Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Ciyaaraha (Page 6)

Somaliland: UK delegation meets KULMIYE Party Presidential Contenders

Somaliland: UK delegation meets KULMIYE Party Presidential Contenders

(Somalilandmonitor)-Uk delegation led by MS. Cat Evans – UK Addis Ababa Embassy Consular met Chairman of the ruling party Mr. Nusa Bihi Abdi and Vice President Abdirahman Abdillahi Saylici, who is the contender for the Vice presidency, at the presidency in camera. Highly reliable sources stated that they discussed issues pertaining to the bilateral relations […]

DAAWO shirkada takaful oo qalab gudoonsiiyay ciidanka nabad galyada wadooyinka somaliland

Wareegga Labaad Ee Ciyaaraha Oo Dib U Dhacay iyo Dooda Agaasime Dhabbeeye

Wareegga Labaad Ee Ciyaaraha Oo Dib U Dhacay iyo Dooda Agaasime Dhabbeeye

Xulalka gobolada Somaliland ee u soo baxay wajiga labaad ee tartanka ciyaaraha gobolada Somaliland ee Hargeysa ku qabsoomi lahaa ayay wasaaradda ciyaaruhu ku wargalisay inaanu jirin wakhti cayiman oo la ogyahay in tartankaasi la qabanayo, sidaasi darteedna ay tahay in gobolada caasimada yimid dib ugu noqdaan goboladoodii.   Wareegii koowaad ee ka dhacay Burco iyo […]

“Waxa la Is Weydiin Doonaa Miyay ka Hor Yimaadeen (Wasiirradii Iscasilay) Barnaamijkii Xisbiga, Haddii Ay Noqoto HAA Inay Ka Hor Yimaadeen Oo Waliba Si Abaabulan Uga Horyimaadeen. Xeerka Xisbigu wuxuu Tilmaamayaa In Tallaabooyin Laga Qaado”

Guddoomiyaha xisbiga talladda Somaliland haya ee KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi, ahna Murrashax ka mid ah tartameyaasha u ordaya murrashaxnimadda madaxweynaha ee xisbiga dhexdiisa, ayaa si adag ugu hanjabay Wasiirradii iyo masuuliyiintii kale ee iska casilay xilalkii ay ka hayeen xukuumadda, waxaanu tilmaamay in Xisbigu wax iska weydiin doono sidii abaabulayd ee ay isku casileen haddii […]

Daawo muuqaal: Boobe Yusuf Ducaale oo tiriyey Mushaakilaadka Haysta Somaliland waqtigan.

Daawo muuqaal: Boobe Yusuf Ducaale oo tiriyey Mushaakilaadka Haysta Somaliland waqtigan.

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Ahna Ku simaha Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqay in uu yahay Murashax U Taagan Jagada Madaxweyne Ku Xigeenka ee Xisbiga Kulmiye dhexdiisa.

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Ahna Ku simaha Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqay in uu yahay Murashax U Taagan Jagada Madaxweyne Ku Xigeenka ee Xisbiga Kulmiye dhexdiisa. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo hadhimo sharafeed ugu sameeyay Xubnaha Golaha Dhexe iyo Madax dhaqameedka Beelaha Galbeedka Burco iyo Bariga Hargeysa. Hadal […]

Guddoomiyaha xidhiidhka kubada cagta ee Somaliland Cabdillaahi Khayre Cawaale Gacal ayaa ka jawaabay dhawaaqii ka soo yeedhay xulkii kubada cagta ee gobolka Maroodi Jeex oo si indho la’aana u daadafeeyay go’aankii lagaga reebay ciyaaraha gobolada Somaliland .

Guddoomiyaha xidhiidhka kubada cagta ee Somaliland Cabdillaahi Khayre Cawaale Gacal ayaa ka jawaabay dhawaaqii ka soo yeedhay xulkii kubada cagta ee gobolka Maroodi Jeex oo si indho la’aana u daadafeeyay go’aankii lagaga reebay ciyaaraha gobolada Somaliland . xidhiidhka Guddoomiyaha xidhiidhka kubada cagta ee Somaliland Cabdillaahi Gacal oo maalinta qaar ka mida warbaahinta kula hadlay magaalada […]

XUSKA SHUHADADA 3AAD‏

XUSKA SHUHADADA 3AAD‏

Mar haddaan hillaab lagu gudbayn, giriftan mooyaane, Gebgebteedu waa xubin intay, gawrac leedahaye, Geeddiga cagaa daaliyaa, lagu geyoodaaye, Gellimaadka hayskaga jirtiyo, goosan-habaqlaaye, Gubuxsiga mar uun bay tirsiga, meel ka soo geliye, Gar-garaaciddeediyo ha deyn, geed-ka-didinteeda,’’ Gud-gude, Hadraawi, 1990kii Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com Qormada: 3aad 11/10/2015ka, Hargeysa, 1985kii ayaa Shirkii 2aad ee Golaha […]

Xulka Gobolka Badhan oo 1-0 kaga badiyey Daad-madheedh.

Xulka Gobolka Badhan oo 1-0 kaga badiyey Daad-madheedh.

Xulka Gobolka Badhan ayaa Guul galabta kala hoyday garoonka Alamse ee magaalada Burco ka dib markii xulka gobolka daadmadheedh ay kaga badiyeen hal iyo Eber. Waxaanay ciyaartii ku dhamaatay hal iyo Eeber.

NATIIJADA CIYAARAHA GOBALADA EE MAANTA LA CIYAARAY

NATIIJADA CIYAARAHA GOBALADA EE MAANTA LA CIYAARAY

(maantasomaliland)ciyaarta dhex martay gobalada saanag iyo sool ayaa ahay mid werar iyo werar celisa oo labaada kooxod ba ay iska ilaalinayeen in gool laga dhaliyo . ciyaarta ayaa ahad mid xiiso galisa dhamaan daawadyasha . gaba gaabadi ciyaarta ay ku dhamaatay baraajo hal iyo hal ah/1:1 sidoo kale waxa iyaguna ciyaar dhex martay gobalada saaxil […]

DAAWO.Warka Wasiir-Xigeenka warfaafinta Oo ka warbixisay Kalinta Wasaradu ku leedahay Ciyaaraha gobalada

DAAWO.Warka Wasiir-Xigeenka warfaafinta Oo ka warbixisay Kalinta Wasaradu ku leedahay Ciyaaraha gobalada

Toddobaadkan waxaa nefistay Chelsea oo culays badani ka haystay guuldarrooyin isdaba joog ah ee sida xun ee sanadkan ay horyaalka ku bilawday

Toddobaadkan waxaa nefistay Chelsea oo culays badani ka haystay guuldarrooyin isdaba joog ah ee sida xun ee sanadkan ay horyaalka ku bilawday

Toddobaadkan waxaa nefistay Chelsea oo culays badani ka haystay guuldarrooyin isdaba joog ah ee sida xun ee sanadkan ay horyaalka ku bilawday. Labada gool oo ay u kala dhaliyeen ninka difaaca ka ciyaara ee Kurt Zouma iyo Eden Hazard waxay Chelsea u xaqiijisay guushoodii 2aad ee lix ciyaarood oo horyaalka ka tirsan. Guuldarrada Arsenal waxay […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com