Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Aragti (Page 5)

Daawo: Wareysi Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Kusugan London Maxamud Abdi Jamac (Xuuto) Oo Kawaramey Xaalada Guud Ee Saxaafada Iyo Suxufiyiinta Ka Hawl Gala Somaliland

Daawo: Wareysi Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Kusugan London Maxamud Abdi Jamac (Xuuto) Oo Kawaramey Xaalada Guud Ee Saxaafada Iyo Suxufiyiinta Ka Hawl Gala Somaliland

Xidhiidh Laga Dhaxaysiiyey Askar Uu Dalacaad Siiyey Madaxweyne Farmaajo Iyo 30 Guurada Xasuuqii Jasiira Oo Maanta Ku Beegan

Xidhiidh Laga Dhaxaysiiyey Askar Uu Dalacaad Siiyey Madaxweyne Farmaajo Iyo 30 Guurada Xasuuqii Jasiira Oo Maanta Ku Beegan

Gudoomiyaha xisbiga wadajir ee soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay dhacdadii Jasiira ee sanadkii 1989 lagu xasuuqay muwaadiniin reer somaliland ah. Gudoomiye Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa qoraal uu maanta soo saaray waxa kale uu xidhiidh kaga dhaxaysiisay dalacaad loo sameeyey saraakiil boolis ah iyo xasuuqii Jasiira oo ay maanta ku beegan tahay sanad guurada 30aad […]

Nabad HAA Colaad MAYA Amb KAYSAR CABDILAAHI MUXUMED

Nabad HAA Colaad MAYA Amb KAYSAR CABDILAAHI MUXUMED

Nabad HAA Colaad MAYA ! Asalaamu Calaykum Marka hore waxaan Allah uga baryayaa inuu saamaxo oo uu u dembi dhaafo inta ku dhimatay Colaadaha Ceel-afweyn iyo Nawaaxigeeda inta ku dhaawacantayna uu Shaafiyo. Aamiin. Dagaalkaasi waa mid Xaaraan ah oo ruuxa ku dhinta iyo ka wax dilaaba ay Naartu Hoy u noqon doonto sida ay Culimadu […]

Maxamed Bk | NABADA EXAYSTA | Ceel Afwayn

Maxamed Bk  | NABADA EXAYSTA | Ceel Afwayn

Xogta Dahsoon Caalimkii Muslinka ahaa ee aqoontiisii lagu sameeyey Internetka

Xogta Dahsoon Caalimkii Muslinka ahaa ee aqoontiisii lagu sameeyey Internetka

Mix – maxamed bk Iyo wacdarihii Caawa ee Nairobi

Mix – maxamed bk Iyo wacdarihii Caawa ee Nairobi

HEES CUSUB IYO MAXAMED BK NAIROBI.

HEES CUSUB IYO MAXAMED BK NAIROBI.

Dalalka Africa Oo Yeelaneya Soon Ganacsi Oo Xor Ah

Dalalka Africa Oo Yeelaneya Soon Ganacsi Oo Xor Ah

Madaxda Africa ayaa maanta ku kulansan magaalada Niamey ee caasimadda dalka Niger, si ay ugu dhawaaqaan zoon ganacsi oo xor ah oo ka wada dhaxeeya dhamaan qaaradda Africa. Barnaamijka Zoonka Ganacsiga Xorta ah Africa ayaa haddii uu guuleysto waxa uu mideyn doonaa 1 bilyan iyo 300 oo milyan oo qof oo ku nool Africa, waxana […]

COLAADA SOKEEYE ee CAAWA KA ALOOSAN CEEL AFWAYN WAA KUGU DHIMAYEY OO KAA DHIMAY KII DHINTABA WAA ANI LAXANKII KHADRA DAAHIR

COLAADA SOKEEYE ee CAAWA KA ALOOSAN CEEL AFWAYN  WAA KUGU DHIMAYEY OO KAA DHIMAY KII DHINTABA WAA ANI LAXANKII KHADRA DAAHIR

MUSHARAXA TARTANKA GOLAHA BAARLAMANKA EE GOBOLKA MAROODI JEEX SUXUFI XUSEEN CABDI MUXUMED XARBI WALAALAYAAL WAXAAN IDIN LEEYAHAY WAXAA IDINKU DHEX JIRA GACAN CADAW OO SHISHEEYE WAXAAD TIHIIN DAD INAN IYO ABTIGII ISU AH CULIMADII DALKOO DHAN AYAA IDIIN TIMID MAR HORE WAX IDIN DHEX YAALAA MA JIRO MASKAXDIINA KA SHAQAYSIIYA OO UBADKIINA U TUDHA ANI […]

Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac Sababay oo Ka Dhacay Deegaanka Duud-caraale Ee Degmada Ceel-afweyn

Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac Sababay oo Ka Dhacay Deegaanka Duud-caraale Ee Degmada Ceel-afweyn

HEESTII KA TASHADA CADAAWAHA HIBO NUURA

HEESTII KA TASHADA CADAAWAHA HIBO NUURA

” MUQDISHO WAXAA MADAX KA AH IMIKA LABA NIN OO AAN ODHANAYO, WAA XIN IYO XAASID”SIYAASI CALI GURAY.

” MUQDISHO WAXAA MADAX KA AH IMIKA LABA NIN OO AAN ODHANAYO, WAA XIN IYO XAASID”SIYAASI CALI GURAY.

Siyaasi cali maxamed yuusuf (Cali Guray)  oo kamid siyaasiyiinta reer Somaliland ayaa ka hadlay ficilada wayda ah ee maamulka Muqdisho kula dagaalamayaan Somaliland isagoo madaxda muqdisho ku tilmaamay in ay yihiin xin iyo xaasid . Sidoo kale cali guray ayaa ka hadlay buug uu ka qoray abwaan cabdi qays oo uu dhawaan soo bandhigi doono […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com