Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Aragti (Page 10)

Daawo Muqaal 25 Sanno ka hor iyo hubka dhigsata ciidanka qaranka jumhuuriyada somalilan yagleelidiisi iyo Sancaani Oo aheyd cidii u horeysay ee hubka dhigtay ,waxaa meesha idinka soo bixi doona madaxweynihii labaad ee somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ,Suldaanki Guud ee Beelaha Arab Murxuum Suldaan Maxamed Suldaan Faarax iyo Wasiirkii Gaashandhiga Waqtigaas Muuse Biixi Cabid oo hada ah madaxwynaha jamhuuryada somaliland ee hada.

Daawo Muqaal 25 Sanno ka hor iyo hubka dhigsata ciidanka qaranka jumhuuriyada somalilan yagleelidiisi iyo Sancaani Oo aheyd cidii u horeysay ee hubka dhigtay ,waxaa meesha idinka soo bixi doona madaxweynihii labaad ee somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ,Suldaanki Guud ee Beelaha Arab Murxuum Suldaan Maxamed Suldaan Faarax iyo Wasiirkii Gaashandhiga Waqtigaas Muuse Biixi […]

SHIRKADDA DAABACAADA CASRIGA AH EE SAGAL-JET OO MACAAMIISHEEDA UGU BAAQAY CASRIYAYN CUSUB SANADKA 2019

SHIRKADDA DAABACAADA CASRIGA AH EE SAGAL-JET OO MACAAMIISHEEDA UGU BAAQAY CASRIYAYN CUSUB SANADKA 2019

Shirkadda Daabacaada Casriga ah ee Sagal-jet ayaa bilowga sanadkan cusub ee 2019 dib u habayn iyo Nashqadayn cusub u samaysay macaamiisheedka kala duwan ee ku nool Somaliland iyo Jabuuti Casriyaytan ayaa ah in shirkaddu sanad walba la talaabsato oo la jaanqaado shirkaddaha wax daabaca ee adduunka waxaana xarun kasta oo Sagal-jet leedahay aad ka helaysaa […]

Nagu Saabsan Shabakada Wararka ee MAANTASOMALILAND.com WAXAA LA AASAASAY OO LA BILAABAY MUDO LAGA JOOGO 2010 ILAA HADA OO AH MUDO SAGAAL SANO AH Waa Shabakad Warbaahineed Oo ka mid ah Shabakadaha ku hadla Afka Soomaliga, Waana mid Sii Xoojinaysa Tabinta wararka, dhacdooyinka dhabta ah iyo Aragtiyaha Saxda ah ee ku salaysan dhaqanka wanaagsan ee ay leedahay Ummadda afka soomaliga ku hadasha, Ujeeddoyinka Ugu Waa weyn ee loo aas aasay shabakadan warbaahineed waxa ka mid ah Ilaalinta dhaqanka suuban ee diinteena islaamka. Danta-guud ee qaranka Iyo Dareenka Bulshada. GAAR AHAAN dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee caalamka iyo gudaha dalkaba .Shabakada Wararka ee MAANTASOMALILAND.com Waa Shabakad ay ka haw-lgalaan Dad aqoon durugsan u leh arrimaha warbaahinta Iyo Dhaqanka bulshada.

Nagu Saabsan Shabakada Wararka ee MAANTASOMALILAND.com WAXAA LA AASAASAY OO LA BILAABAY MUDO LAGA JOOGO 2010 ILAA HADA OO AH MUDO SAGAAL SANO AH Waa Shabakad Warbaahineed Oo ka mid ah Shabakadaha ku hadla Afka Soomaliga, Waana mid Sii Xoojinaysa Tabinta wararka, dhacdooyinka dhabta ah iyo Aragtiyaha Saxda ah ee ku salaysan dhaqanka wanaagsan ee […]

Sheekh Aadan Sunne Oo Fariin Ka Soo Diray Xabsiga Uu Weli ku xidhan yahay

Sheekh Aadan Sunne Oo Fariin Ka Soo Diray Xabsiga Uu Weli ku xidhan yahay

Sheekh Aadan Cabdiraxaman Warsame (Aadan Sunne) oo ka mid ah culimada magaalada Hargeysa isla markaana ay xabsiga u taxaaben ciidamada Somaliland sannadkii 2017-kii ayaa waxaa uu farriin xabsiga dhexdiisa uga soo direy madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Sheekha ayaa sheegay in madaxweynaha Somaliland uu diidey in uu cafiyo ka dib markii uu horey ugu ballan-qaadey […]

