Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

DAAWO;-SIYAASIYIINTA MUJAAHID IYO MADAX-DHAQAMEEDKA BEESHA SUBEER AWAL OO BAYAAN KASOO SAARAY FARO GALINTA XUKUUMADA EE SALDANADA BEESHA

Madax-Dhaqameedka Mujaahidiin, Siyaasiyiin iyo dhalinyaro Beelaha subeer awal  oo kulan ku yeeshay magaalada hargaysa Islamarkaana uu goob joog ahaa suldaanka guud ee subeer awal suldaan xasan suldaan cabdilaahi suldaan cabdiraxmaan ayaa maqif adag ka qaatay faro galinta madaxwayne biixi ku hayo saldanada guud ah ee subeer awal

Sidoo kale mujaahidiintan waxgaradka iyo haldoorka subeer ayaa madaxwayne biixi ujeediyay eedo culus iygaoo wacad ku maray in aanay aqbalay burburin uu kula kaco saldanada subeer awal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com