WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA JSL OO QAABILEY WAFTI CULIMO AH OO UU HORKACAYO SHEIKH CABDIRASHIID SH, CALI SUUFI
Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland oo ay weheliyaan wasiirada diinta iyo awqaafta kuwo kale ayaa qaabiley sheikh cabdirashiid sheikh cali suufi iyo culimo kale oo wehelisay.
HALKAN DAAWO MUUQAALKA WARKAN