Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 762)

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Furay Shirweyne Lagu Lafo-gurayo Dib U Habaynta Booliska‏

Hargeysa(maantasomaliland)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa maanta shirweynihii labaad ee dib u habaynta Booliska Somaliland ka furay Huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa. shirkan waxa lagu darsayaa siyaasada iyo qorsheyaasha Ciidanka boolisku ku shaqayn doono sanadaha fooda inagu soo haya. Shirweynahan waxa kale oo ka qeyb galay wakiilo ka socda Haya’daha caalamiga […]

Harigeisa(Maanta-Somaliland)Ururka Jimciyada Mujaahidiinta SNM ee Sooyaal ayaa markii ugu horaysay ka hadlay xaalad colaadeed ee ka

Uruurka Mujaahidiinta SNM oo ka Hadlay Colaada Degaanka Kalshaale Source fromTogdheernews.com Saturday, 12 February 2011 Harigeisa(Maanta-Somaliland)Ururka Jimciyada Mujaahidiinta SNM ee Sooyaal ayaa markii ugu horaysay ka hadlay xaalad colaadeed ee ka jirta Deegaanka Kalshaale iyo shirka uu wasiirka Arrimaha Dibeda ee Somalialnd Dr Maxamed C/laahi Cumar uu kaga qayb galay Magaalada London ee Cariga Ingiriiska. […]

Ciidamo Itoobiyaan ah Oo Ciidanka Qaranka ku Wareejiyay Askari ay Qabteen Kooxda Nabad Diidka ahi

Ciidamo Itoobiyaan ah Oo Ciidanka Qaranka ku Wareejiyay Askari ay Qabteen Kooxda Nabad Diidka ahi Qori-Lugud(maantasomaliland )-Ciidamo Itoobiyaan ah oo fadhigoodu yahay xadka magaalada Buuhoodle, ayaa shalay ciidanka Qaranka ku soo wareejiyay askari ka tirsan ciidanka qaranka oo magaciisa la yidhaahdo Kayse Xasan Aadan Bulaale, oo Axaddii toddobaadkii hore, ay kooxda nabad diidka ah ee […]

Wasiirka Arrimaha Gudaha dr gaboose Somaliland Oo maanta shaaca ka qaaday In Xukuumadu Waddo Qorshe Cusub Oo Wax Lagaga Qabanayo Amniga Dalka.

Wasiirka Arrimaha Gudaha dr gaboose Somaliland Oo maanta shaaca ka qaaday In Xukuumadu Waddo Qorshe Cusub Oo Wax Lagaga Qabanayo Amniga Dalka. Hargeysa(maantasomaliland) Feb.12, 2011 – Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Dr Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa maanta sheegay in xukumadu diyaarisay qorshe cusub oo wax lagaga qabanayo amniga guud ee wadanka, isaga oo ballanqaaday in si […]

Baahida ugu wayn ee uu maanta dalkeenu u ooman yahay waa aqoonsi uu ka helo caalamka Ummada Reer Somalilandna waxay xukuumadooda u igmadeen inay Beesha caalamka ka raadiso Ictiraafka kuna soo bandhigto qadiyadeena fagarayaasha caalamku isugu imanayo.

War-Saxaafadeed Baahida ugu wayn ee uu maanta dalkeenu u ooman yahay waa aqoonsi uu ka helo caalamka Ummada Reer Somalilandna waxay xukuumadooda u igmadeen inay Beesha caalamka ka raadiso Ictiraafka kuna soo bandhigto qadiyadeena fagarayaasha caalamku isugu imanayo.

Hargeysa, Feb, 11, 2011-(maantasomaliland) Madaxtooyadda Somaliland, ayaa xisbiyadda Mucaaridka ah ku eedaysay inay ku kaceen xaalado ay kaga been sheegeen ujeedada beesha caalamku ka lahayd shir Somaliland lagu martiqaaday oo ka dhacay dalka Ingiriiska.

