Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Aragti (Page 9)

Hoggaamiyaha Isbahaysiga Thirdway Alliance oo Dawladda Kenya ku Dhaliilay inay ka Gaabisay Xidhiidhka ka Dhexeeya Somaliland

Hoggaamiyaha Isbahaysiga Thirdway Alliance oo Dawladda Kenya ku Dhaliilay inay ka Gaabisay Xidhiidhka ka Dhexeeya Somaliland

Hoggaamiyaha Isbahaysiga Thirdway Alliance ee dalka Kenya, Dr. Ekuru Aukot, ayaa dawladda Kenya ku dhaliilay inay ka gaabisay sidii ay xidhiidh diblomaasiyadeed ula yeelan lahayd Jamhuuriyadda Somaliland. Dr. Ekuru Aukot oo ka hadlayey dood ka baxday Telefishanka Ebru TV Isniintii la soo dhaafay oo lagu falanqeynayey xiisadda ka dhalatay cilaaqaadka Kenya iyo Soomaaliya oo xumaaday […]

SHIRKADA DUULIMAADKA EE AFRICAN EXPRESS AIRWAYS – XAFIISKEEDA HARGEYSA OO DIB U HABEYN CASRI AH KUUGU SAMEEYSAY ADEEGYADA DULIMADKEEDA February 17th, 2019

SHIRKADA DUULIMAADKA EE AFRICAN EXPRESS AIRWAYS – XAFIISKEEDA HARGEYSA OO DIB U HABEYN CASRI AH KUUGU SAMEEYSAY ADEEGYADA DULIMADKEEDA February 17th, 2019

African Express Airways Hargeisa Office WARBIXIN: SHIRKADA DUULIMAADKA EE AFRICAN EXPRESS AIRWAYS – XAFIISKEEDA HARGEYSA OO DIB U HABEYN CASRI AH KUUGU SAMEEYSAY ADEEGYADA DULIMADKEEDA February 17th, 2019 Hargeisa 17/02/2019 (http://www.africanexpress.net/ African Express Airways Hargeisa). Maamulka shirkadda diyaaradaha ee African Express Airways, xafiiskeed Hargeisa, ayaa dib u habeyn casri ah kuugu sameeyay adeega duulimaadka shirkadda […]

DAAWO: DOODII JIMCAHA EE BBC-DA OO LAGU FAAQIDAY QADIYADA XADHIGA SAXAAFADA SOMALILAND IYO HEERKA XUUQDA RA’IGA

DAAWO: DOODII JIMCAHA EE BBC-DA OO LAGU FAAQIDAY QADIYADA XADHIGA SAXAAFADA SOMALILAND IYO HEERKA XUUQDA RA’IGA

Barnaamijka doodii Jimcaha ee BBC-da ee Maanta, ayaa waxa lagu faaqiday qadiyada xadhiga Saxaafada Somaliland iyo heerka xuquuqda ra’iga, Waxaana dooda marti ku ahaa Wasiir ku xigeeka arrimaha Gudaha Somaliland iyo Guddoomiyaha ururka Saxafiyiinta Solja.

HEESTA CAWAYSKA ;Ka joog waar hooy ka joog waxbaa jira ee ka joog codkii khadra daahir iyo midhihii ama ALA hau naxariistee cabdilaahi diiriye sooraan allbankii 1999

HEESTA CAWAYSKA ;Ka joog waar hooy ka joog  waxbaa jira ee ka joog codkii khadra daahir iyo midhihii ama ALA  hau naxariistee cabdilaahi diiriye sooraan allbankii 1999

