Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Ciyaaraha (Page 30)

Wargeska Daily Mirror: Gerrard Oo Nabadoon Ka Noqday Xalinta Qilaaf Dhex Yiilay Luis Suarez Iyo Tababare Rodgers.

Wargeska Daily Mirror: Gerrard Oo Nabadoon Ka Noqday Xalinta Qilaaf Dhex Yiilay Luis Suarez Iyo Tababare Rodgers.

(msl)-Steven Gerrard ayaa dib u heshiisiin ka shaqeeyay taasoo la filayo inay keento in Luis Suarez uu sii joogo Liverpool, sida ay qortay Daily Mirror. Gerrard ayaa xaliyay dhibaatadii dhex tiilay xiddiga diirada u saarnaa Arsenal Luis Suarez iyo tababare Brendan Rodgers, taasoo saameyn weyn ku yeelan karta xilli ciyaareedka Reds. Iyadoo Liverpool ay ku […]

Falaqeenta Man City Vs New Castle, Pellegrini oo Tijaabadii ugu horreysay maraya

Falaqeenta  Man City Vs New Castle, Pellegrini oo Tijaabadii ugu horreysay maraya

(msl)-Kooxda Manchester City oo uu leylinaya macallinka reer Chile ee Manuel Pellegirini ayaa doonaya in ay guul ka gaaraan kulanka ugu horreeya ee macallinkan kulamada tartanka ah marka ay caawa la ciyaaraan kooxda New Castle kulanka furitaanka ee horyaalka Ingiriiska. Kooxda martida ah ee New Castle ayaanan ka badin kooxda Man City horyaalka England tan […]

Guddiga Taageereyaasha Arsenal ee AST oo dallbaday isbeddel iyo in Wenger uu baxo

Guddiga Taageereyaasha Arsenal ee AST oo dallbaday isbeddel iyo in Wenger uu baxo

(msl)-Guddiga Taageereyaasha Arsenal ee loo yaqaano AST (Arsenal Supporters Trust) ayaa ku baaqay in aan heshiiska loo kordhin macallinka kooxda Arsene Wenger oo hal sano u harsan. AST oo 5% ku leh sheerka kooxda Arsenal ayaa ku eedeeyay maamulka kooxda iyo macallin Wenger iney sabab u yihiin fashil guud oo kooxda ku yimid gaar ahaan […]

Kooxda Juventus Oo Hanatay Koobka Supercoppa Italiana Ka Dib Markii Ay U Awood Sheegteen SS Lazio.

Kooxda Juventus Oo Hanatay Koobka Supercoppa Italiana Ka Dib Markii Ay U Awood Sheegteen SS Lazio.

msl:-Juventus ayaa sannadkii labaad oo isku xigta ku guuleysatay Supercoppa Italiana iyagoo u awood sheegtay kooxda Lazio oo ay ku garaaaceen 4-0, ciyaar xiiso leh oo ka dhacday Stadio Olimpico. Fursadihii ugu horeeyay ee ciyaarta ayaa ahaa laad xor ah oo uu Tevez kaga yaabsaday daafaca, laakiin Vucinic ayaa kubada cirka ku tolay. Arturo Vidal […]

Macallinka cusub Barcelona Tata Martino oo Sharraxay Sababtii uu u beddelay Messi

Macallinka cusub Barcelona Tata Martino oo Sharraxay Sababtii uu u beddelay Messi

(msl:-Kooxda Barcelona ayaa 7-0 ku garaacday kooxda Levante kulankii furitaanka horyaalka Spain, waxeyna ciyaartan qeybta hore lagu kala nastay 6-0. Macallinka cusub ee Barca, Tata Martino oo kulankan u ahaa kiisii u horreeyay ee xilligan u hogaamiyo Barca horyaalka Spain, ayaa garoonka ka saaray Lionel Messi wax yar uun kadib markii uu garoonka soo galay […]

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

maantasomaliland):-Maalin wanaagsan dhamaan akhristayaasheena meel kasta oo aad dunida ka joogtaan, waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa wararka xanta ah ee wargeysyada ka soo baxa Ingariiska, Spain iyo Talyaaniga ay ka qoreen suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo aan saaka indhaha soo marmarinay. Xuquuqda wararkaan waxaa iska leh wargeysyada ama warbaahinta ku hor qoran, Laacib.net mas’uul […]

Kooxda Bayern Munich Oo Rikoor Ku Jabisay Frankfurt, Xilli Mandzukic Uu Shabaga Soo Taabtay.

