Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Ciyaaraha (Page 4)

DAAWO MUUQAAL: GABILEY OO HARGEISA DHIBCO BADAN KU CARAABISAY

DAAWO MUUQAAL: GABILEY OO HARGEISA DHIBCO BADAN KU CARAABISAY

Xulka Gobolka Gabiiley Oo Diyaar Garowgii U Danbeeyey Soo Bandhigay Iyo Maamulka Gobolka Oo Booqday Xarunta Tobabarka.

Xulka Gobolka Gabiiley Oo Diyaar Garowgii U Danbeeyey Soo Bandhigay Iyo Maamulka Gobolka Oo Booqday Xarunta Tobabarka.

Kabtan Neymar JR Oo Xulka Qarankiisa Brazil Ku Hogaamiyay Bilada Dahabka Rio Olympics, Inkaartii Brazil Haysan Jirtay Oo Soo Dhamaatay, Xili Jiillka Cusub Ee Brazil Uu Rekoodhayaal Ku Garaacay Germany

Xulka qaranka Brazil ayaa ugu danbayn ku guulaystay bilada dahabka ah ciyaaraha kubbada cagta Olimbikada aduunka  kadib markii ay Germany ku garaaceen rekoodhayaal 5:4 ah, waxaana Germany rekoodhihiisa ka qasaariyay Petersen iyada oo goolhayaha Brazil uu Germany ka hor joogsaday in ay darbadii shanaad gool u badalaan waxaana rekoodhaha guusha isku soo taagay isla markaana guusha ugu […]

Somaliland: Mo Farah is British athletics’ greatest ever Olympian

Somaliland: Mo Farah is British athletics’ greatest ever Olympian

Mo Farah the quality of his second Olympic gold medal in 10000metres Somaliland sun- According to Dame Kelly Holmes, Mo Farah a Briton of Somaliland origin will go down as the greatest British athletics Olympian of all time, with the 33-year-old favourite to win another gold in the 5,000 metres. The double Olympic champion said […]

Guddoomiyaha Cusub Ee Xidhiidhka Kubada Cagta Oo Xilkii la Wareegay,Kanna Hadlay Qorshayaashiisa

Guddoomiyaha Cusub Ee Xidhiidhka Kubada Cagta Oo Xilkii la Wareegay,Kanna Hadlay Qorshayaashiisa

Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha Somaliland Oo Ka Warbixiyay Xilliga Ay Qabsoomayso Doorashada Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland

Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha Somaliland Oo Ka Warbixiyay Xilliga Ay Qabsoomayso Doorashada Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland

Agaasimaha waaxda ciyaaraha Somaliland ayaa ka warbixiyay goorta ay qabsoomayso doorashadii xidhiidhka kubadda cagta ee jamhuuriyada Somaliland iyo walib siday u qaban qaabiyeen dhicitanka doorashadu. Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Daawo Muuqaal:-Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Soo Gaba-Gabeeyay Tartanka La Ciyaar Waddani

DAAWO: Goolkii Maxamuud Govindhe Uu Ku Qaaday Abaalmarinta Conifa World Cup-2016 Best Goal

DAAWO: Goolkii Maxamuud Govindhe Uu Ku Qaaday Abaalmarinta Conifa World Cup-2016 Best Goal

maxamuud Cabdi xasan GOVINNDHA oo la siiyey bilada goolkii ugu quruxda badnaa ee tartankii Abkhazia kusoo gabagaboobay xalay, ayaanu idinku haynaa isagoo muuqaal ah… hadaba halkan ka daawo…  

Xulka Somaliland U Matalaya Tartanka Kubada Cagta Ee Waddamada Aan La Aqoonsan Oo Ciyaartoodii 1aad Yeeshay Iyo Kooxda Ay La Ciyaareen

Xulka Somaliland U Matalaya Tartanka Kubada Cagta Ee Waddamada Aan La Aqoonsan Oo Ciyaartoodii 1aad Yeeshay Iyo Kooxda Ay La Ciyaareen

Xulka Kubadda Cagta Somaliland ee Ka qaybgalaaya Koobka Wadamadda Aan La Aqoonsan Ee Abkhaasiya Ayaa Maanta Yeelnaaya Ciyaartoodii Kowaad, Xubno Kamida Ciyaar Touga Ayaa Waraysi Siiyay Wakaaladda Wararka SOLNA. Sakeriye Axmed Muxumed  Ayaa Waraystay Maxamud Cabdi Xasan (Goofiindhe) Oo Ka Mida Ciyaartoyga Somaliland uga qayb galay Tartankaasi waxana uu waraysigaasi u dhacay sidan. Halkan hoose […]

EUROPEAN CHAMPIONS!!!! Real Madrid Oo Ku Guuleysatay Koobkeedii 11aad Ee Champions League Ka Dib Markii Ay Rigoore Ku Garaaceen Atletico Madrid – CR7 OO Rigoorada Guusha U Saxiixay Los Blancos

EUROPEAN CHAMPIONS!!!! Real Madrid Oo Ku Guuleysatay Koobkeedii 11aad Ee Champions League Ka Dib Markii Ay Rigoore Ku Garaaceen Atletico Madrid – CR7 OO Rigoorada Guusha U Saxiixay Los Blancos

  Real Madrid ayaa ku guuleysatay markeedii 11aad koobka Champions League ka dib markii ay rigoore 5-3 ay kaga badiyeen kooxda Atletico Madrid final la isku rafaaday oo ka dhacay San Siro ka dib markii 120 daqiiqo lagu kala bixi waayay barbaro 1-1 ah. Juanfran ayaa gool ku laadkii la isla gaaray ka qasaariyay kooxda […]

LIVE: CIYAAR HADA DHEX MARAYSA KOOXAHA MILAN VS JUVENTUS

LIVE: CIYAAR HADA DHEX MARAYSA KOOXAHA MILAN VS JUVENTUS

Kooxda kubada cagta ee Manchester United ayaa hanatay FA Cupkii ka dib markii ay wakhtiga dheeraad ah ee ciyaarta lagu daray kaga guulaysatay 2-1 kooxda Crastal Palace.

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com