Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » sawir

Dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa dib u furtay Xadka ay la wadaagto Somaliland, isla markaana fasaxday isu-socodka Gaadiidka iyo Dadka isaga gudbaya labada dal oo tan iyo markii ay Qaraxyadu ka dhaceen waddanka Jabuuti 24-ka Bishii May ee sannadkan 2014-ka, sida uu xaqiijiyey Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde.

Dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa dib u furtay Xadka ay la wadaagto Somaliland, isla markaana fasaxday isu-socodka Gaadiidka iyo Dadka isaga gudbaya labada dal oo tan iyo markii ay Qaraxyadu ka dhaceen waddanka Jabuuti 24-ka Bishii May ee sannadkan 2014-ka, sida uu xaqiijiyey Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde. Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed […]

Gaanshaale- Sare Mudane Maxamuud Xirsi Faarax Oo HanbaIyo u Diray Meherka Boqorka Axmed Yuusuf Tahar Iyo Boqorada Muna Axmed Xaaji Cali Cadami Oo Mehrkoodu Maanata Ku Qabsoomay Huteel Maansoor Ee Magaalada Hargaysa

gaashanle-sare maxamuud xirsi faarax iyo marwadiisa hooyo faadumo liibaan cali dalab , iyo dhamaan caruurtiisa nabiiha maxamuud xirsi faarax iyo caruurteeda cabdi fataax maxamuud xirsi faarax iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa c/qaadir maxamuud xirsi iyo caruurtiisa c/risaaq maxamuud xirsi`iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa c/qani maxamuud xirsi iyo caruurtisa casha maxamuud xirsi dhamaan dadkaasi oo kala jooga dalaka […]

aroos wacan /liibaan cawil yuusufcali iyo maymuuna suldaaan cismaan suldaan cali kooshin

      faadumo saleebaan xaaji cali kooshin maxamed saleebaan x/cali kooshin nimco saleebaan xaaji cali kooshin nimco saleebaan xaaji cali kooshin dhamaan reer salbaan x xaaji cali kooshin oo kala ah asma iyo axmed dhamaan reer maxamuud dhoolayare oo kala ah cabdi raxmaan maxamuud dhoolayare cabsi risaaq maxamuud dhoolayare maxamed maxamuud dhoolayare yasmiinmaxamuud dhoolayare […]

Dhalasho farxad leh Dhamaan shaqaalaha shabakada wararka ee maqalka iyo muuqaalka iyo qoraalkaba ee ciwaankeedu yahay Maanta Somaliland.com oo kala ah

Dhalasho farxad leh Dhamaan shaqaalaha shabakada wararka ee maqalka iyo muuqaalka iyo qoraalkaba ee ciwaankeedu yahay Maanta Somaliland.com oo kala ah Gudoomiyaha Maxamed Maxamuud Dhoola yare Tafatiraha Xuseen Xarbi jm Wariyaha Ceerigaabo Mr Saraaf Wariyaha Laascaanood Cali Jamac Wariyaha Burco Mustafe Axmed Wariyaha Berbera Xasan Cabdi Wariyaha Boorama Mr Caafi Wariyaha Balaygubadle Mr Cawaale Wariyaha […]

Maqaloocshe iyo Heestii Sanadka Cusub2011

Maqaloocshe iyo Heestii Sanadka Cusub2011

Maqaloocshe iyo Heestii Sanadka Cusub2011 hargeisa(maantasomaliland) Sannad waliba furiniyo,Wuxuu roodhi leeyahay, Waa laga cunaayoo Laga soo cantuugaa….. Sanad cusub dhamaan shacabka reer somaliland, waxaan jecelahay farxada sanadka cusub inaan idin kula wadaago hees uu tiriyay majaajilaystaha,wariyaha,hal-abuurka reer somaliland ee A.A.Garas. heestaas oo uu tiriyay sanadkii 2003, sida uu sheegayna heestaas samaynteeda waxaa isku qabsaday isaga […]

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com