Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Ciyaaraha (Page 8)

Yaab: Messi Oo Dafiray Wiil Yar Oo Gacan Qaad Ula Holladay

Yaab: Messi Oo Dafiray Wiil Yar Oo Gacan Qaad Ula Holladay

Isku aadka wareegga 8-aad ee koobka Yurub ,ayaa goor-dhaweyd lasoo saaray, iyadoo lagu arkay kulammo xiisa leh oo ay yeelanayaan kooxaha qaar ee ku xifaaltama koobka UEFA Champions League.

(maantasomaliland.com)Isku aadka wareegga 8-aad ee koobka Yurub ,ayaa goor-dhaweyd lasoo saaray, iyadoo lagu arkay kulammo xiisa leh oo ay yeelanayaan kooxaha qaar ee ku xifaaltama koobka UEFA Champions League. Waxaa sanadkan lagu casuumay xarunta uu shirku ka dhacayay laacibkii hore ee kooxda Real Madrid Luis Figo ,kaasi oo gacantiisa ku soo saaray kooxaha isku dhacaya […]

Xaflad balaaran oo ka dhacday Zurich ayaa lasoo gabagabeeyay waxaana la sameeyay isku aadka Wareega 16-ka ee Champions League

(msl)Xaflad balaaran oo ka dhacday Zurich ayaa lasoo gabagabeeyay waxaana la sameeyay isku aadka Wareega 16-ka ee Champions League waxaana kasoo baxay kulamo adag oo la dhihi karo waa kuwii ugu cuslaa. Bayern Munich ayaa wajahi doonta mar kale Arsenal oo ay xili ciyaareedkii hore ku beegantay, sidoo kale Manchester City ayaa mashaqo lugaha la […]

Ronaldo ayaa durbaba dhaliyay 24 gool 17 kulan uu saftay tartamada oo dhan xilli ciyaareedkan isagoo ka mid ah dadka ugu cadcad abaalmarinta Ballon d’Or

(maantasomaliland.com)Jose Mourinho ayaa sheegay inuu tababare Ronaldo inay weli tahay waxa ugu sareeya ee uu gaaro xirfadiisa shaqo ilaa iyo haatan. Labada nin ayaa isla soo joogay Santiago Bernabeu muddo seddex sanno ah, iyadoo Ronaldo uu waqtigaas dhaliyay 168 gool 164 kulan uu saftay. Inkastoo labada nin aysan si aad ah isagu fiicneyn waqtigoodii Lois […]

Koobka adduunka ee loo diyaar garoobaayo inuu ka furmo Brazil ayaa waayi doona shan ciyaaryahan oo muhiim u ah kooxahooda, waxaana dadka dhan ay wada sugayaan yaa noqon doona kan lixaad marka ay wada kulmaan Ronaldo iyo Ibrahimovic, kuwaasoo xulalkooda ay wada ciyaari doonaan kulan ka mid ah kulamada Play offka Koobka Adduunka loogu soo baxaayo.

  Koobka adduunka ee loo diyaar garoobaayo inuu ka furmo Brazil ayaa waayi doona shan ciyaaryahan oo muhiim u ah kooxahooda, waxaana dadka dhan ay wada sugayaan yaa noqon doona kan lixaad marka ay wada kulmaan Ronaldo iyo Ibrahimovic, kuwaasoo xulalkooda ay wada ciyaari doonaan kulan ka mid ah kulamada Play offka Koobka Adduunka loogu […]

Xiddiga khadka dhexe ee xulka Ghana ayaa beeniyay in wax dhibaato ah ay kala dhaxayso macalinkiisa Mourinho sida ay shaacinayeen warbaahinta maalmihii u danbaysay inuu dhib kala dhaxeeyo macalinkiisa kadib markii laga wayay Line upka kooxda Chelsea kulamada Premier League.

(MAANTASOMALILAND)Xiddiga khadka dhexe ee xulka Ghana ayaa beeniyay in wax dhibaato ah ay kala dhaxayso macalinkiisa Mourinho sida ay shaacinayeen warbaahinta maalmihii u danbaysay inuu dhib kala dhaxeeyo macalinkiisa kadib markii laga wayay Line upka kooxda Chelsea kulamada Premier League. Essien oo 30 jir ah ayaa ilaashanaya xiriirkiisa adag ee kala dhaxeeya Mourinho mana ka […]

Luis Suarez ayaa shaacataageero uu ka helay jamaahiirta Liverpool iyo kabtanka kooxda Steven Gerrard inay ka dhaadhicisay inuu sii joogo Anfield ka qaaday in .

