Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 846)

There is no room of Terrorism in Somaliland, but Britain risk assessment must be responded

Global security uses helpful case studies to illustrate the key concepts behind the increasing number of non military threats to security of terrorism, piracy and ethnic rivalries of transnational unnecessary crimes around the universe. Nevertheless, the international communities are trying very hard and spend a lot of finance the global security and sustainable stability elsewhere […]

Hargeysa (msl) JWasiir ku xigeenka amniga Somaliland Cbdilaahi Obokor oo ka hadlay Warbixinta dawladda Ingiriisku kaga dardaar warisay amaanka Somaliland, ayaa sheegay in amaanka Somaliland sugan yahay isla-markaana ay markhaati u tahay saraakiisha hay’addaha caalamiga ah oo sii seexda marka ay Muqdisho u safrayaan.

Wasiir ku xigeenka Amniga Somaliland oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa Hargeysa, ayaa isaga oo arimahaa ka hadlaya yidhi “Warbixinta dawladda Ingiriisku soo saartay waxaan qabaa inay tahay mid lagu dagdagay oo aan laga fiirsan”ayuu yidhi waxaanu intaa ku daray “Kolay xukuumaddu way ka hawgalaysaa sidii Ingiriiska ugala hadli lahayd” Mr Obokor, waxa kale oo […]

Badhasaabka Sool Oo Beeniyey In Hargeysa Lagu Xidhay, Hanjabaad Adagna Hawada U Mariyey Kooxaha Qaska Ka Wada Gobolka “Tuuga Iyo Dambiilaha Ayuunbaa La Xidhaa” Hargeysa (Ramaas) Jan 28,2013 – Badhasaabka Gobolka Sool Maxamed Maxamuud Cali (Jeeni-yare), ayaa beeniyey warar sheegay in xabsiga loo taxaabay, waxaanu sheegay in wararka noocaas ah ay faafinayaan kooxaha uu ku tilmaamay nabad-diidka oo uu sheegay inay dhibaato ka wadaan Gobolka uu masuulka ka yahay. Badhasaabka Gobolka Sool oo maanta khadka Telefoonka ugu waramay shabakada wararka ee RAMAASNEWS, ayaa sheegay in warka ah in Hargeysa lagu xidhay oo ay baahiyeen shabakadaha wararka ee Kooxda Khaatumo la baxday aanay waxba ka jirin isla-markaana uu Hargeysa u joogo hawla qaran. Badhasaabka oo ugu horeyn ka jawaabaya waxa ka jira xadhiga la wariyey in lagula kacay ayaa yidhi “Warkaasi Waxba kama jiraan, wararkaasina oo kalena waxa faafiya nabad-diidka iyo kooxaha nabad-diidka iyo aragagixisada ah, aniguna Hargeysa hawlo qaran ayaan u joogaa mana xidhni, oo tuuga iyo dambiilaha ayaa la xidhaa” Badhasaabka Gobolka Sool, waxa uu sheegay inaanu jirin wax khilaaf ah oo u dhexeeya xukuumadda Somaliland “Aniga iyo dawladda wax khilaaf ahi nagama dhaxeeyo oo shirar iyo hawlo ayaanu wadnaa” ayuu yidhi waxaanu intaa ku daray in kooxaha nabad-diidka ah ee Khaatumo la baxay ay dhibaato ka sameeyeen gobolka intii uu Hargeysa kaga soo maqnaa “Gobolka intii aan ka maqnaana dhibaato ayay ka sameeyeen kooxahaasi nabad-diidka ah oo dad iyo gaadiid ayay afduubeen oo ay dhibaateen, haddii aanay dadkaasi soo deyna godadkooda ayaan ugu gali doonaa”

      Hargeysa (msl)  Badhasaabka Gobolka Sool Maxamed Maxamuud Cali (Jeeni-yare), ayaa beeniyey warar sheegay in xabsiga loo taxaabay, waxaanu sheegay in wararka noocaas ah ay faafinayaan kooxaha uu ku tilmaamay nabad-diidka oo uu sheegay inay dhibaato ka wadaan Gobolka uu masuulka ka yahay. Badhasaabka Gobolka Sool oo maanta khadka Telefoonka ugu waramay shabakada […]

