Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

MADAXWAYNE BIIXI OO KA HADLAY SOBOBTA UU XILDHIBAAN FARATOON UGU XUSHAY SHIR GUDOONKA WAKIILADA

Madxawaynaha jsl oo maanta kulan la qaatay xildhibaanada xisbiga kulmiye ugu soo baxay golaha wakiilada oo tiradoodu tahay 30xildhibaan ayaa sheegay in uu shir gudoonka golaha wakiilada la doonaya xildhibaan faratoon oo hore u ahaa wasiirka arimaha dibada ee xukuumadiisa

Madaxwayne biixi ayaa sharaxay sobobta uu shir gudoonka golaha ula doonayo xildhibaan faratoon oo uu sheegay in uu yahay masuul qayb laxaadle kazoo qaatay dhismihii jamhuuriyada Somaliland

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com