Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

WASAARADDA SHAQO GALINTA IYO ARIMAHA BULSHADA JSL OO RAASHIN UQAYBISAY QOYSAS DAN YAR AH EE KU DHAQAN MAGAALADA HARGAYSA

Wasaarada shaqada iyo arimaha Bulshada somalland ayaa deeq raashin uqaybisay dadka danyarta ah eek u dhaqan xaafadaha magaalada hargaysa.

Waxaana qaybinta raashinkan oo a siiyay 250qoys oo laga soo xulay xaafada hargaysa faah faahin ka bixiyay agaasimaha waaxda arimaha bulshada marwo filsan xuseen khaliif

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com