Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Ciyaaraha (Page 7)

Xildhibaan Maxamed Jaamac Cali oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa ka jawaabay hadallo ka soo yeedhay guddoomiye Cirro oo uu ku sheegayo in aanu madaxweyne Siilaanyo soo celin Karin go’aankaa Golaha wakiiladdu ku laalay wareejinta Kaydka haamaha shiidaalka ee maaaladda Berbera

Xildhibaan Maxamed Jaamac Cali oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa ka jawaabay hadallo ka soo yeedhay guddoomiye Cirro oo uu ku sheegayo in aanu madaxweyne Siilaanyo soo celin Karin go’aankaa Golaha wakiiladdu ku laalay wareejinta Kaydka haamaha shiidaalka ee maaaladda Berbera. Xildhibaan-maxamed-Jaamac-caliXildhibaan Maxamed Jaamac oo shalay u waramayay wargeyska DAWAN, ayaa waxa […]

DAAWO Xulka Chile Oo Ku Guulaystay COPA AMERICA

DAAWO  Xulka Chile Oo Ku Guulaystay COPA AMERICA

Ciyaar aad u adkayd oo oo goor dhawayd dhamaatay oo ay ku hurdo seegeen daawadayaashii oo isla markaana ahayd ciyaarta kama dambeysta ee tartanka qaramada Laatiin Amerika ee copa America ayaa waxay ka dhacday garoonka Santiago ee dalka Chile, halkaas oo ay isku hirdiyeen xulka Argentina iyo Xulka Qaranka wadanka Chile oo marti geliyay tartanka […]

Eduardo Vargas Oo Chile Ku Hogaamiyay Finalka Copa America , Peru Ayay 2/1 Uga Talaabsadeen

Eduardo Vargas Oo Chile Ku Hogaamiyay Finalka Copa America , Peru Ayay 2/1 Uga Talaabsadeen

Qaranka Chile ayaa iska xaadiriyay finalka Copa America ka dib markii guul qaali ah ay ka gaareen Peru oo ay uga badiyeen 2/1 . Biloowga ciyaarta waxaa cadaadis badneyn Chile oo gool waqti hore ah ayay raadinayeen balse goolhayaha Peru ay dhaafi waayeen. Daqiiqaddii 20-aad Peru dhabarka ayay ka jabeen ka dib markii kaarka casaanka […]

Kooxda Arsenal Oo Markii Labaad Oo Isku Xiga Ku Guulaystay Koobkii 12aad FA Cup-ka Ingiriiksa,+SAWIRRO.

Kooxda Arsenal Oo Markii Labaad Oo Isku Xiga Ku Guulaystay Koobkii 12aad FA Cup-ka Ingiriiksa,+SAWIRRO.

Kooxda Arsenal ayaa dhigtay rikoor cusub, kadib markii ay hanatay koobkii 12aad ee FA Cup Ingiriiska oo ah Koob qadiimi ah, iyadoo markii labaad oo isku xigta hanatay. Arsenak ayaa 4-0 uga badisay kooxda Aston Villa oo Sema Finalka ku soo reebtay kooxda Liverpool, waxaana ciyaartan Final-ka ay ka dhacday garoonka Wembley. Ciyaartoyda Arsenal oo […]

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dhallinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Somaliland Maxamed Xuseen Axmed (Dhabeeye), ayaa Shaaca ka qaaday inay markii ugu horreysay Somaliland ku guulaysatay inay ka qayb-gasho Tartan Kubbadda Cagta ah oo heer caalami ah

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dhallinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Somaliland Maxamed Xuseen Axmed (Dhabeeye), ayaa Shaaca ka qaaday inay markii ugu horreysay Somaliland ku guulaysatay inay ka qayb-gasho Tartan Kubbadda Cagta ah oo heer caalami ah, isla markaana ka dhici doona waddanka Britain dabayaaqada Bishan April ee aynu ku jirno ee 2015-ka. AGAASIMAHA GUUD EE WASAARADDA […]

Ciyaaryahanka caalamka ugu qaalisan C. Ronaldo ayaa maanta 30 jrisaday, iy adoo xaflada dhalashadiisana ay ka soo qeyb galeen 3000 , oo oo ka mid yiih ciyaaryahanada ay kooxda u wada ciyaaran

Ciyaaryahanka caalamka ugu qaalisan C. Ronaldo ayaa maanta 30 jrisaday, iy adoo xaflada dhalashadiisana ay ka soo qeyb galeen 3000 , oo  oo ka mid  yiih ciyaaryahanada ay kooxda u wada ciyaaran

Ciyaaryahanka caalamka ugu qaalisan C. Ronaldo ayaa maanta 30 jrisaday, iy adoo xaflada dhalashadiisana ay ka soo qeyb galeen 3000 , oo  oo ka mid  yiih ciyaaryahanada ay kooxda u wada ciyaaran , qoyskiisa , iyada oo xafladu ka dhacday La Finca oo ah guri nooca raaxada ah oo  Ronaldo ku leeyahay magaalada Madrid . […]

