Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Muwaadin Uu God Ku Dumay Oon Xukuumada Garab Ka Helin

 Xisbiga Waddani ayaa ka hadlay muwaadin reer Somaliland ah oo uu ku dumay xalay god uu dahab ka qodayay.

Xoghaye Saddiiq Dhamme oo ka tirsan Xisbiga Waddani ayaa xukuumada Muuse ku eedeeyay inayna wax gurmad ah ilaa hada ufidin muwaadinkaasi uu ku soo dumay godku

“Deegaanka Milxo 12-kii Habeenimo ee xalay God Dahab laga qodaayey ayaa ku dumay qof, Milxo waxay Degmada Laas-qoray u jirta 41KM, Laas-qoray maamul Somaliland ah kama jiro, waxa magacaaban Duq Degmo oo aan Degmada joogin, Badhan waxay u jirtaa Milxo 120 KM Badhasaabkii wuxuu joogaa Hargeysa, gurmad Dawladeed lama samayn Somaliland ceebbay ku tahay in aan Deegaanka Maamul macno lehi ka jirin, Masuuliyiintii loo magacaabayna Hargeysa Mushaharka ku biishadaan, Muwaadinkaa waa in loo gurmadaa oo godka laga saaro !”

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com