dayo). Waxay damacday in ay Waraabaha ka khiyaamayso oo xoolahiisa faraha badan iyada oo isticmaalaysa khiyaamadii ay caanka ku ahayd. Markaasaa waxay bilawday inay Waraabahii is jeclaysiiso, mudo markii ay is […]
Cigaal Shiidaad iyo Subxaanyo
Carruureey beribaa Waxa la yidhi maalinbaa Cigaal Shiidaad oo geed hoostii hurda ayay Subxaanyo dhex martay sankiisa iyo dibintiisa sare dhexdooda. Subxaanyadu waa Mas yar oo aan waxba qaniinin, wax sun ahna lahayn. Dabadeedna ninkii Cigaal Shiidaad intuu toosay ayuu oohin bilaabay isagoo kor u qaylinaya. Markaasaa lagu soo yaacay oo la weydiiyey waxa uu […]