Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 839)

Xildhibaan Cabdiraxmaan (Shadh) oo xildhibaanada golaha deegaanka ku eedeeyey korodhsiga mushaharooyinkooda.

Xildhibaan Cabdiraxmaan (Shadh) oo xildhibaanada golaha deegaanka ku eedeeyey korodhsiga mushaharooyinkooda.

Hargeysa, (msl)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Jaamac (Shadh) ayaa xildhibaanada golaha deegaanka ee caasimadda Hargeysa ku eedeeyey inay waxqabadkii iyo balan-qaadkii ummadda ka bilaabeen korodhsiga mushaharooyinkooda oo ah talaabadii ugu horeysay ee qaadeen. Xildhibaan Shaadh waxa uu sheegay inaan Xildhibaannada laga sugayn inay mushahar kordhin ka bilaabaan hawshii ay ummaddu u dooratay. “Golihii deegaanka ee caasimada […]

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray dhismeyaal lagu soo kordhiyay Madaxtooyadda

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray dhismeyaal lagu soo kordhiyay Madaxtooyadda

Hargeysa (MSL)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismayaal cusub iyo kuwo dib u habayn balaadhan lagu sameeyey oo ku yaala qasriga madaxtooyada JSL. Waxaana halkaasi madaxweynaha ku soo dhaweeyey wasiirka madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo madaxweynaha xog waran iyo faahfaahin ka siiyey dhismayaashan […]

madaxweyne Siilaanyo oo shalay Madaxtooyadda si cad ugu quus gooyay Muuse Biixi oo ay kulan u khaas ahaa ka yeesheen

madaxweyne Siilaanyo oo shalay Madaxtooyadda si cad  ugu quus gooyay Muuse Biixi oo ay kulan  u khaas ahaa    ka yeesheen

Madaxweyne Siilaanyo oo shalay Madaxtooyadda ugu quus gooyay Muuse Biixi oo ay kulan Fool ka fool ah ka yeesheen Waxa uu u soo jeediyay Samaale inuu ka reebo, qabashada shirweynahana loo gacan baneeyo Hargeysa(msl) Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa shalay Aroornimadii Qasriga Madaxtooyadda kulan aanay cidi ku wehelinaynin kula yeeshay Guddoomiyaha ku meel gaadhka […]

gudoomiyaha beesha bariga hargaysa maxamed faarax caynaashe oo ka hadlay xaalada dalka waraysi khaasa (maantasomaliland)

gudoomiyaha beesha bariga hargaysa maxamed faarax caynaashe oo ka hadlay xaalada dalka waraysi khaasa (maantasomaliland)

(msl)gudoomiyaha beesha bariga hargaysa nabadoon maxamed faarax caynaashe oo ka mida ragii dhidibada u taagay qaranimadan maant ee soomaaliland ayaa maanta warysi siiyay tafatiraha guud ee shabakada wararka ee maantasomaliland xuseen xarbi waxaanu yidhi; horta aad ayaad u mahadsantay wariye xuseen xarbi maanta waxaan rabaa inaan ka hadlo arimo dhawr ah waa ta koobaade ninkii […]

Maamulka Puntland Oo Dil Toogasho Ku Xukumay Hogaamiyaha Guud Ee Ururka Al-Shabaab Axmed Cabdi Godone .

Maamulka Puntland Oo Dil Toogasho Ku Xukumay Hogaamiyaha Guud Ee Ururka Al-Shabaab Axmed Cabdi Godone .

Boosaaso(MSL) Maamul goboleedka Puntland , ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay hogaamiyaha guud ee ururka Al-Shabaab Axmed Cabdi Godone oo lagu eedeeyay in uu masuul ka ahaa weeraro lagu khaarajiyey culimo iyo saraakiil ka tirsanaa maamulkaas. Maxakamada derajada 1-aad ee ciidamada Puntland , ayaa xukunkan ku dhawaaqday maanta, iyada oo sida oo kale la […]

Xildhibaan Cali Aareeye Oo Beeniyey Inuu Is Casilayo

Xildhibaan Cali Aareeye Oo Beeniyey Inuu Is Casilayo

(MSL Hargaysa)-Xildhibaan Cali Sheekh Ibraahin Aareeye oo ka mid ah xildhibaanda golaha wakiilada ee Somaliland, ayaa meesha ka saaray inuu is casilaayo, waxaanu ka gaabsaday inuu ka hadlo xildhibaanada golayaasha deegaanka ee Saylac iyo Lughaya ee is casilay. Xildhibaan Aareeye oo ku sugan magaalada Hargeysa waxa uu sheegay inuu arinta xildhibaanda ka hadli doono marka […]

Xubin Ka Tirsan Golaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Ku Dhawaqay In Uu U Taagan Yahay Gudoomiye Ku Xigeenka 1-Aad

Xubin Ka Tirsan Golaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Ku Dhawaqay In Uu U Taagan Yahay Gudoomiye Ku Xigeenka 1-Aad

