DAAWO WARAYSI GUDAGALKII HARGAYSA EE XOOGAGII CIIDAMADA SNM 31/5/1988 IYO MUJAAHID XASAN MAXAMED UBAXLE( XASSAN GANEY )OO AHAA TALIYIHII GUUD GAADIIDKA IYO TIKNIKADA GAASHAAMAN EE HABEENKAAS

Maxamed Ibraahim warsame hadraawi Dibadyaal | 27/7/1981.

“Dadka aad ka dhalatiyoDalka aad u dhalatiyoNin la yidhi danta u tali,Hanad laga dabqaatiyoDiric iyo fariid noqo,Dibindaabyo ka ogow,Duco iyo xusuus iyoDuug aad ka dhaxashideXilka daacad ugu hay,Ha dullayne gaadhsiiMeeshay daraaddeedU galeen dagaalkiiDiiftiyo kulka lahaa,Dibudhaca ka maaree,Dumar iyo rag hawlgali,Kartidooda deeqsii,Derejow sugnaatoGuul baa u dagatee,Alla doori saw kaaDarka jiidhay Maaweel! Waxan dooddi kaga baxayHadalkana ku […]
SHAAHID Real State. waxay kuu haysaa DHUL kala duwan oo qiime macquul ah lagaa siin doono

SHAAHID Real State.waxay kuu haysaa GURI sadex qol ah iyo DHUL banaan oo dhinaca isku haya qiime macquul ah lagaa siin doono oo ku yaala Xaafada ISHA BOORAME, waana dhul Sadex wajahadood leh, isugaynta cabirka dhulka iyo guriga waa 12/24 meters. Sida ka muuqata nashqadan sawiradda ku lifaaqan halkan Waxaa kaaga dhismaya laba guri oo […]
“Xadhig Iyo Xabad Midna Naga Celin Mayso Xaqa Iyo Xuquuqaha Aan Tooshka U Sidano” Afhayeenka Xisbiga Waddani

Afhayeenka Xisbiga Mucariidka Ah Ee Waddani Barkhad Jamac Xirsi Ayaa Qoraal Uu Soo Dhigay Bartiisa Facebooka Uga Mahad Celiyay Cid Kasta Oo Ka Hadashay Xadhiga Lagu La Kacay Waxaanu Sheegay Afhayeenku In Aanay Ku Habranan Xadhig Iyo Xabad Midna Waxaanu U Dhigna Sidan “Alle Swc Ayaa Mahad Leh, Cid Kasta Oo Qawl Iyo Qoraal Noogu […]
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Madaxweyne Axmed Madoobe Oo Kullan Ku Wada Yeeshay Magaalada Nayroobi

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali waraabe ,ayaa caasimada dalke Kenya ee Nayroobi kullan kula qaatay Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam”Axmed Madoobe”, kaasi oo lagu sheegay inay kaga wada haddleen arrimo khuseeya Somaliland iyo Somaliya iyo welibais badelka siyaadadeed ee ka socda Geeska Afrika & arrimo kale Faysal Cali Waraabe ayaa […]
DAAWO;-XOG-WARANKA HAWGALKII SNM EE JEELKA MADHEERA 1983 IYO DOORKII MUJ LIXLE!

Xogwaran ku saabsan qaabkii uu ufulay hawgalkii jeelka madheera ee ururka SNM Ku jabsadeen jeelka 1983 hawlgalkaasi oo uu hogaaminayay muj lixle Alle Ha,unaxariistee HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WOGWARANKAN;