Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

HARGAYSA OO TOBAN BRIDGE U BAAHAN OO HADANA ISTICMAASHA LABA BRIDGE OO 70 SANO KA HOR LA DHISAY!W.Q; ABDIQANI SALAF

Hargeisa wa toban bridge u baahan oo hadana isticmaasha laba bridge oo 70 Sano ka hor la dhisay.

Isla markaana ku yaala wadnaha magaalada ahna ka loogu isticmaalka badan yahay Aya hada qarka u saaran inuu Meesha kabaxo bedelkiisana cidiba kana fikirin.

Bridge waxa loo dhisay dad dadwayne waqtiga tiradoodu ka yarayd 150.000 oo qof maantana waxa isticmaala dadka Hargeisa usoo Hoyda oo lagu qiyaaasayo 1.5 ilaa 1.8 million. Culayska inta leeg ayaa saarana mudo bridge kaa.

Hargeisa baladhkeed hada waxa lagu qiyaasa 40 km labada bridge ee kaliya ee kuyaala Hargeisa waxa ay isu jiraan 2.2 km haleeya ilaa abaarso labada bridge ee isku dhow ayay ku qasban yihiin inay isticmaalaan taasina waxay keentay samxad balaadhin oo dhib ku haysa isu socodka dadwaynaha.

🇹🇼

Guntii iyo gabo gaba gabadii hada aduunka si fudud Aya loo dhistaa bridge Yada imika wadanka Taiwan  waxay aduunka ka is iibiyaan bridge yo sida towers ka la iskugu xidhxidho oo mudoyar lagu dhisi Karo hadaba fikirkayga waxay Hargeisa dhibta kaga baxaysaa afar bridge oo kuwa la isku xidhxidho ah oo labana Bariga magalada laga sameeyo labana galbeedka si culaysku uga yaraado cashuur bixiyeyaasha muwaadiniinta rer Hargeisa.

Allah mahad leh

Abdiqani Salaf.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com