“Waxa Aanu Ku Adkaysaneynaa In Aanay Somaliland Haba Yaraatee Wax Nabadgelyo Darro Ah Ka Jirin, Dadkana Waxa Aanu U Soo Jeedinayna..” Gudd. Ku Xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiilad

“Waxa Aanu Ku Adkaysaneynaa In Aanay Somaliland Haba Yaraatee Wax Nabadgelyo Darro Ah Ka Jirin, Dadkana Waxa Aanu U Soo Jeedinayna..” Gudd. Ku Xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiilad

Hargeysa (msl) Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa sheegay in aanay haba yaraatee wax nabadgelyo darro ah dalka ka jirin, isaga oo ugu baaqay dadweynaha in aan waxaasi lagu cabsi galin. Guddoomiy ku xigeenka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Hargeysa ayaa sheegay in ay dawladda Ingiriiska […]

Wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar oo shir-jaraa’id qabtay shirka deg-dega ah ka dib,

Hargeysa (msl)  Xukuumadda Somaliland oo caawa shir deg-deg ah ka yeelatay dhawaaqii Ingiriiska ee lagu dhaliilay nabadgalyada Somaliland, ayaa sheegay in amaanka dalku sugan yahay. Wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar oo shir-jaraa’id qabtay shirka deg-dega ah ka dib, ayaaa yidhi “Waxaanu ajaanibka dalka ku nool, bulshada Somaliland iyo beesha caalamkaba aanu u […]

Odayaasha Beesha Ciise Oo Cadho Kaga Baxay Shir Maanta Wasiirradii Saylac Loo Diray Jabuuti Kula Yeesheen Iyo Nuxurka Waxay Odayaashu Ka Biyo Diideen

Jabuuti (msl) Wararka ka imanaya shir maanta Magaalada Jabuuti ay ku yeesheen Wasiirradii xukuumadda Somaliland u dirtay xalinta khilaafaadka ka taagan Saylac iyo odayaasha beesha Ciise, ayaa ku waramaya in shirkaasi aan la isku afrgaran isla-markaana uu ku dhamaaday khilaaf iyo hadalo taagtaagan. Wararka Ramaas shirkaasi ka helayso, ayaa sheegaya in odayaasha beesha Ciise shirkaasi […]

Xoghayaha Guud Ee SOLJA Oo Ka Waramay Rajadda Uu Ka Qabo Inuu Taageero Uga Helo Saxaafada Shirka Midawga Afrika

Addis ababa (msl) Xoghayaha guud ee ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Maxamed-rashiid Muxumed faarax oo magaalada Addis ababa ee dalka Ethiopia kaga qayb galay shirka midawga Afrika ayaa sheegay inuu rajo wanaagsan ka qabo inuu taageero iyo tobabaro uga helo Suxufiyiinta Somaliland dawladaha Afrikaanka ah iyo dumlamaasiyiinta waddamada deeqbixiyayaasha ah ee ka qayb galay shirkaas. […]

