Bayaan Taageero Oo Beesha Baha Muse U Dirayso Shirka Hoodaale Ee Sacad Muse
(maantasomaliland):-Shirka Hoodaale ee Beesha Sacad Muse uga Furmay Deegaanka Agabar ee Gobolka Gabilay oo mudo dheer laga dhursugayey inuu qabsoomo ee shalay oo taariikhdu ahayd 23.09.2013 uu furay Suldaanka Guud ee beelaha Subeer Awal, Shirkaas oo ay kaga tashanayaan Sacad Muse danahooda gaarka ah ee xaga Horumarka, Midnimada, Deegaanka iyo arimo badan oo beesha khuseeya […]
Xarakada Al-Shabaab Ayaa Goordhaw Shaaca Ka Qaaday In Uu Soo Gaba Gaboobay Howlgalkii Westgate Mall Kadib Afar Maalin Oo Halkaasi Ay Heesteen Dagaalyahano Hubeesan Oo Katirsan Al-Shabaab .
(maantasomaliland):-Xarakada Al-Shabaab ayaa goordhaw shaaca ka qaaday in uu soo gaba gaboobay Howlgalkii Westgate Mall kadib afar maalin oo halkaasi ay heesteen dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al-Shabaab . Warbaahinta Al-Shabaab iyo Bogooda Twitterka ayaa lagu baahiyay in uu soo dhamaaday howlgalkii Westgate Mall ayna dhamaan geeriyoodeen ragii Al-Shabaab katirsanaa ee gudaha ugu jiray dhismaha Westgate […]
Xildhibaann C/casiis C/laahi Oo Ka Mid Ah Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Oo Sheegay Inaan Gobolka Gabiley Laga Aqoon Madashada Wada Tashiga Balse Badhasaabku Taageero Uga Raadinayo Gobolka
Gabiley(maantasomaliland):-ildhibaan c/casiis c/laahi ismaaciil oo ka mid aha golaha deegaanka degmada gabiley ahna gudoomiyaha gudida Nabadgalyada golaha deegaanka degmada gabiley ayaa maanta jawaaab adag ka bixiyey halkasoo yeedhay Badhasaabka gobolka gabiley yuusuf ibraahin geedi, oo maalmihii u danbeeyey khilaaf soo kala dhexgaley isaga iyo xubno ka mid ah golaha deegaanka, hadaba xildhibaan c/casiis oo goordhaweyda […]
Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye Oo Intii Uu Joogay Wasaarada Caafimaadka Waxwayn Ka Qabtay.
(maantasomaliland):-Wasiirka wasaarada caafimaadka somlilanad Md Saleebaan Xaglo Toosiye ayaa waxaa uu wax wayn ka badalay wasaaradii uu u magacaabay madaxwaynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo) isaga oo wasiirku uu dardar galiyay hawlmaalmeedka shaqo ee wasaaradu ay u hayso qaranka, isaga oo wasiirku kormeero joogta ah ku sameeyay xarumaha caafimaad ee gobalada iyo degmooyinka somaliland, dhanka […]
Dhalinyaro Ku Nool Sweden Oo Shabaabku Sheegeen Iney Ka Mid Yihiin Ragi Galay Westgate Oo Beeniyay Hadalka Shabaab
(maantasomaliland):-Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku dhaqan qaarada Yurub oo dhowaan ay kooxda Al-Shabaab magacyadooda ku sheegeen iney yihiin ragii fuliyay weerarkii argagixisanimo ee suuqa Westgate ayaa iska fogeeyey iney ka tirsanyihiin argagixisada, ayadoo arintaasina ay si weyn u falanqeeyeen warbaahinta dalalka reer Yurub. Laba dhalinyaro Soomaali ah oo ku nool dalka Sweden ayaa wax lala yaabo […]
Xisbiyada Mucaaridka oo Madaxweyne Siillanyo ugu Hanjabay in haddii uu Qalinka ku duugo xeerkaasi ay shacabku Madaxtooyada ugu Daadandonaan.
