Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

“UMADAHA DIB USOCDA CALAAMAADKOOGA WAXA KAMID AH SIYAASI DAD DEGAN MAAHA, EE WAA MURAN IYO DOOD TAAGAN” SH. MUSTAFE

Sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun oo kamid ah culimada waawayn ee somalida ayaa ka waramay calaamadaha lagu garto umadaha dib usocodka ah ee duniada kaga jira kuwa ugu hooseeya marwaba ku jira dood ,muran iyo qarjajac taagan oo madhalays ah.

Sidoo kale sheikh mustafe ayaa sheegay in umada Somaliland ay ku jirto kuwa dib usocodka ah ee aan mushtamaceegu aanay ka fikirin horumarkooga iyo in aanay sii odorosin mustaqbalka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com