https://youtu.be/QKTRIT3WyZM

DAAWO: BARNAAMIJKA GANACSIGA IYO DHAQAALAHA BY; WARIYE XASAN XARBI

DAAWO: BARNAAMIJKA GANACSIGA IYO DHAQAALAHA BY; WARIYE XASAN XARBI

sourse SLNTV

Tartankii orodada dhaadheer ee somaliland oo ka qaybqaadatay shirkada sagaljet

Tartankii orodada dhaadheer ee somaliland oo ka qaybqaadatay shirkada sagaljet

Tartankii orodada dhaadheer ee loo yaqaano marathon ee shalay ay Wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland qabatay laguna soo gebagabeeyay Hargeisa, Somaliland waxa maalgaliyey shirkada caalamiga ah ee #Dahabshiil_Group_of_Companies. Waxa iyaguna ka qayb qaatay oo aad uga dhex muuqday shirkadaha Sagal_jet, Aligadhle, shirkadaha isku sidkan SBI, DASANI LIS Abaabulka waxa ka qayb qaatay Gacmadheerefoundation Waxa kale […]

Amina Afrik iyo Xidigaha Geeska oo Wacdaro Hargeisa Kusoo Bandhigay 2019.

Amina Afrik iyo Xidigaha Geeska oo Wacdaro Hargeisa Kusoo Bandhigay 2019.

MUDO XILKEEDA GOLAHA DEGAANKU WAY DHAAMTAY MADAXWEYNAHA SOMALILAND

MUDO XILKEEDA GOLAHA DEGAANKU WAY DHAAMTAY MADAXWEYNAHA SOMALILAND

MUDO XILKEEDA GOLAHA DEGAANKU WAY DHAAMTAY MADAXWEYNAHA SOMALILAND

SHAAHID PUBLIC NOTARY AND REAL STATE.AMAANO XAFID IYO ADEEG HUFAN

SHAAHID PUBLIC NOTARY AND REAL STATE.AMAANO XAFID IYO ADEEG HUFAN

MUJ CALI GURAY OO SOO BANDHIGAY SIDA XAL LOOGU HELI KARO SAAMI QAYBSIGA KURAASTA GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND IYO SHAXDA TALO SOO JEEDINTIISA!!

MUJ CALI GURAY OO SOO BANDHIGAY SIDA XAL LOOGU HELI KARO SAAMI QAYBSIGA KURAASTA GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND IYO SHAXDA TALO SOO JEEDINTIISA!!

Siyaasi Cali maxamed Yuusuf (Cali Guray) oo kamida siyaasiyiinta reer Somaliland ee badanaa ka faalooda xaalada hadba ka taagan Dalka ayaa soo bandhigay sida xal loogu heli karo saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada ee doorashada 2019 iyo shaxda gobolada Somaliland kuraasta loogu qaybin karo. Sidoo kale siyaasi Cali Guray ayaa talo usooo jeediyay xisbiyada somaliland […]

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Safiirka Dalka Ingiriiska Ee Soomaaliya Oo Hargeysa Yimid

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Safiirka Dalka Ingiriiska Ee Soomaaliya Oo Hargeysa Yimid

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka dawladda Ingiriiska u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Amb. David Concar. Waxaana kulankaasi lagaga wada hadlay qodobo muhiima oo la xidhiidha qabsoomida doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka, xidhiidhka labada dal, xoojinta gargaarka binu-aadanimo ee ay ingiriisku gacanta ka siiyo Jamhuuryadda Somaliland, gaar ahaan dhinaca […]

Taliyaha Guud Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Hanbalyo U Diray Ciidanka Qaranka Xuska Sanad Guuradii 25-Aad Ee Kasoo Wareegtay Asaaska ciidamada

Taliyaha Guud Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Hanbalyo U Diray Ciidanka Qaranka Xuska Sanad Guuradii 25-Aad Ee Kasoo Wareegtay Asaaska ciidamada

Taliyaha Guud Ee Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Sareeye Guuto Nuux Taani, Oo Hanbalyo U Diray Ciidanka Qaranka Ee U Heelan Difaaca, xuska sanad guuradii 25-Aad ee kasoo wareegtay asaaska ciidamada qaranka Jamhuuriyadda Somaliland. Guud ahaanba Ciidamada Qaranka Somaliland meel kasta oo ay ka joogaan dalka Bari Galbeed Koonfur iyo Waqooyigaba Buur iyo banaan waxaanu ilaahay […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com