(MSL-Hargeysa) Saalax Guure Amalle oo ka mid ah Xubnaha Golaha dhexe ee Xisbiga talada haya ee Kulmiye, ayaa codkiisa ku biiriyey musharixiinta u tartamaya xogaanka sar sare ee  kulmiye  isagoo sheegay in uu u tartamayo  Guddoomiye kuxigeenka Xisbiga talada haya ee Kulmiye. Saalax Guure Amalle oo  Warsaxaafadeed kooban  soo saaray oo uu kaga hadlayo hankiisan, ayaa […]

Shirkaddaha Laydhka Ee Sida Gaarka Loo Leeyahay Oo Ku Dhawaaqay Inay 20% Kordhiyeen Qiimaha Laydhka

Shirkaddaha Laydhka Ee Sida Gaarka Loo Leeyahay Oo Ku Dhawaaqay Inay 20% Kordhiyeen Qiimaha Laydhka

Hargeysa (msl) Shirkadaha laydhka ee sida gaarka ah loo leeyahay ayaa ku dhawaaqay inay qiimaha laydhka kordhiyeen 20%. Guddoomiyaha ururka warshadaha Laydhka ee sida gaarka ah ee loo leeyahay Eng Cabdi Cali Barkhad oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in qiimaha shidaalka oo aad u qaaliyoobay awgeed ay iyaguna kordhiyeen qiimaha laydhka […]

Xildhiban Cabdiraxmaan Cismaan Caalin ayaa la sheegay inuu isu soo sharixi doono jagada gudoomiyahagGolaha dhexe ee xisbiga Kulmiye

Xildhiban  Cabdiraxmaan Cismaan Caalin  ayaa la sheegay inuu isu soo sharixi doono jagada gudoomiyahagGolaha dhexe ee xisbiga Kulmiye

Hargeysa(MNN) Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (Cabdiraxmaan Dheere) oo ka mid ah xubnaha Golaha wakiilada Somaliland ayaa la sheegay inuu isu soo sharixi doono jagada gudoomiyahagGolaha dhexe ee xisbiga Kulmiye, jagadaas oo uu hada hayo Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac-shabeel) oo isaga iyo Cabdiraxmaan dheere ay isku beel ka soo wada jeedaan, isla markaana ay labadooduba ka tirsanaan […]

“Wax Badan Ayaa Garsoorkeena Khadlanaa” Wasiirka Cadaaladda Oo Warbxiin Siiyey Golaha Guurtida Somaliland

“Wax Badan Ayaa Garsoorkeena Khadlanaa” Wasiirka Cadaaladda Oo Warbxiin Siiyey Golaha Guurtida Somaliland

Hargeysa (msl)Wasiirka Cadaaladda Somaliland Xuseen Axmed Caydiid iyo Taliyaha ciidanka Asluubta Sareeye Guuto Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane) ayaa maanta hor tagay golaha guurtida, isla markaana warbxin ka siiyey hawl maalmeedkooda shaqo iyo halka ay u marayso. Taliyaha Ciidanka Asluubta oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay inay garsoorayaal ay qoreen ay dhamaantood yihiin kuwo aqoontooda lagu […]

Xildhbaano Ka Soo Baxay Goleyaasha Deegaanka Degmooyinka SaylacIiyo Lughaya Uga Soo Baxay Beesha Ciise Ayaa Goor dhawayd Is Casilay.

Xildhbaano Ka Soo Baxay Goleyaasha Deegaanka Degmooyinka SaylacIiyo Lughaya Uga Soo Baxay Beesha Ciise Ayaa Goor dhawayd Is Casilay.

(MSL-Saylac) Xildhbaano ka soo baxay goleyaasha deegaanka degmooyinka Saylac iyo Lughaya uga soo baxay beesha Ciise ayaa goor dhawayd is casilay.       Xildhibanadan is casilay ayaa tiradoodu gaadhaysaa 10 Xildhibaan oo ay 3 xildhibaan oo ka mid ah ka soo baxeen degmada Lughaya, halka ay 7 xildhibaan ee kalena ka soo baxeen degmada […]

Abwaan Aadan Tarabi oo Tiriyey Maanso Cusub oo Jawaab u ah Heestii Hadraawi ee Hooyo

Abwaan Aadan Tarabi oo Tiriyey Maanso Cusub oo Jawaab u ah Heestii Hadraawi ee Hooyo

‘Wax islaani dihataba Oday baa u dhibtoo Waxa laga ummuliyaa Waa ammaanadiisee Dhuux oday ka gororaa Ajal laga abuuraa’ Hargeysa (maantSomaliland.)- Abwaan Aadan Tarabi oo ka mid ah suuggaanyahannada waaweyn ee reer Somaliland, ayaa soo bandhigay maanso cusub uu ugu magac-daray Aabbo oo ka waramaysa qiimaha aabbuhu leeyahay, isla markaana jawaab u ah heesta Hooyo […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com