Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

GUDIDA BEELAHA BARIGA BURCO OO HADLAY ARIMO XASAASIYA OO LA XIDHIIDHA JAWAABTII B. BURMADOW IYO XILDHIBAAN XUKUUMADU XIDHAYSI + FARIINTA AY DIREEN.

Gudida beelaha bariga burco ayaa jawaab ka bixiyay hanjabaadii xukuumadu udiray boqor buurmadow oo ay ugu baaqeen in uu dalka yimaada bal cida xidha

Sidoo kale gudida beelaha bariga burco ayaa xukuumada uga digay xadhig la sheegay in ay usoo maleegayso xildhibaan mustafe oo ku biiray isbahaysiga mucaaridka kana soo baxay kulmiye/

HALKAN KA DAAWO MUUQAAALKA WARKAN;

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com