Difaacayaasha Xuquuqda iinsaanka Somaliland Oo Madaxwayne Siilaanyo Ka Ashkateeyay Wasiirka Madaxtooyada “Madaxwayne Adiga Oo Xeerinaya Diinta Islaamka Iyo Dastuurka Waxaanu..” Hargeysa (msl)Difaacayaasha xuquuqda aadamiga Somaliland, ayaa Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) u diray qoraal ay kaga codsanayaan inuu wax ka qabto xadgudubyo ay sheegeen in Wasiirka Wasaarada Madaxtooyadu ku hayo muwaadiniinta. Qoraal lagu socodsiiyay Madaxwaynaha Somaliland isla-markaana uu ku saxeexan yahay Suleebaan Ismaaciil Bullaale (Xuquuq) oo ah Guddoomiyaha Guddida Ilaalinta xuquuqda aadamaha Geeska Afrika, ayaa lagu sheegay in Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan uu xabsiga u taxaabay Gabadh muwaadinad ah oo lagu eedeeyay inay Moobaylkeeda Fariin cay ah uga soo dirtay Wasiir Xirsi. Qoraalka Oo Madaxwaynaha ku socda oo ciwaan looga dhigay “Xadgudubyada Wasiirka Ugu Awooda Badan Xukuumadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan” ayaa u dhignaa sidan: Hargeisa, Somaliland Og: Warbaahinta Dalka iyo Dibada Urgent Appeal Alert/Dalab Degdeg ah: Xadgudubyadda Wasiirka Awooda Badan Xukuumada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan Mudane Madaxwayne, Anagoo kuu hayna ixtiraam faro badan, waxanu si xushmad leh kuula socodsiinaynaa walaaca ay difaacayaasha xuquuqda aadamiga Somaliland ka qabaan xadgudubyada xuquuqda aadamiga iyo xoriyadaha aasaasiga ah oo marba marka ka sii dambaysay kor u sii kacaya iyagoo ay ku lug leeyihiin tacadiyada dalka ka dhacaya masuuliyiinta sarsare ee xukuumadaadu. Gabood falkii ugu dambeeyay waxa uu heleealay haweenayda lagu magacaabo Nadra Maxamed Jaamac oo ciidanka booliska Somaliland xabsiga u taxaabeen 18 January 2013, iyagoo ku eedeeyay tahdiid qoraal ah oo mobilkeeda ay uga dirtay Wasiirka ugu awooda badan Xukuumada Somaliland Mudane Xirsi Xaaji Cali Xirsi. Xubno ka tirsan hay’adaha amaanka Somaliland ayaa Horn Watch u xaqiijiyay in Nadra Maxamed Jaamac sidoo kale fariimo kale u dirtay masuuliyiin saresare oo xukuumada ka tirsan kana mid yihiin Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Madaxwayne K/xigeenka dalka. Gabadhan ayaa haatan mudo todobaad ah ku xidhan Salidhiga Dhexe ee magalaada Hargeysa iyadoo wali aanay dacwadeedu ka bilaabmin hay’adaha garsoorka dalka. Ehelada haweenaydan ayaa u sheegay HornWatch in boolisku ay u diideen in ay siiyaan haweenaydan maxbuusada ah dawooyin ay qaadan jirtay ka hor intii aan xabsiga loo taxaabin, kuwaasi oo gurigeeda u yiilay balse markii ay isku dayeen in ay xabsiga kaga dabo geeyaan ay u diideen askartii Saldhiga Dhexe joogtay in ay siiyaan. Qaar ka tirsan difaacayaasha xuquuqda aadamiga Somaliland oo iksu dayay in ay ku booqdaan Nadra Maxamed Jamac xabsiga ayaa masuuliyiinta Saldhiga Dhexe ee Boolisku ka maanaceen iyagoo ku sababeeyay in dad hore oo booqday ay sawirteen gabadhan. Sidaasi darteed difaacayaasha xuquuqda aadamiga madaxa banaan ayaanay u suurtogalin in ay ka war helaan xaalada caafimaad ee maxbuusadu sida ay haatan tahay. Mudane Madaxwayne, Gudida Ilaalada Xuquuqda Aadamiga Geeska Afrika waxay u aqoonsatay Dhiban Nadra Maxamed Jaamac Maxbuusad ugu xidhan Somaliland ra’yigeeda oo ay cabirtay darteed. Mudane Madaxwayne, maaha markii ugu horaysay ee Wasiirka Madaxtooyada Somaliland dad shacab ah ku xidhxidho eedo la mid ah tan uu Nadra Maxamed Jaamac ku xidhay