Luis Suarez: Gerrard Iyo Jamaahiirta Liverpool Ayaa Iga Dhaadhiciyay Inaan Kooxda Sii Joogo.   Luis Suarez ayaa shaacataageero uu ka helay jamaahiirta Liverpool iyo kabtanka kooxda Steven Gerrard inay ka dhaadhicisay inuu sii joogo Anfield ka qaaday in . Xiddiga reer Uruguay ayaa ku qarashgareeyay inta badan xagaagii inuu helo wadadii uu uga bixi lahaa […]

Tababaraha Tottenham Andre Villas-Boas ayaa aaminsan in luqada Ingariiska ay dhibaato ku tahay xiddiga ugu qaalisan kooxda Erik Lamela islamarkaana ay HOOS UDHIGTO SUMCADIISA CIYAAREED

(MSL)Tababaraha Tottenham Andre Villas-Boas ayaa aaminsan in luqada Ingariiska ay dhibaato ku tahay xiddiga ugu qaalisan kooxda Erik Lamela islamarkaana ay  HOOS UDHIGTO SUMCADIISA CIYAAREED 21 jirkaan reer Argentina ayaa xagaagii uga soo biiray Tottenhan kooxda Roma isagoo ku yimid heshiis ku dhow 30 milyan ginni, welina kuma soo bilaabanin kulan Premier League ah. Lamela […]

Labo gool uu dhaliyay Cristiano Ronaldo oo midi ay rigoore aheyd ayaa ka caawisay Real Madrid inay 2-1 kaga badiyaan Juventus oo marti ku aheyd Santiago Bernabeu

(MAANTASOMALILAND)Labo gool uu dhaliyay Cristiano Ronaldo oo midi ay rigoore aheyd ayaa ka caawisay Real Madrid inay 2-1 kaga badiyaan Juventus oo marti ku aheyd Santiago Bernabeu, iyadoo kooxda ka dhisan Serie A ay 10 ciyaaryahan ku ciyaareysay inta badan qeybtii labaad ee ciyaarta ka dib casaan uu ka qaatay Cheillini. Real Madrid ayay ku […]

Afar gool uu dhaliyay Zlatan Ibrahimovic ayaa ka caawisay kooxda Paris Saint-Germain inay 5-0 ku xasuuqaan kooxda reer Belgium ee Anderlecht oo marti loo ahaa.

Afar gool uu dhaliyay Zlatan Ibrahimovic ayaa ka caawisay kooxda Paris Saint-Germain inay 5-0 ku xasuuqaan kooxda reer Belgium ee Anderlecht oo marti loo ahaa. Zltan Ibrahimovic ayaa seddexleey ku dhaliyay 19 daqiiqo gudaheed qeybtii hore ee ciyaarta laga soo bilaabo daqiiqadii 17aad ilaa iyo daqiiqadii 36aad. Iyadoo labo gool oo ka mid ah ay […]

Kooxda AC Milan oo la sheegay in ay si rasmi ah ula xiriirtay kabtanka Man United

Kooxda AC Milan oo la sheegay in ay si rasmi ah ula xiriirtay kabtanka Man United

(maantasomaliland):-AC Milan ayaa la soo xariirtay kabtanka kooxda Manchester United Nemanja Vidic si uu u yimaado garoonka San Siro. Dafaca dalka Serbia ayaa waxa ugu harsan 12 bilood oo kaliya heshiiska uu kala joogo kooxda uu hogamiyo macalin David Moyes. Milan wakiil ka socda ayaa la soo xiriiray Vidic si uu ugu soo biro kooxda […]

Chelsea oo kula biirtay Tottenham, Man United iyo Arsenal saxiixa Andrea Pirlo

Chelsea oo kula biirtay Tottenham, Man United iyo Arsenal saxiixa Andrea Pirlo

(maantasomaliland):-Afarta kooxood ee ugu wa weyn dalka England ayaa si aad ah waxey u xiiseynaayan kubad qaabeeyah kooxda Juventus Andrea Pirlo kasoo macquul eey tahay in uu ka tago kooxdiisa . 34 jirkan ayaa heshiiska uu kala joogo kooxdisa waxa uu dhaci doono bisha June waxaana kooxdiisa ay dhawaan hakada galisay wada hadaladii ay kula […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com