Berbera: Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Iyo Fariintiisa Ciidal Fidriga.
Halkan ka daawo: Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Iyo Fariintiisa Ciidal Fidriga. Suldaanka oo taageeray guddida golaha wada-tashiga iyo toosinta.
Madaxweyne Cigaal Iyo Hamigiisii Ahaa Dal Dimuqraadi Ah Oo Afrika Laga Unko….Qaybtii 3aad…By BarkhadLadiif M.Cumar
Bal aynu yara eegno dood adag oo dhexmartay labadda dhinac ee danta qaranka isku hayey iyo sida uu Gees u dhigay ?Arrintu markay adkaatay waxa soo dhexgalay Golaha Guurtida, waxayna soo jeediyeen in la wadahadlo saddexda Gole oo Guurtidu dhexdhexaadin samaynayso, iyada oo fadhigii laga dhigay Madaxtooyada: toban xubnood oo Golaha Wakiilladu soo dirtay iyo […]
Qormadii -20 aad – Somaliland waxay ku danbeysey Qawleysato Qowdhameysa iyo Qaranimo is Qaawisey!!
Ciid wanaagsan oo wacan dhamaan shacabka gobta ah ee reer Somaliland. Alleh hayna siiyo Barakada Ciidul-fitrida, Amiin = Aamiin! Waxaa afka baarkiisa noqdey oo meesha ka baxey Dimuqraadigii curdinka ahaa ee Somaliland dhab-dhabaneysey ,kadib markii xukuumadii horseeday qabyaalad cadaan ah oo aan cidna lagala gaban. waxaana shaqadii loo igmadey dayacey oo jeebkii xukuumada galey Guurtidii […]
Maxaa Dhismaha Madaarka Loo Kala Dhantaalay oo Looga Dhimay 400 M?
Nasiib wanaag xukuumaddii dhalatay ee uu hogaaminayay xisbiga Kulmiye ayaa noqotay mid u dhaqaaqda Waxanu mudo badan maqlaynay inay hawl balaadhan ka socotay Madaarka magaalada Hargaysa ee Cigaal International. Waxay ahayd hawl aad u mihiim ah oo mudo badan lagu taamayay in mar uun uu noqdo madaarka magaalada Hargaysi mid caalamka la jaan qaada, oo […]
Madaxweyne Cigaal iyo Hamigiisii Ahaa Dal Dimuqraadi Ah Oo Afrika Laga Unko By:Barkhad-ladiif M. Cumar, Q:2AAD
Madaxweyne Cigaal waxa dadku isku raacsan yihiin in aanu nin qabiil ahayn, isla markaana aan lagu arki jirin xafiiskiisa iyo madxtooyadaba siyaasiyiin ka soo jeedda deegaankiisa, waxaana taas daliil u ah waxa ciidankiisa gaarka ah ee madaxtooyada ilaaliya taliye u ahaa sarkaal reer Sool ah Madaxweyne Cigaal waxa dadku isku raacsan yihiin in aanu nin […]
Kiimikooyinka Qaadka Ku Jira Iyo Saamaynta Maskaxda – Qalinkii: Cali Cabdi Coomay.
Walxaha saameeya maskaxda iyo xubnaha jidhka ee qaadka ku jiraa way badan yihiin, balse waxaynu soo qaadan doonaa kuwa ugu saamaynta badan ee lagu tilmaamo maandooriyaha. Markii qaadka shaybaadh la geliyey waxa soo baxay natiijooyinkan: 1. Kaathiin ( cathine) waa maado kiimiko ah, oo laga helo geedka qaadka, waxay keentaa firfircooni aan xoog lahayn. Waxay […]
‘Dhedo roob noqon weyday’ Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale
“Seymaha ‘UNISOM’ u qoolayso Soomaali, waxa nala fiican in wadajir looga hor- tago, markaa Ictiraaf-doon ma aha, waa se Soomaali-badbaadin.” Mudane Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal, 28kii Oktoobar, 1994kii, BBC. Waa Bishii Ramadaan. Waynu is-toosinaynaa is-na tilmaamaynaa, annaga oo aan cidna waxba kaga doonayn, Ilaahay ajarkiisa mooyaan e’. Cay iyo af-lagaaddo ku hadli meyno, habaarna dibadda […]
Taageero iyo Baaq ay soo jeedinayaan jaaliyada Somaliland Society UK “SSUK”
Taageero iyo Baaq ay soo jeedinayaan jaaliyada Somaliland Society UK “SSUK” Gudida Somaliland society UK “SSUK” waxa ay marka hore soo dhaweyn iyo taageeraba u muujinayaan dalada ururada reer Somaliland ee UK ay sameeyeen looguna wanqalay “British Somaliland counsel” BSC. Daladan oo wax weyn ka tari doonta dhamaan dhinacyada waxqabad iyo isku duubnaanta ururada, waxa […]
Gud. Qurbajooga SL ee EU. A Ubaxle oo Qurbajooga u sheegay in aan cidina hor istaagi karin xuska maalinta qadiyadooda 18 May
Anigoo tixraacaya cabashooyin tiro badan oo ka imanaya Jaaliyadaha Qurbajooga iyo barnaamijkii ugu danbeeyey ee rayiga dadweynaha reer UK, waxaa iiga soo baxay sida ay jaaliyadaha qurbajoogu uga xunyihiin in maalinta qaranimada Somaliland oo calaamada u ah muujinta qadiyada halganka dheer loo soo maray ee 18May in cid gaara ahi taladeeda yeelato ama loo maamulo […]