Xisbiga UCID Oo Madaxweynaha Jabuuti Ugu Baaqay Inuu Aqoonsado Somaliland
Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Afhayeenka xisbiga ahna Ku Simaha Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mr. Xasan Xuseen (Codyare) ayaa Madaxweynaha Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle ugu baaqay inuu aqoonsado qaranimada Jamhuuriyada Somaliland. Afhayeenka xisbiga UCID oo maanta u waramayay TV-ga SLSChanal ayaa Madaxweyne Geelle ku booriyay inuu aqoonsado Somaliland si ay labada dal u noqdaan kuwo cilaaqaadkoodu intan ka […]