Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Ciyaaraha (Page 34)

Ciyaaryanka Barcelona ee Jordi Alba: Barca Kuma Qanceyso Kaliya Hanashada Horyaalka Xilli Ciyaareedkan.

Ciyaaryanka Barcelona ee Jordi Alba: Barca Kuma Qanceyso Kaliya Hanashada Horyaalka Xilli Ciyaareedkan.

(maantasomaliland) Jordi Alba ayaa sheegay in Barcelona aysan ku qanci doonin kaliya hanashada horyaalka xilli ciyaareedkan. Kooxda Blaugrana ayaa hanatay La Liga xilli ciyaareedkii hore, laakiin waxaa Copda del Rey ka reebtay Real Madrid halka Champions League ay ka reebtay Bayern Munich. Waxaana daafacan uu qirtay in kooxdiisa ay rajeyneyso inay koobab badan qaado xilli […]

Ciyaaryahanka garabk uga ciyaara liverpool Stewart Downing Oo Tijaabada Caafimaadka Ku Maraya London.

Ciyaaryahanka garabk uga ciyaara liverpool Stewart Downing Oo Tijaabada Caafimaadka Ku Maraya London.

( maantasomaliland) Sky Sports ayaa ogaatay in ciyaaryahanka khadka dhexe ee Liverpool Stewart Downing inuu ku dhow yahay inuu tijaabada caafimaadka u maro kooxda West Ham. Xiddiga garabka ka ciyaara ee reer England ayaa u muuqda mid soo gabagabeynaya labo sanno oo aan guulo u aheyn oo uu ku qaatay Liverpool tan iyo markii uu […]

Ciyaaryahanka Ashley Young Oo Laga Saaray Xulka England Ee Wajahaya Soctland

Ciyaaryahanka  Ashley Young Oo Laga Saaray Xulka England Ee Wajahaya Soctland

(maantasomaliland) Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Manchester United Ashley Young ayaa isaga baxay xulka England ee ciyaar saaxiibtinimo arbacada kula ciyaaraya garoonk Wembley xulka Scotland. Young ayaa dhibaato canqowga ah qabay waxaana uu seegay kulankii jimcaha ee lagu maamuusayay mustaqbalka ciyaareed ee Rio Ferdinand iyo kulankii shalayto ee Community Shield. Iyadoo fursad yar uu u heystay […]

iyaaryahanka khadka dhexe ee Frank Lampard ayaa sheegaya inuu taam u noqon doono kulanka kooxdiisa ay ku furaneyso xilli ciyaareedka Premier League ee axada soo socota ay la leeyihiin kooxda Hull City Tigers.

(maantasomaliland) Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Frank Lampard ayaa sheegaya inuu taam u noqon doono kulanka kooxdiisa ay ku furaneyso xilli ciyaareedka Premier League ee axada soo socota ay la leeyihiin kooxda Hull City Tigers. 35 jirkaan ayaa seegay inta badan ciyaarihii saaxiibtinimo ee Chelsea ee xagaagan sababo la xiriira dhaawac, laakiin waxa uu ka qeyb […]

Kabtanka kooxda Man Utd, Namanja Vidic, ayaa si cad u sheegay in aysan jirin sabab uu kooxda Man Utd uga tago weeraryahanka careysan ee Weyne Rooney.

Kabtanka kooxda Man Utd, Namanja Vidic, ayaa si cad u sheegay in aysan jirin sabab uu kooxda Man Utd uga tago weeraryahanka careysan ee Weyne Rooney.

(maantasomaliland) Kabtanka kooxda Man Utd, Namanja Vidic, ayaa si cad u sheegay in aysan jirin sabab uu kooxda Man Utd uga tago weeraryahanka careysan ee Weyne Rooney. Vidic ayaa qiray in uu aamisan yahay in aysan jirin koox ka weyn Man Utd oo uu u ciyaari lahaa Rooney, isagoo iska indha tiray daneynta kooxda uu […]

Wakiilka difaaca kooxda Liverpool, Daniel Agger ayaa sheegay in aysan diidi doonin u dhaqaaqidda Barcelona hadii labada koox ku heshiiyaan qiimaha ciyaaryahanka, sida ay qortay Daily Mail.

Wakiilka difaaca kooxda Liverpool, Daniel Agger ayaa sheegay in aysan diidi doonin u dhaqaaqidda Barcelona hadii labada koox ku heshiiyaan qiimaha ciyaaryahanka, sida ay qortay Daily Mail.