Hargeysa, Feb, 11, 2011-(maantasomaliland) Madaxtooyadda Somaliland, ayaa xisbiyadda Mucaaridka ah ku eedaysay inay ku kaceen xaalado ay kaga been sheegeen ujeedada beesha caalamku ka lahayd shir Somaliland lagu martiqaaday oo ka dhacay dalka Ingiriiska. War-saxaafadeed maanta ka soo baxay Madaxtooyadda Somaliland oo uu ku saxeexanyahay Afhayeenka Madaxtooyadda, ayaa lagu dedaafeeyay cambaarayn xoog leh oo xukuumadda […]

Allihii ku Abuuray Eed ma leh ee Xisbigii ku dirtay ayaa Ayaan-daran”

“Allihii ku Abuuray Eed ma leh ee Xisbigii ku dirtay ayaa Ayaan-daran” Musuq-maasuqii baahsanaa ee ay ku caano maalijireen Masuuuliyiintii Xisbiga Udub ee ahayd Qaataye Qaado. Qalinkii Ifraax Aw Yuusuf Ugu horayn waxaan salaamayaa Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaliland mudane Axmed Maxamed Maxamud (Siilaayo) iyo Shacabka Reer Soomaliland ee gartay inay doortaan Madaxwayne Siilaanyo, waxaan kale oo […]

Ardayda Wax ka Barata Dugsiga Sare ee Ilays oo lacag Taakulo ah ku Wareejisay Guddiga Gurmadka Abbaaraha Qaranka

Ardayda Wax ka Barata Dugsiga Sare ee Ilays oo lacag Taakulo ah ku Wareejisay Guddiga Gurmadka Abbaaraha Qaranka Hargeysa (maantasomaliland)- Ardeyda wax ka dhigata dugsiga sare ee Ilays, ayaa deeq taakulo lacageed ah oo ay iska soo ururiyeen ku wareejiyey Guddiga abbaaraha ee qaran. Xaflad loo sameeyay wareejinta deeqdan lacagta ah oo lagu qabtay dugsiga […]

Nuxurka Qodobadda Lagaga Wadahadlay Kulan Madaxweyne Siilaanyo la Yeeshay Salaadiinta Somaliland

Nuxurka Qodobadda Lagaga Wadahadlay Kulan Madaxweyne Siilaanyo la Yeeshay Salaadiinta Somaliland Thursday, 10 February 2011 Hargeysa (maantasomaliland)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shalay qasriga madaxtooyadda kulan kula yeeshay Qaar ka mid ah salaadiinta Somaliland oo ka kala socday deegaannada kala duwan ee dalka. Ma jiro war rasmi ah oo madaxtooyaddu ka soo […]

Burco(Maantasomaliland)- Ciidamada qaranka somaliland oo ay weheliyaan gaadiidka kala

Burco(Maantasomaliland)- Ciidamada qaranka somaliland oo ay weheliyaan gaadiidka kala duwan ee dagaalka ayaa ku sii qulqulaya degaanka kalshaale ee dhawaan dagaalku ka dhacay. Ciidamadan qaranka ayaa la sheegay inay biiri doonaan cutubyadii hore ee halkaasi ku sugnaa,sidoo kale,wasiiro ka tirsan xukuumada madaxweyne Siilanyo iyo saraakiil sare oo ciidamada ka tirsan ayaa la filayaa inay ilaa […]

HogaamiyayaashUDUB iyo UCID oo ku tilmaamay mid lagu deg-degay shirka London ee uu ka qayb Galay Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland xisbiyadda mucaaridka ee .

HogaamiyayaashUDUB iyo UCID oo ku tilmaamay mid lagu deg-degay shirka London ee uu ka qayb Galay Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland xisbiyadda mucaaridka ee . Wasiirka arrimaha dibada Somaliland ee ka qayb-galayna waxa uu sameeyey Khiyaamo,.. Hargaysa(maantasomaliland);Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe iyo ku simaha Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UDUB Axmed […]

“Talaabo Wuxuu Ogaa Iyad Oo Dalka Uu Ka Taliyo Rayaale, markaa inta aanu geynayno dhakhtarka dhimirka yaan loo qaadan nin miir qaba” Xildhibaan Dhugad

Hargeysa, February 8, 2011 ) – Xildhibaan Cabdilaahi Xirsi (Dhugad) ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal doraad ka soo yeedhay Wasiir ku xigeenkii hore ee Cadaalada Somaliland Yuusuf Ciise Talaabo, kaas oo uu ku sheegay in Madaxweyne Axmed Siilaanyo aanu maskax ahaan u caafimaad qabin. Dhugad waxa uu dhamaanba dadkii dhibsaday hadalkaas Wasiir Xigeenkii hore […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com