Kooxda Bayern Munich Oo Rikoor Ku Jabisay Frankfurt, Xilli Mandzukic Uu Shabaga Soo Taabtay.

maantasomaliland):-Bayern Munich ayaa sii wadata guulaha ay ku bilowday xilli ciyaareedka cusub ee Bundesliga iyagoo 1-0 kaga badiyay kooxda Eintracht Frankfurt, iyadoo jabisay rikoorka kulamada isku xigxiga Bundesliga ee dhinaca aan dhulka dhigin. Gool uu dhaliyay weeraryahanka reer Croatia Mario Mandzukic daqiiqadii 13aad ayaa kala saartay labada kooxood ciyaartii ku dhexmartay Commerzbank Arena. Waana goolkii […]

Kooxda Arsenal Oo Guuldarro Ku Bilaabatay Premier League, Aston Villa Ayaana Ku Garaacday Emirates Stadium.

Kooxda Arsenal Oo Guuldarro Ku Bilaabatay Premier League, Aston Villa Ayaana Ku Garaacday Emirates Stadium.

maantasomaliland):-Arsenal ayaa guuldarro ku bilaabatay xilli ciyaareedka cusub ee Premier League ka dib markii guuldarro 3-1 ay ka soo gaartay Aston Villa oo marti ku aheyd Emirates Stadium, inkastoo ay ciyaarta ku dhameysteen 10 ciyaaryahan islamarkaana labo rigoore laga dhigay intii ay ciyaarta socotay. Lix daqiiqo inay socota kaliya ayay ku qaadatay Arsenal inay hogaanka […]

Liverpool ayaa guul ku bilaabatay xilli ciyaareedkeeda cusub ee Premier League ka dib markii ay 1-0 ku dubteen kooxda Stoke City oo marti ku aheyd Anfield, iyadoo Sturridge uu dhaliyay goolkii ugu horeysay ee xilli ciyaareedka Premier League, halka goolhaye Simon Mignolet uu rigoore ka badbaadiyay dhamaadkii ciyaarta kooxda Stoke.

maantasomaliland):Liverpool ayaa guul ku bilaabatay xilli ciyaareedkeeda cusub ee Premier League ka dib markii ay 1-0 ku dubteen kooxda Stoke City oo marti ku aheyd Anfield, iyadoo Sturridge uu dhaliyay goolkii ugu horeysay ee xilli ciyaareedka Premier League, halka goolhaye Simon Mignolet uu rigoore ka badbaadiyay dhamaadkii ciyaarta kooxda Stoke. Fursadii ugu horeysay ee ciyaarta […]

Tababare Carlo Ancelotti: Real Madrid Waxa Ay Ku Hamiyaysaa Xilli Ciyaareedkan Koobka Champions League.

Tababare Carlo Ancelotti: Real Madrid Waxa Ay Ku Hamiyaysaa Xilli Ciyaareedkan Koobka Champions League.

maantasomaliland):-Tababare Carlo Ancelotti ayaa qirtay in koobka Champions League inuu yahay hamiga ugu weyn ee Real Madrid xilli ciyaareedkan, iyagoo raadinaya koobkoodii 10aad ee Koobka Kooxaha Horyaalada Yurub. Markii ugu danbeysay ee Los Blancos ay ku guuleysato Champions League waxa ay aheyd xilli ciyaareedkii 2001-02 markaasoo ay 2-1 finalkii ku garaaceen kooxda Bayer Leverkusen, waxaana […]

Weeraryahanka Franck Ribery: Messi Iyo Ronaldo Kuma Aysan Guuleysan Seddex Koob Sideyda Oo Kale

Weeraryahanka Franck Ribery: Messi Iyo Ronaldo Kuma Aysan Guuleysan Seddex Koob Sideyda Oo Kale

maantasomaliland):-Franck Ribery ayaa sheegay inuu ugu cadcad yahay inuu ku guuleysto abaalmarinta xiddiga sannadka qaarada Yurub, inkastoo ay la sharaxan yihiin Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi. Xiddiga garabka uga ciyaara Bayern Munich ayaa u sheegay jariirada Jarmalka ee Bild, in inkastoo ay labada xiddig ee la sharaxan ay goolal badan dhaliyeen xilli ciyaareedkii hore, in […]

Ciyaaryahanka Kooxda Barcelona Lionel Messi Oo Taam U Noqday Inuu Wajaho Levante.

Ciyaaryahanka Kooxda Barcelona Lionel Messi Oo Taam U Noqday Inuu Wajaho Levante.

maantasomaliland):-Lionel Messi ayaa loo ogolaaday inuu ciyaari karo kulanka ugu horeeya xilli ciyaareedka cusub ee Barcelona ee ay ciyaarayaan axada. Xiddiga reer Argentina ayaa ka soo kabsaday dhaawac muruqa bidix ah oo soo gaaray isbuucii hore, waxaana uu diyaar u noqon doonaa kulanka ay Camp Nou ku soo dhaweynayaan Levante. 26 jirkaan ayaa seegay dhowr […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com