DAAWO.Manchester United Oo Old Trafford Ku Dubatay Kooxda Cambridge United, Iyo Red Devils Oo Iska Xaadirasay Wareega Shanaad Ee FA Cupka

DAAWO.Manchester United Oo Old Trafford Ku Dubatay Kooxda Cambridge United, Iyo Red Devils Oo Iska Xaadirasay Wareega Shanaad Ee FA Cupka

  Kooxda Man United ayaa guul ay gurigeeda kaga gaadhay kooxda Cambridge United ugu soo baxday wareega afaraad ee koobka FA Cupka. Man United ayaa guushan ku gaadhay 3:0, waxaana goolasha u kala dhaliyay Jaun Mata Marcos Rojo iyo Wilson. Man United ayaa wareega shanaad ee FA Cupka  usafri doonta kooxda Preston North End oo […]

Kooxda Chelsea ayaa waqtiga dheeriga ah guul kaga gaadhay Liverpool oo marti ugu ahayd Stamford Bridge. gool oo uu Ivanovic Chelsea u dhaliyay ayaa u suurtogaliyay inay Liverpool guul kaga gaadho isla markaana ay kugu soo baxdo finalka

Kooxda Chelsea ayaa waqtiga dheeriga ah guul kaga gaadhay Liverpool oo marti ugu ahayd Stamford Bridge. gool oo uu Ivanovic Chelsea u dhaliyay ayaa u suurtogaliyay inay Liverpool guul kaga gaadho isla markaana ay kugu soo baxdo finalka Capital One Cupka. Chelsea ayaana finalka la ciyaari doonta midka soo baxda Tottenham iyo Sheffied United.Finalka Capital […]

Africa Is Not A Poor Continent

Africa Is Not A Poor Continent

aniisAfrica is not poor, Africa is a rich continent inhabited by poor people. Once we fix the people problem, everything else will fall into place. Humanitarian organization like UNICEF, UNDP, Doctors without Borders, and alike have done more damage to Africa than the marginal positive impact they supposedly have had. In order to raise money […]

Cuqaasha, Waxgaradka iyo odayaasha degaanka degmada Dhahar ee gobolka Badhan,ayaa qaadacay shir lagu sheegay in uu yahay shir beeleed ay beelaha Warsangeli ay yeelanayaan

Cuqaasha, Waxgaradka iyo odayaasha degaanka degmada Dhahar ee gobolka Badhan,ayaa qaadacay shir lagu sheegay in uu yahay shir beeleed ay beelaha Warsangeli ay yeelanayaan

Cuqaasha, Waxgaradka iyo odayaasha degaanka degmada Dhahar ee gobolka Badhan,ayaa qaadacay shir lagu sheegay in uu yahay shir beeleed ay beelaha Warsangeli ay yeelanayaan, oo la filayo in uu maanta ka furmo magaaladda Xiin-galool oo ka tirsan gobolka Sanaag. waxaanay waxgaradka beesha Dubbays sheegeen in aanu shirka Xiingalool ka furmayaa aanu ahayn shir ay qabsanayaan […]

Kooxda Nigeria Oo Ku Hadhay Wareegga 16-ka iyo France Oo Iska Xaadiriyay Kulanka 8 Kooxood

Kooxda Nigeria Oo Ku Hadhay Wareegga 16-ka iyo France Oo Iska Xaadiriyay Kulanka 8 Kooxood

Kooxda xulka Qaranka Nigeria,ayaa lagu reebay wareegga 16-ka ka dib ciyaar adag oo dhex martay xulka Qaranka Faransiiska. Haafkii hore ee Ciyaarta ayay labada qaran ku kala nasteen 0-0 aanay waxba kala dhalin iyadoo labada kooxood ay inta badan ahaayeen qaar mid kastaa dhankiisa aad moodaysay in uu u soo diyaar garoobay in uu guusha […]

Xulka Italy Oo Kaadh Cas’Guuldarro iyo Qanniinyadii Suarez La Wada Carraabay iyo Uruguay Oo u Gudubtay Wareegga 16-ka

Xulka Italy Oo Kaadh Cas’Guuldarro iyo Qanniinyadii Suarez La Wada Carraabay iyo Uruguay Oo u Gudubtay Wareegga 16-ka

Hargeysa(Maantasomaliland):- Xulka Qaranka Talyaaniga,ayaa isku darsaday laba guul darro oo ka haleelay ciyaartii caawa ay la yeesheen xulka dalka Uruguay ka dib markii lagaga badiyay gool iyo waxba iyo waliba iyagoo kaadh cas laga siiyay ciyaaryahan Marchisio. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa kusoo idlaatay barbaro ay labada dhinacba ku qanacsanaayeen, 14 daqiiqo kadib markii lagasoo […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com