ee ku saabsan fariimo ama hadalo dhinaca mobilka la isaga gudbiyay. Dhinaca kale, waxa haatan gabogabo maraya baadhitaan cabasho naga soo gaadhay muwaadiniin sheegay in Wasiirka Madaxtooyada Somaliland uu dhagaystay telefoonadooda. Wasiirka Madaxtooyada Mud. Xirsi Cali X. Xasan ayaa oo sida ay rumaysan yihiin dadka wax laga waydiiyo arimaha Somaliland ah wasiirka ugu awooda badan xukuumada Madaxwayne Siilaanyo ayaa cadaymaha ilaa haatan ay heleen difaacayaasha xuquuqda aadamiga waxay ay daaha ka rogayaan cabashada muwaadiniinta ee ah la xidhiidha dhagaysiga wasiirka ee telefoonadooda iyagoo aan ka warqabin. Ma jiro sharci wasiirka u fasaxaya in uu sameeyo ficiladaasi xun ee aadaminimada ka baxsan, ficilka noocan ah ayaa la mid ah ruux daawanaya cawrooyinka dad muslim ah oo aan ka warqabin waxaanu xadgudub ku yahay dastuurka Somaliland, diinteena suuban ee islaamka iyo garashada toolmoon ee aadamiga. Horn Watch dhinaca kale waxay werwer xoogle ka qabtaa duruufaha qalafsan ee haysta maxaabiista ku jirta Saldhigyada Booliska Somaliland iyagoo maxaabiistu ku kaadiya kuna saxarooda qolalka ay ku xidhan yihiin gudahooda, maadaama oo aan madaxda boolisku u ogolayn in ay suuliyada ka baxsan qolalka maxaabiistu ku jirto in ay ku soo xaajoodaan. Taasi oo ku kalifta maxaabiistu in ay ku kaadiyaan kuna saxaroodaan baco iyo caagado kadibna ay dhigaan goobta ay dhinaca dhigayaan agteeda. Tani waa jidh-dil nooca ugu xun ee loo gaysto dad bani aadam ah, waxana booliska Somaliland aan qorshahaba ugu jirin in maxaabiista ay caadi ahaan xidhaan yihiin dad muslim ah oo ay ku waajibtay Salaadu. Ka sakow dahaara iyo salad la’aanta, waxa dhakhaatiirtu xaqiijinayaan in maxbuuska ku kaadinaya kuna saxaroonaya goobta uu ku xidhan yahay dhexdeedu ay si fudud ugu dhici karaan xanuuno badan oo uu ka mid yaay dhiigkarka iyo bukaano dhinaca maskaxda ah iyo dareenka ah oo mudo dheer haya. Gudida Ilaalada Xuquuqda Aadamiga Geeska Afrika ee HornWatch waxay Madaxwaynaha Jamhuuriyada Mudane Axmed Maxamed Maxamuud ka codsanaysaa: Mudane Madaxwayne, In aad sida ugu dhakhsaha badan oo aanay wax shuruud ahi ku xidhnayan xoriyadeedii ugu soo celiso Nadra Maxamed Jaamac; Mudane Madaxwayne, waa in maxaabiista ku jirta saldhigayada Booliska dalku ay helaan suuliyo ka baxsan ama ka gaar ah qolalka ay seexdaan. Isla markaasina waa in madaxda boolisku aanay ku dirqiyin maxaabiista in ay ku kaadiyaan ama ku saxaroodaan goobta ay jiifsanayaan; Mudane Madaxwayne, waa in aad u ogolaato difaacayaasha Xuquuqda Aadamiga ee madaxabanaan in ay booqdaan maxaabiista ku jirta xabsiyada iyo Saldhigyada Booliska ee dalka, iyagoo haatan hay’adaha sharci fulinta Somaliland ay u diidaan booqashooyinka aanu ugu tagno maxaabiista si aanu xaaladooda wax uga soo ogaano; Mudane Madaxwayne, adigoo xeerinaya Diinta Islaamka iyo Dastuurka Dalka waxanu si naxariisle kaaga codsanaynaa in aad wax ka qabato xubnaha wasiirada ah ee ka midka ah xukuumadaada ee dhagaysta telefoonada ay muwaadiniintu ku sheekaysanayso maadaama oo ficilkaasi laf jab ku yahay shareecada islaamka, dastuurka dalka (Somaliland Bill of Human Rights), Baaqa Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadamiga (UDHR) iyo aaladaha xuquuqda aadamiga ee caalamiga ah. ILAAHAY AYAA MAHADI U SUGNAATAY Suleiman Ismail Bullaale Gudoomiyaha Gudiga Ilaalada Xuquuqda Aadamiga Geeska Afrika ee Horn Watch

