Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

SHAAHID Real State. waxay kuu haysaa DHUL kala duwan oo qiime macquul ah lagaa siin doono

https://facebook.com/SHAAHIDrealstate/videos/1440204316132482/?t=10
https://facebook.com/SHAAHIDrealstate/videos/1440204316132482/?t=0

SHAAHID Real State.
waxay kuu haysaa GURI sadex qol ah iyo DHUL banaan oo dhinaca isku haya qiime macquul ah lagaa siin doono oo ku yaala Xaafada ISHA BOORAME, waana dhul Sadex wajahadood leh, isugaynta cabirka dhulka iyo guriga waa 12/24 meters.

Sida ka muuqata nashqadan sawiradda ku lifaaqan halkan Waxaa kaaga dhismaya laba guri oo min sadex qol ah iyo shan meheradood.

Goobta: agagaarka BULSHO TV
Cabirka: 80/40 Feet ama 24/12 meter
Qiime: macquul
Sharcigiina: Leh
.

Waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa
#WhatsApp Ama Tell: 063 4113328
063 4182749
063 4473277
063 4434006
Email: shaahidrealstate1@gmail.com

Ama page kan shaahid Real State mesage noogu dhaaf.

Mahadsanid

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com