(maantasomaliland) Wakiilka difaaca kooxda Liverpool, Daniel Agger ayaa sheegay in aysan diidi doonin u dhaqaaqidda Barcelona hadii labada koox ku heshiiyaan qiimaha ciyaaryahanka, sida ay qortay Daily Mail. Agger oo dhawaan loo magacaabay kabtan xigeenka Liverpool, ayaa la aaminsan yahay in Barca ay soo gudbisay dalab 15 milyan oo gini ah oo ay ku dooneyso, […]

Tata Martino: Fabregas ma ciyaari karo kulanka saaxiibtinnimo ee Spain

Tata Martino: Fabregas ma ciyaari karo kulanka saaxiibtinnimo ee Spain

(maantasomaliland) Macallinka kooxda Barcelona, Tata Martino ayaa sheegay in xiddiggiisa khadka dhexe ee Cesc Fabregas uusan ka qeyb gali doonin ciyaarta saaxiibtinnimo ee toddobaadkan Spain la ciyaari doonto Ecuador kagadaal markii uu dhaawac soo gaaray. Fabregas ayaa dhaawac dhinaca anqawga ah kasoo gaaray kulankii saaxiibtinnimo ee Barcelona galabta 3-1 kaga badisay xiddigaha Maleysia. Cesc ayaa […]

Pellegrini Oo Suuqa Ka Raadinaya Ciyaaryahan Uu Ku Adkeeyo Daafaca Man City

Pellegrini Oo Suuqa Ka Raadinaya Ciyaaryahan Uu Ku Adkeeyo Daafaca Man City

(maantasomaliland) Tababaraha kooxda Manchester City Manuel Pellegrini ayaa shaaca ka qaaday in laga yaabo inuu suuqa kala iibsiga ka doonto daafac cusub ka dib markii kooxda ay guuldarro ka soo gaartay Arsenal kulankoodii ugu danbeeyay ee saaxiibtinimo. City ayaa guuldarro 3-1 ay ka soo gaartay Gunners kulankii shalay ka dhacay Helsinki, iyadoo Theo Walcott, Aaron […]

Ancelotti: Maxaan Uga Hadlayaa Gareth Bale Anigoo Ka Hadli Kara Morata iyo Jese

Ancelotti: Maxaan Uga Hadlayaa Gareth Bale Anigoo Ka Hadli Kara Morata iyo Jese

(maantasomaliland) Tababare Carlo Ancelotti ayaa si weyn u amaanay ciyaartoydiisa Real Madrid iyagoo shalayto Mareykanka ku garaacay kooxda Inter Milan. Kaka, Cristiano Ronaldo iyo gool uu iska dhaliyay Ricky Alvarez ayaa Los Blancos ka saaciday inay 3-0 ku garaacaan Inter kulankoodii ugu danbeeyay ee ciyaaraha saaxiibtinimo ee xagaaga. Waxaana tababaraha uu la dhacay qaab ciyaareedka […]

Gudoomiyaha Wigan Athletic: Waan Iska Iibin Lahaa Caajislowga Wayne Rooney

Gudoomiyaha Wigan Athletic: Waan Iska Iibin Lahaa Caajislowga Wayne Rooney

(maantasomaliland) Gudoomiyaha kooxda Wigan Athletic Dave Whelan ayaa sheegay inuu iska diri lahaa Wayne Rooney hadii uu madax ka ahaan lahaa United isagoo ku eedeeyay ciyaaryahanka inuu noqday caajisloow isbuucyadii u danbeysay ee xilli ciyaareedkii hore. Waxaana gudoomiyaha Wigan uu sheegay in Rooney uusan heleynin koox uga fiican Man United, inkastoo uu qirtay inuu 30 […]

Liverpool Oo Laga Yaabo Inay Saxiixa Matri Ka Afduubato Napoli.

Liverpool Oo Laga Yaabo Inay Saxiixa Matri Ka Afduubato Napoli.

(maantasomaliland) U dhaqaaqistii Alessandro Matri ee Napoli ayaa waxaa laga yaabaa inay afduubato Liverpool madaama Juventus ay qiimihiisa ka dhigtay 12 milyan euro. Labadii maalmood ee u danbeysay waxaa si aad ah ay u warinayeen saxaafada Talyaaniga in Juventus ay aqbashay dalab 12 milyan euro oo ka yimid Napoli. Matri ayaana waqti u qaadanaya inuu […]

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

(maantasomaliland )Maalin wanaagsan dhamaan akhristayaasheena meel kasta oo aad dunida ka joogtaan, waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa wararka xanta ah ee wargeysyada ka soo baxa Ingariiska, Spain iyo Talyaaniga ay ka qoreen suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo aan saaka indhaha soo marmarinay. Xuquuqda wararkaan waxaa iska leh wargeysyada ama warbaahinta ku hor qoran, Laacib.net […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com