Hargeysa (msl)Difaacayaasha xuquuqda aadamiga Somaliland, ayaa Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) u diray qoraal ay kaga codsanayaan inuu wax ka qabto xadgudubyo ay sheegeen in Wasiirka Wasaarada Madaxtooyadu ku hayo muwaadiniinta. Qoraal lagu socodsiiyay Madaxwaynaha Somaliland isla-markaana uu ku saxeexan yahay Suleebaan Ismaaciil Bullaale (Xuquuq) oo ah Guddoomiyaha Guddida Ilaalinta xuquuqda aadamaha Geeska […]

Laascaanood (maantaSomaliland)- Dhismahii Garoonka Kubadda cagta ee Cabdi Bile Cabdi ee Magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa maanta si rasmi ah looga bilaabay laascaanood

Laascaanood (maantaSomaliland)- Dhismahii Garoonka Kubadda cagta ee Cabdi Bile Cabdi ee Magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa maanta si rasmi ah looga bilaabay magaaladaasi. Munaasabad kooban oo loo qabtay bilowga dhismaha garoonka kubadda ayaa waxaa ka soo qayb galay mas’uuliyiin ay ka mid yahiin Maayar-ka iyo Xoghayaha degmadda Laascaanood, Mayarka magaaladaasi Md. Cabdiqaadir Jaamac […]

Shirkada DOLLAR STORE oo qalab ciyaareed gudoonsiiyay kooxda kubada cagta ee gobolka hawd

Shirkada DOLAR STOORE ayaa maanta gudoon siiyey xulka kubada cagta ee gobolka hawd deeq qalab ciyaareed ah oo ay shirkad ahaan ugu tallo galeen kooxda in ay kaga qaybqatan ciyaaraha gobolada dalkankan jamhuuriyada Somaliland. Shirkada oo sheegtay in ay ku soo xusheen sidda ay koox ahaan u dhisantahay iyo ciyaartoy magac ku yeeshay ciyaarihii sanadkii […]

Dr Gaboose Oo Madashii Ururukiisu Kula Midoobay Waddani Ka Jeediyay Khudbad Macnayaal Badan Huwan, Shacabkana Ka Jaahil Saaray Su’aalo Ku Taagnaa.

Hargeysa (msl)Dr Maxamed Cabdi Gaboose ayaa khudbad kooban oo Macnayaal badan ku fadhida ka jeediyay Munaasibadii ay ku midoobeen ururka Umadda iyo xisbiga Waddani oo maanta ka dhacday Hargeysa. Dr Maxamed Cabdi Gaboose, waxa uu ka hadlay ujeedada keentay inay la midoobaan Waddani, Mucaaradada looga fadhiyo Waddani iyo sida loogu baahan yahay in xisbiga Waddani […]

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, gaadiidka iyo guryeynta Somaliland Axmed Cabdi Maxamuud (Xaabsade), ayaa ka hadlay qorshe lagu casriyeynayo liisamada gaadiidka.

Wasaarada Hawlaha Guud Ee Somaliland Oo Electaroonik Ka Dhigaysa Liisamada Gaadiidka Oo Awal Si Fudud Loo Qaadan Jiray Hargeys(msl) Jan 21,2013 – Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, gaadiidka iyo guryeynta Somaliland Axmed Cabdi Maxamuud (Xaabsade), ayaa ka hadlay qorshe lagu casriyeynayo liisamada gaadiidka. Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud oo u waramay Tv-ga Somalichannel, ayaa sheegay inay garyaqaanka […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com