DAHABSHIIL: HORMOODKII RAJO SOO CELINTA BULSHADA SOOMAALIDA!

Shirkadda Dahabshiil waxay bulshada Soomaaliyeed usoo qabatay, una haysaa dhammaan adeegyadii dadweynuhu ka heli lahaa dowlada, kuwaasoo isugu jirey Xawilaadaha lacagaha ee dalka dibediisa iyo gudahba iyo (Bank) Kaydinta lacagta, iyo sidoo kale war isgaadhsiinta oo dhawr qaybood ka kooban, sida Telefoonadda Tan iyo intii ka danbeysay 1988-kii ilaa 1990-kii, kadib burburka dawladii dhexe ee […]
SAADAASHA DOORASHOOYINKA SOO SOCDA EE SOMALILAND

Doorashooyinkii Somalilaan u qabsoomay 29 -kii Sanadood ee la soo dhaafay waa taariikh xusuusteeda leh oo diiwaanka gashay. 1- Doorashadii shir-beeleedka ee Boorama ka dhacday sanadkii 1993 waxaa is soo sharaxay Mahamed haji ibrahim Cigaal, Abdirahman Aw Ali tuur ( AHN), Omar Carte Qaalib iyo Ahmed Mohamed Halac. Waxaana madaxweyne loo doortay oo ku guuleystay […]
SAADAASHA DOORASHOOYINKA SOO SOCDA EE SOMALILAND ”’

Doorashooyinkii Somalilaan u qabsoomay 29 -kii Sanadood ee la soo dhaafay waa taariikh xusuusteeda leh oo diiwaanka gashay. 1- Doorashadii shir-beeleedka ee Boorama ka dhacday sanadkii 1993 waxaa is soo sharaxay Mahamed haji ibrahim Cigaal, Abdirahman Aw Ali tuur ( AHN), Omar Carte Qaalib iyo Ahmed Mohamed Halac. Waxaana madaxweyne loo doortay oo ku guuleystay […]
“HADII SOMALILAND BAARLAMAAN ADAGI JIRI LAHAA MADAXWEYNE MUUSE BIIXI KHIYAAMO QARAN AYAA LAGU SOO OOGI LAHAA”! HOGAAMIYE DHIMBIIL.

Somaliland Waxa jirta intii xisbiga Kulmiye dalka hogaanka u hayey in si rasmi ah Somalia iyo Somaliland isku dhex galeen oo furistii wadahadalada Somaliland iyo Somalia aan laga fiirsan waxa qaranka kaga iman kara iyo waxa ay Somaliland yeeli karaan. Sanadkii wadahadalada Somaliland iyo Somalia la furay Somalia waxa ay ku jirtay dawlad loo yaqaano […]
Xidigaha Geeska | Lyrics Riyo iyo dhalanteed Ka Dheer Gobanimo Hees Cusub 2020 Muuqaal

Xidigaha Geeska | Lyrics Riyo iyo dhalanteed Ka Dheer Gobanimo Hees Cusub 2020 Muuqaal
SHIRKADDA DAHABSHIIL OO FARIIN CUSUB U DIRTAY MACAAMIISHEEDA KU KALA NOOL DAAFAHA ADUUNKA

Shirkadda Dahabshiil Oo Fariin Cusub U Dirtay Macaamiisheeda Ku Kala NooL Daafaha Aduunka
TAXANAHA TAARIIKHDA MUJAAHID AXMED WAYSA CADE OO KA WARAMAYA HALGANKII URURKA SNM guda galkii cadaadlay 1988/5/29
