Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Kooxda Juventus ee heysata horyaalka Taliyaaniga ayaa aad loola xiriirinayaa xiddigga reer Serbia ee Aleksandar Kolarov oo daafaca dambe ee bidixda uga ciyaara kooxda Man City ee dalka Ingiriiska.

Kooxda Juventus ee heysata horyaalka Taliyaaniga ayaa aad loola xiriirinayaa xiddigga reer Serbia ee Aleksandar Kolarov oo daafaca dambe ee bidixda uga ciyaara kooxda Man City ee dalka Ingiriiska.

Wararka laga helaayo dalalka Taliyaaniga iyo Ingiriiska ayaa sheegaya, in Juve ay diyaarisay 12 milyan oo yuuro oo u dhiganta 10 milyan iyo bar Gini oo ay Kolarov kaga soo qaadeyso Man City.

Kooxda Inter Milan oo aanan wali wax dalab rasmi ah u dirin xiddiggan ayaa isha la raaceysa xaaladda ciyaaryahanka ee garoonka Etihad Stadium.

Juventus ayaa kaga adkaaneysa kooxda Inter Milan ciyaaryahanka oo dalbanaya in uu helo ka qeyb galka horyaalka Yurub ee Champion Liiga.

Kolarov ayaa la ogyahay in uusan ku faraxsaneyn kursiga keydka ee uu kaga jiro kooxda City oo inta badan booskiisa ka ciyaaro Gael Clichy

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com