Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 765)

Madexweynaha somaliland M/Weyne Siilaanyo Oo la Kulmay Wefti Ka Socday Raasul Khayma Oo Al-Jabiri ku jiro

Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefti arrimo ganacsi u socday oo ka socday Imaarada Raasul Khayma, sidaasna waxa lagu sheegay war saxaafadeed kooban oo uu galabta soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse). Warsaxaafadeedkaasi waxa lagu sheegay inuu weftigaasi ka mid ahaa Ganacsadihii Sucuudiyaanka ahaa Al-jabiri […]

Madaxwayne Siilaanyo oo Dhanbaal hambalyo u diray Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele

Madaxwayne Siilaanyo oo Dhanbaal hambalyo u diray Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele. Aniga oo la socda in uu jamhuuriyadda Djibuti ka socdo dhaqdhaqaaq qiimo weyn ugu fadhiya oo laagu diyaar garoobayo doorashada War-Saxaafadeed Date: 22/01/2011 Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) wuxuu Dhambaal Hambalyo iyo bogaadin ah u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Mudane Ismaaciil […]

Naafadii Iyo Agoomihii SNM Oo maanta Mudaharaad ka sameeyay Hargaysa iyo Taliyaha ciidanka Booliska oo la hadlay.

waxa ay xukumada ku dhiiratay oo ay samayso wax ka xishootay dawladii hore ee Daahir Rayaale… Hargaysa(maantasomailand.com):-Mudaharaad ay soo abaabuleen qaar ka mid ah naafadii ku waxyeeloobay dagaaladii SNM iyo agoomihii ay ka dhinteen ayaa maanta mudaharaad ka sameeyay magaalada Hargaysa, muadaharaadkaasi oo ay doonayeen inay la hortagaan xarunta Madaxtooyada si ay cabashadoodu u gaadho […]

Xukuumada Somaliland oo Dalka ka Mastaafurisay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamul Goboleedka Gal-mudug.

Hargeysa(maantasomaliland.com) Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay inay Dalka dib uga celisay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamul Goboleedka Gal-mudug Xasan Maxamud Hayl kadib markii uu laba ku xidhnaa magaaladda Hargeysa. Xadhiga Guddoomiyaha ayaa la sheegay inay Xukuumadda Somaliland u cuskatay Ogolaansho la’aan uu Dalka ku soo galay, taasoo sababtay in lagu xidho Saldhiga Booliiska ee madaarka balse markii […]

Sadexda Xisbi Qaran Oo Si Wada Jir ah u diiday Furashada Ururada Siyaasada

Hargeysa (maantasomaliland.com)-Dood lagu falanqeynayay furashada ururada siyaasada, ayaa maanta lagu qabtay Huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxaana doodaasi soo agaasimay Akaadamiga Nabadda iyo Horumarinta Somaliland iyo Machadka Cilmi baadhista iyo horumarinta. Waxa ugu horayn madashaasi lagu daawaday oo lagu soo bandhigay Filim dukumantari ah oo laga soo diyaariyay aragtida dadweynaha Somaliland ka qabaan in loo […]

Gudida Joogtada ee Golaha Guurtida Oo Ku Baaqay In Haweenka Loo Xidho Kuraasi Kooto ah

Hargeysa (maantaSomaliland)- Guddi hoosaadka Joogtada ee Golaha Guurtida Somaliland, ayaa Golahaasi ugu baaqay in haweenka Somaliland loo xidho kuraasi kooto ah oo ay iyagu dhexdooda ku tartamaan, si loogu fududeeyo inay si mugleh uga qeyb galaan dhinaca siyaasadda iyo Hoggaaminta tallada dalka. Sidaasna waxa maanta laga sheegay warbixin dheer oo uu Xoghayaha Guddida Joogtada Naasir […]

Taliyaha Ciidanka Booliska oo sheegay in ay soo qabteen lacag Been Abuur ah iyo mishiinka lagu sameeyo lacagta Fojeriga ah.

