Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Shan Caruur Ah Oo Ciidanku Ka Reebay Daad Ku Qaaday Hargaysa. SAWIRO

 Ciidanka Dab-demiska caasimada Hargeysa ayaa galabta Shan caruur ah oo yar yar ka reebay Laagta hor marta taliska guud ee ciidanka.

Ciidanka ayaa caruurtaas dhamaantood ka soo samatabixiyay kana soo reebay daadka oo ahaa mid xoogan.

Ciidamada ayaa intaa kadib caruurtaa gaadhsiiyay cisbitaalka weyn ee magaalada Hargeysa. Sidoo kale bulshada goobtaa ku sugnayd ayaa kaalin ka geystay samatabixinta.

May be an image of 11 people, people standing, tree and outdoors
May be an image of 6 people, people standing, outdoors and text that says '4 EINTRACHT'

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com