BARCELONA OO CAAWA Lagaga badiyay 2 and 1 + SAWIRO

Laba gool oo ay kala dhaliyeen Alex Bergantinos Iyo Joselu ayaa guul aan caadi aheyn Deportivo La Coruna ka siisay Barcelona oo marti u aheyd. Natiijadaan waxey ka dhigan tahay iney lumin karaan hogaanka horyaalka hadii ay Real Madrid gaarto guul kulankaay caawa la ciayareyso Real Betis. Barcelona ayaa si awood leh ku bilaabatay kulanka […]
Daawo ciyaartii dhexmartay xidigahii sideedtamaadkii u ciyaarijirey qarankii somaliya ee reer somaliland oo afka ciida u daray dhalinyarta hargeysa

Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile Oo La Hadlay Hadhwanaagnews Waxa Uu Sheegay In Xukuumadu Wax Ka Badal Ku Samaysay Heshiiskii DPW

Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile ayaa ka hadlay saldhiga millatari ee xukuumadu Somaliland doonayso in ay dalka imaraadka carabta ka siiso magaalo xebeedka berbera,waxaana uu xildhibaanku tilmaamay in ay dhibaato ku tahay qaranka Somaliland Heshiiskaasi waxaana uu fariin u diray xukuumada. Xildhibaanka oo maanta waraysi siiyay hadhwanaagnews ayaa sheegay in saldhigaasi millatari ay ku midaysan yihiin […]
Wasaaradda Ciyaaraha oo soo xidhay tartanka kubadda kolayga ee Saddexleyda (Gabiley 3 on 3) oo IRADA soo qabanqaabisay

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland ayaa cawaysinkii Sabtida soo xidhay tartan ciyaareed kubadda kolayga ah nooca loo yaqaan Saddexdleyda ama (3 on 3) oo Hay’adda Waddaniga ah ee IRADA ku qabatay magaalada Gabiley. Tartanka noocan ah oo dunida ku cusub waa markii koowaad ee lagu qabto Somaliland. Xaflad si heersare ah u dhacday oo […]
ciyaar aanooceeda hore loo arag oo kubada kolayga ah oo maanta ka dhacday magaalada gabilay

ciyaaro aan hore looga aqoon somaliland ayaa maanta markii ugu horaysay laga hirgaliyay gobolka gabilay ciyaartaasi oo lagu magacaabo 3&3 oo kubada kolayga ah ayaa maanta ciyaar xiiso badani ku dhex martay magaalada gabilay kooxda 26 juun ee iyo kooxda carafo ciyaaratan oo uu soo agaasimay maayarka gabilay ayaa waxaa miiska juuriga fadhiyay […]
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu galabta ka qaybgalay daawashada ciyaartii kama dambaysta ahayd ee koobka xiisaha badan ee gobolada dalka Somaliland

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu galabta ka qaybgalay daawashada ciyaartii kama dambaysta ahayd ee koobka xiisaha badan ee gobolada dalka Somaliland. Ciyaartaas oo ahayd mid xamaasad gaara leh labada kooxoodna ay soo bandhigeen ciyaar aad u qurux badan oo dadkii daawanayey la dhaceen hanaanka ay u wada ciyaareen labadaa xul, ayaa […]