HESHIISKA AYNU LA GALAY SHIRKADA DP WORLD EE DEKADA BERBERA IYO KA LAGU BIXIYEY SALDHIGA MILATARI MIYAANAY AHAYN QAAR DIB LOO EEGI KARO?!QORAA; Muhamed Dhimbiil,

HESHIISKA AYNU LA GALAY SHIRKADA DP WORLD EE DEKADA BERBERA IYO KA LAGU BIXIYEY SALDHIGA MILATARI MIYAANAY AHAYN QAAR DIB LOO EEGI KARO?!QORAA; Muhamed Dhimbiil,

Heshiisyada maalgashiga miyaan dib loo eegi karin, oo aynaan xisaabtan iyo qiimeyn ku sameyn karin tolow, oo iska eegi karin in ay inoo qalmaan iyo in kale ? Haa waa loo eegi karaa oo golaha wakiiladu heshiiskii barigii uu Total la galay Madaxwayne Cigaal dhawr goor ayey dib u eegeen oo wax laga dhimay mudadii […]

maxaad ka taqaan taariikhda mujaahid xasan maxamed ubaxle xasan ganay?qalinkii Cabdiraxmaan Axmed

maxaad ka taqaan taariikhda mujaahid xasan maxamed ubaxle xasan ganay?qalinkii Cabdiraxmaan Axmed

Mujaahid xasan maxamed ubaxle waxa uu duurka iyo halkanka u baxay 1978, markii sidaa looga soo jeestay dagaalkii etoobiya iyo soomaaliya waxaanu ka mid ahaa jabhadii u horaysay ee waqooyi laga aasaaso waxay jabhada wada aasaaseen ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiyee mujaahidkii waynaa muj, maxamed cali dhawr goor bay ciidamadii calooshooda u shaqaystayaashii faqash […]

Yaa Loo Cumaamadayaa Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ?

Yaa Loo Cumaamadayaa Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ?

Shirwaynaha golaha dhexe ee xisbiga kulmiye ayaa la filayaa inuu ka furmo dhamaadka bisha labaad ee sanadkan magaaladda boorama. Xasan ciise jaamac shirwaynaha ayaa la filayaa in lagu doorto gudoomiyaha xisbiga iyadoo ilaa hadda raga la hadal hayo ay kamid yihiin madaxwaynaha oo wararku sheegayaan in isaga dib loo dooranayo halka wararka qaar sheegayaan inuu […]

Mix – Aun C/laahi D Sooraan & Faadumo C Maandeeq Heesta Toobiyeyso Wth Lyrics

Mix – Aun C/laahi D Sooraan & Faadumo C Maandeeq Heesta Toobiyeyso Wth Lyrics

HADRA DAAHIR HEESTA 12 JEER IGU SOO LIGLIGATAA Erayadii C/laahi Diiriye Sooraan

HADRA DAAHIR HEESTA 12 JEER IGU SOO LIGLIGATAA  Erayadii C/laahi Diiriye Sooraan

TOOS U DAAWO CIIDAMADII S N M EE HARGAYSA SOO GALAY 31/5 /1988

TOOS U DAAWO CIIDAMADII  S N M EE HARGAYSA SOO GALAY 31/5 /1988

Daawo : BBC-da Oo Wareysi Kululo oo DHulka jiiday Ka Qaadey Wariye Cali Seenyo , Waxna Ka Weydiisay Sababtii Somaliland Looga Hor Istaagey

Daawo : BBC-da Oo Wareysi Kululo oo DHulka jiiday Ka Qaadey Wariye Cali Seenyo , Waxna Ka Weydiisay Sababtii Somaliland Looga Hor Istaagey

Laanta afka Somaliga ee Idaacada BBC-da ayaa wareysi Kulul ka qaadey Wariye Cali Seenyo isla markaana su,aaalo ka weydiisay sababaha looga hor istaagey inuu Somaliland ka soo galo dhinacada Xuduuda dalka Jabuuti

DAAWO: Siyaasiyiin Sheegay In Xisbiga Waddani Doonayo Inuu Dalka Geliyo Madaw

DAAWO: Siyaasiyiin Sheegay In Xisbiga Waddani Doonayo Inuu Dalka Geliyo Madaw
Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com