Hargaysa (maanta somaliland):-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Gen. Cilmi Rooble Furre (cili kabaal) ayaa sheegay in ciidanka boolisku ay qabteen mashiin ah nooca lagu smaeeyo lacagta faalsada ah ama been abuurka loo yaqaano iyo lacagta foojeriga ah ee lagu sameeyay mishinkan,isaga oo xusay taliyuhu in ay hayaan hal qof iyo baabuurkii uu watay isla markaana ay […]

Xukuumadda Somaliland Oo Sagaal Markaakiib Shiisheeyey U Fasaxay Xeebaha Muddo Affar Billood Gudaheed

Xukuumadda Somaliland Oo Sagaal Markaakiib Shiisheeyey U Fasaxay Xeebaha Muddo Affar Billood Gudaheed Hargeysa, January, 17, 2011-(Berberanews)- Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Baddaha, ayaa markii u horraysay qirtay tiro maraakiib shisheeye ah oo ay ruqsad kalluumaysi u siiyeen xeebaha Somaliland mudada shanta billood gaadhaysa ee xukuumadda Madaxweyne Silaanyo tallada dalka hayso. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga […]

Ugaas Cusub oo ay Yeelanayso Beesha Sacad Muuse oo lagu Caleemo saaray Deegaanka Lughaya ee Gobolka Salal.

Ugaas Cusub oo ay Yeelanayso Beesha Sacad Muuse oo lagu Caleemo saaray Deegaanka Lughaya ee Gobolka Salal. Ugaas Ibraahim Axmed Kaahin (Jilba-dhige) oo noqon doona Ugaas ka mid ah Madax dhaqameedka. (lughaya) (maantasomaliland.com ) Ugaas Ibraahim Axmed Kaahin ( Jilba dhige) ayaa lagu caleemo saaray Degmada Cabdi Geedi oo ka tirsan Deegaanka lughaya ee Gobolka […]

Hargeysa, January, 17, 2011-(maantasomaliland.com)Wasiirka Maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi ayaa, ayaa soo bandhigay odoroska miisaaniyad-sanadeedka 2011 oo uu sheegay inuu dhawaan u gudbin doono Golaha wakiillada

Hargeysa, January, 17, 2011-(maantasomaliland.com)Wasiirka Maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi ayaa, ayaa soo bandhigay odoroska miisaaniyad-sanadeedka 2011 oo uu sheegay inuu dhawaan u gudbin doono Golaha wakiillada Somaliland iyo waxyaabaha ka fulay ballaanqaakii xisbiga KULMIYE ee kordhinta mushaharooyinka shaqaalaha dawladda iyo ciidammada. Wasiir Xaashi oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Wasaaradda Maaliyadda, ayaa ugo horayn […]

Afar Diyaaradood oo Nooca Dagaalka Ah Oo Joog Hoos Ku Duulaya marmarna cagaha soo dhiganaya dhulka Oo Cabsi Xoog Leh Ku Beeray Dadweynaha Ku Nool Deegaanada Balli-gubadle Balli-cabane Iyo Gumar Oo Ka Tirsan Gobolka Hawd.

Hargeysa) Jan.17. 2011 – ( maantasoomaaliland.com) Diyaarado nooca dagaalka ah oo ku duulaya joog hoos, ayaa argagax ku riday dadka ku nool deegaamada Balli-gubadle, Balli-cabane iyo Gumar oo ka tirsan gobolka Hawd, kuwaas oo aan la garanayn cida iska leh iyo waxa ay raadinaynaan. Diyaaradahan oo afar iyo laabankii saacadood ee ugu dambeeyay dul heehaabayeen […]

Laba Masuul Ka Tirsan Xukuumadda Oo Si Kulul U Weeraray Qaar kamid ah Wargeysyada Madaxa Banaan Hargeysa

Laba Masuul Ka Tirsan Xukuumadda Oo Si Kulul U Weeraray Qaar kamid ah Wargeysyada Madaxa Banaan Hargeysa

 Laba Masuul Ka Tirsan Xukuumadda Oo Si Kulul U Weeraray Qaar kamid ah Wargeysyada Madaxa Banaan Hargeysa (Maanta-Somaliland)- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cuskuse) iyo Maareeye Ku Xigeenka Madbacada qaranka Mustafe Cabdi Ciise (Shiine), ayaa maanta si kulul u weeraray laba Wargeys oo ka mid ah Wargeysyada madaxa banaan ee ka soo baxa […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com