Hargeysa (MSL) Xisbiyada Mucaaridka ee Somaliland ee UCID iyo Waddani ayaa Si kulul u naqdiyey Xeerkii ay Maanta Ansixiyeen Golaha Wakiiladu waxayna Sheegen in Xildhibaanadii Ansixiyey xeerkasi ay yihiin laaluush qatayaal dalka iyo dadkaba aan laxejelo ka qabin. Siddasi waxay ku sheegen Shir jaraa’id oo ay maanta ku Qabteen Xarunta Guud ee Xisbiga UCID ee […]
Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xalay soo saaray xeer Madaxweyne oo uu ku dhaqan geliyay xeerka takaaliifta waddooyinka oo maanta aqalka Wakiiladdu ansixiyay.
(maantasomaliland):-Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu caawa soo saaray afhayeenka madaxtooyadda Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul, waxaanu u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu xeer Madaxweyne oo sumadiisu tahay JSL/M/XERM/249-2048/092013 ku dhaqan geliyey Xeerka Takaaliifta Horumarinta Waddooyinka. Madaxweynuhu:-Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay: Qodobka 75aad ee […]
Sawiro cusub oo laga helay kooxda ka dagaalameysa Westgate: SAWIRO
MSL)Dagaallo culus ayaa maalintii 4-aad si toos ah uga socda dhismayaasha Westgate ee bartamaha magaalada Nairobi xarunta dalka Kenya oo maalmo ka hor ay ciidamo Shabaab katirsan xoog ku galeen. Wararka ka imaanaya Nairobi ayaa xaqiijinaya in ciidamada Dowladda Kenya oo ay kaabayaan ciidamo Yahuud iyo Mareykan ah ay foodda geli la’yihiin dabaqyada 5-aad iyo […]
-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qayb galay shirweynihii dawladaha hoose ee Degmooyinka A-da ah ee mashruuca GPLG-ga, kaas oo maalintiisii labaad ka soconaya Huteelka Ambassador ee Magaaladda
-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qayb galay shirweynihii dawladaha hoose ee Degmooyinka A-da ah ee mashruuca GPLG-ga, kaas oo maalintiisii labaad ka soconaya Huteelka Ambassador ee Magaaladda Hargaysa. Shirkan oo ujeedadiisu tahay maamul daadejinta degmooyinka oo ay ka qayb qaadanayaan maayarrada lixda magaalo ee waaweyn ee Somaliland, agaasimayaasha […]
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Soo Guryo-Noqday Dalka
(maantasomaliland):-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka ka dib markii uu soo dhamaysatay socdaal caafimaad oo uu ku tagay dalka imaaraadka carabta gaar ahaan mandaqada Dubai. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxamaan Cabdilaahi Isamaaciil (Saylici) oo ka soo degay garoonka caalamiga ah ee cigaal International Airport […]
Mudane C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Oo Soo Agaasimay Mudaharaad Lagu Mijo-xaabinayo Ammaanka Iyo Aqalka Wakiiladda
(maantasomaliland):-Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Mudane C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa soo agaasimay mudaharaad balaadhan oo lagu khal-khal gelinayo Nabad-gelyadda dalka iyo Golaha Wakiiladdaba. Ka dib markii labada xisbi mucaarid ee WADDANI Iyo UCID ay ku baaqeen wax ay ugu yeedheen mudaharaad salmi ah oo lagaga soo horjeedo Xeerka takaaliifta waddooyinka ee aqalkaasi horyaala. Xoghayaha Warfaafinta […]
Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Ayaa Somaliland Dadkeedu Inaanay soo daba Joogsanayn Xasan Sheekh Mar Hore Ayay Go’aan Ka Gaadheen”
(maantasomaliland):-Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa ugu baaqey kooxda Khaatumo in ay u soo noqdaan dalkooda iyo dadkooda oo ay wax la qabsadaan Somaliland, kana qeyb qaataan tartamadda loo gelayo hoggaanka dalka. Prof. Samatar, waxa uu sidaasi ku sheegay wareysi uu siiyay Telefishanka Somsat, waxaanu ku booriyay in gacmaha la is qabsado oo hore loo sii […]