Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War » warar kale (Page 4)

Ma dhabaa Qoyska Reer Siilaanyo inay Turkiga kaga tashadeen Doorashada soo socota?

Ma dhabaa Qoyska Reer Siilaanyo inay Turkiga kaga tashadeen Doorashada soo socota?

  Madaxweyne Siilaanyo iyo wefti ka kooban Sadex wasiir oo kala ah Arrimaha Dibeda, Ganacsiga iyo Macdanta ayaa muddo toddobaad ka badan Dalka Turkiga u safray iyagoo mudadii ay joogeen kulamo la yeeshay Raysal wasaaraha Dalkaasi iyo madax kale iyagoo kala hadlay arrimo ay ka mid yihiin fahamka siayaasadeed ee ay Turkigu ka qabaan Somaliya […]

Wakaaladaha Wararku Maxay ka Qoreen Doonidii Ku Haligantay Xeebaha Talyaaniga?

Wakaaladaha Wararku Maxay ka Qoreen Doonidii Ku Haligantay Xeebaha Talyaaniga?

(maantasomaliland):-Kooxaha gurmadka ayaa illaa hadda ka soo saaray 111 meyd burburka doontii ku degtay duleedka Sicily ee Talyaaniga taasi oo ay ku naf waayeen qiyaastii 300 oo qof. Waxaana nolol lagu soo badbaadiyay khamiistii dad gaadhaya 155 qof. Hase yeeshee jawiga badda oo kacsanayd ayaa ka hor istaagtay shalay Jimcihii inay soo saaraan tiro badan […]

Daawo Muuqaalka La Helay Oo Ku Saabsan Tiriada Nimankii Weerartey Xarunta Ganacsiga Westgate Lana Xaqiiqsaday Inay Somaliyihiin.

Soo Dhaweyn Balaadhan Oo Wadanka Finland Loogu Sameeyay Musharxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Jamal Cali Xuseen(DAAWO)

Ciidamo An La Garaneynin Oo Watay Diyaaradaha Dagaalka Ee Helakobtariska Oo Waaberigii Saaka Weerar Ku Qaaday Guri Ku Yaala Degmada Baraawe

Ciidamo An La Garaneynin Oo Watay Diyaaradaha Dagaalka Ee Helakobtariska Oo Waaberigii Saaka Weerar Ku Qaaday Guri Ku Yaala Degmada Baraawe

(maantasomaliland):-Diyaarado dagaal oo aan la ogeyn dalka laga leeyahay ayaa waaberigii hore ee saaka weerar ku qaaday guri ku yaala degmada Baraawe ee gobolka Shabeelada Hoose halkaasi oo ay ku sugnaayeen horjoogayaal ka tirsan kooxda argigixisada ah ee Al-Shabaab. Weerarkan ayaa la sheegayaa in ay geysteen ciidammado aan la garaneyn dalka ay ka socdaan, waxa […]

Musharaxa Jagada Madaxweynaha Ee Xisbiga UCID Ee Madaxweynaha Oo Soo Dhaweeyay Socdaalka Madaxweyne Siilaanyo Ee Turkiga

Musharaxa Jagada Madaxweynaha Ee Xisbiga UCID Ee Madaxweynaha Oo Soo Dhaweeyay Socdaalka Madaxweyne Siilaanyo Ee Turkiga

(maantasomaliland):-Musharaxa jagada Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa soo dhaweeyay safarka Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed (Siilaanyo) iyo weftiga uu hogaaminaayaa ay ku joogaan dalka Turkiga. Jamaal Cali Xuseen oo ku sugan wadanka Finland caasimadiisa Helsinki waxa uu sheegay inuu u arko socdaalka madaxweyne Siilaanyo ee Turkiga guul isla markaana uu wax weyn ku […]

Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Ansixiyay Xeerka Booliska

Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Ansixiyay Xeerka Booliska

(maantasomaliland):-Fadhigii maanta ee Golaha Wakiiladda oo uu shir gudoominayay Guddoomiyaha golahaas Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, ayaa mudanayaasha aqalkaasi waxay cod gacan taag ah ku meel mariyeen xeerka booliiska Somaliland iyo mooshin ku saabsan inay xildhibaanada goluhu mushaharadooda boqol dolar uga jaraan mashruuca wadada isku xidha Burco iyo Ceerigaabo. Fadhigaasi oo ay ka soo xaadireen 49 […]

Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (xaglo Toosiye) Oo Tababar u xidhay Adeegeyaasha Caafimaadka Gabiley

Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (xaglo Toosiye)  Oo Tababar u xidhay Adeegeyaasha Caafimaadka Gabiley

(maantasomaliland):-Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (xaglo Toosiye) ayaa maanta magaalada Gebiley tababar ugu soo xidhay daryeelayaasha caafimaadka ee deegaankaasi, daryeelayaashaas oo bixin doona barnaamijka loo yaqaan “Marwo Caafimaad”. Ka qayb galayaashii tababarkan ayaa noqon doona dufcadii labaad ee daryeelayaal caafimaad ah ee dhamaysta tababarka “Marwo caafimaad” Badhasaabka Gobolka Gebiley iyo odayaasha deegaankaasi […]

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La yeeshay Gudida Horumarinta dhaqaalaha Turkiga(DAAWO)

Badhasaabka Gobolka Awdal Biladbuu Qaranka Ka Mudanyahay

Badhasaabka Gobolka Awdal Biladbuu Qaranka Ka Mudanyahay

(maantasomaliland):-Tan iyo inii Madaxweynaha Jamuuriyada Somaliland isku badalka ku sameeyey badhasaabada  dalka waxey dadweynuhu aad u soo dhaweyeen fikirka ah inaan badhasaabku gobolka uu u dhashay aan lugu garan kareen wax qabadka uu soo kordhiyey waayo waxaa asturayey madaama uu joogo deegaanka uu kasoo jeedo. Hadaba badhasaabka gobolka awdal Mudane Cabdoo Axmed aayer oo ahaa […]

Bilayska oo gacanta ku dhigay Koox la sheegay inay Xalay Nin Shicib ah ku dileen Magaalada

Bilayska oo gacanta ku dhigay Koox la sheegay inay Xalay Nin Shicib ah ku dileen Magaalada

Hargeysa(MSL)-Ciidamada Bilayska ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen Koox dhalinyaro ah oo xalay Nin shicib ah ku dilay Magaalada Hargeysa, gaar ahaan Xaafadda Sheedaha. Tiro ka mid ah Kooxda Dishay Mustafe Cabdi Xaaxi, ayaa la sheegay inay xalayba Ciidanka amnigu gacanta ku dhigeen , ka dib markii Maydkiisa laga soo qaaday Goobta ay ku […]

Munasibad Balaadhan oo Ay So Qaban Qaabiyeen Akaademiga Horumarka Iyo Waxbarashada beelwaynta gabooye iyo salaadiinta ayaa maanta ka Dhacday hotel Xaraf Ee magaalada Hargaysa taasi oo loo sameyay ciidama kala duwan ee ka soo jeede beesha kuwaas oo qaatay darajooyinka kala duwan ee ciidanka Somaliland

(MSL)Munasibad Balaadhan oo Ay So Qaban Qaabiyeen Akaademiga Horumarka Iyo Waxbarashada beelwaynta gabooye iyo salaadiinta ayaa maanta ka Dhacday hotel Xaraf Ee magaalada Hargaysa  taasi oo loo sameyay ciidama kala duwan ee ka soo jeede beesha kuwaas oo qaatay darajooyinka kala duwan ee ciidanka Somaliland Munaasibada balaadhan oo si meqaan saraysa loo agaasimay ayaa maanta waxa […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com