Badhasaabka gobolka Sool Mudane Cabdillaahi Jaamac Diiriye ayaa been aan sal iyo raad lahayn ku tilmaamay war sheegayay in uu ciidamada amaanka gobolkaasi ay ka diideen sii danynta nin macalin ah oo loo xidhay tuhuno argagixiso
Badhasaabka Sool Oo Beeniyay Inuu Amar Ku Bixiyay Siidaynta Nin Loo Haysto Falal Argagixiso May 9th, 2011 Laascaanood (maantaSomaliland.com)- , sida uu qoray wargayska Haatuf cadadkiisii 2658 ee soo baxay 8-dii bishan. Badhasaabka oo galabta khadka telefoonka kula soo xidhiidhay Shabakada wararka eemaanta Somaliland.com waxa uu yidhi “Waxaan beeninayaa war aan sal iyo raad lahayn […]