Waa Sidee Xaalada Caafimaad Ee Taliyaha Guud Ee Ciidanka Booliska Somaliland Oo Addis-Ababa Oo Jooga Xaalad Caafimaad Oo La Soo Daristay
Waa Sidee Xaalada Caafimaad Ee Taliyaha Guud Ee Ciidanka Booliska Somaliland Oo Addis-Ababa Oo Jooga Xaalad Caafimaad Oo La Soo Daristay Addis-Ababa Jan 31,2012 – Taliyaha Ciidamada booliska Somaliland Maxamed Saqadhi Dubad oo xaalad caafimaad u jooga Magaaladda Addis-ababa ee caasimada dalka Itoobiya ayaa xaalada caafimaad laga waramay. Taliyaha oo laba todobaad ka hor […]
Xukuumadda Somaliland Oo Ashkato Culus Oo Ka Dhan Ah Maamulka Kililka Shanaad Ee Itoobiya U Gudbisay Dawladda Dhexe Ee Itoobiya Iyo Ciidamada Liyuu Booliska Ee Xadka Dhooban
(maantasomaliland) Jan 31,2012 – Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay ashkato ka dhan ah maamulka Killilka Shanaad u gudbisay dawladda dhexe ee Federaalka Itoobiya, sidoo kalena u bandhigtay cabasho la xidhiidha dareenno Somaliland ka qabto in kooxaha hubaysan ee dagaalka ka wada degaanka Buuhoodle ay taageero ka helaan Ismaamulka Soomaalida Itoobiya. Wasiirka Arrimaha Dibedda Jamhuuriyadda […]
Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Oo ka Hadlay Shirka London iyo Dagaalkii Buuhoodle
Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Oo ka Hadlay Shirka London iyo Dagaalkii Buuhoodle Hargeysa (maantaSomaliland)-Wasiirka Madaxtooyada ee Somaliland Mudane Xirsi Cali X Xasan ayaa ku eedeeyay maamul goboleedka Puntland iyo koox uu fidmo wadayaal ku tilmaamay masuuliyada dagaalkii khamiistii la soo dhaafay Duleedka Buuhoodle ku dhex maray Ciidammadda qaranka iyo maleeshiyo beeleed. Wasiirku wuxuu sidaasi ka sheegay […]
Hargeysa(maantaSomaliland)- Urur-siyaasadeedka Xaq-soor oo ka mid ah Ururrada isu diiwaangeliyey inay u tartamaan doorashada golayaasha deegaanka ee sannadkan ka qabsoomi doona dalka Somaliland, ayaa maanta Xafiisyadiisii ugu horreeyey ee heer gobol ka furtay magaalooyinka Hargeysa, Dacar-budhuq, Berbera, Sheekh Burco, Caynaba, Ceel-afweyn iyo Ceerigaabo.
Hargeysa(maantaSomaliland)- Urur-siyaasadeedka Xaq-soor oo ka mid ah Ururrada isu diiwaangeliyey inay u tartamaan doorashada golayaasha deegaanka ee sannadkan ka qabsoomi doona dalka Somaliland, ayaa maanta Xafiisyadiisii ugu horreeyey ee heer gobol ka furtay magaalooyinka Hargeysa, Dacar-budhuq, Berbera, Sheekh Burco, Caynaba, Ceel-afweyn iyo Ceerigaabo. Xaflad xadhigga lagaga jarayay Xafiiska Ururka Xaqsoor ku yeelanayo Caasimadda Hargeysa, […]
wasiirka arimaha dibada denmarkiyo kulanka madaxwayne siilaanyo iyo maanta
Hargeysa (maantasomaliland.com) – Caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa waxa shalay booqasho ku yimid Wasiirka arimaha dibada dalka Denmark Mr Villy So vndal, kaasi oo ka soo kicitimay Magaaladda Nairobi Wasiirka arimaha dibada dalka Denmark Villy Sovndal oo ay safarkiisan ku weheliyaan masuuliyiin Danisha ah oo uu ka mid yahay safiirka Denmark u fadhiya Magaaladda Nairobi […]
Wasiiru Dawlihii Hore Ee Hawlaha Guud Iyo Guryeynta Oo Xukuumadda ku eedeeyay In ay Cadawga S/land Fursad siisay, Shirka London-Na Ku Tilmaamay Mid Qaranka Wax U Dhimaya.
Hargeisa (maantasomaliland.com)-Wasiiru Dawlihii hore ee Wasaaradda hawlaha guud iyo Guryeynta Somaliland Shucayb Maxamed Muuse ayaa Xukuumadda Somaliland ee haatan talada haysa ku eedeeyey in ay tahay mid aan sidii loogu talo galay Qaranimada Somaliland u ilaalinayeyn, isla markaana markii la arkay jileeca maanta Xukuumadda ka muuqda Cadaw badan oo Qaranimada Somaliland ka soo horjeeda […]
waraaqo sir ah oo la helay iyo khsaaraha somaliland ugu jira shirka london ka akhriso gudaha qoraalkaasi sirta ah oo engilish ku qoran
London (MaantaSomaliland):- Markaad akhrido sadexdan document ee ka soo baxay dadka qabanqaabinaya shirka London bal ii sheeg waxa Somaliland ugu jira. Somaliland waxa ay ka qaybgalaysaa iyadoo ah Gobalkii WGalbeed loo yaqaanay xilligii Siyaad Barre. Iyada oo aan wax talo ama soo jeedin ah ku lahayn shirka gabi ahaantii waayo go,aamada shirka ka soo bixi […]
Wasiiradda Arrimaha Dibeda iyo Gudaha Somaliland oo manta ka soo kicitimay caasimadda Addis Ababa kuna soo jeeda Somaliland
Addis Ababa(maantasomaliland.com) wasiiradda Arrimaha Dibeda Somaliland Maxamed C/Laahi Cumar iyo Arrimaha Gudaha Maxamed Nuur Carraale Duur oo ku sugnaa dalka Itoobiya ayaa manta ka soo duulay isla markaana u soo jeeda Somaliland, Lama garanayo xogta dhabta ah ee ay Wasiiradaasi kala soo kulmeen booqashadii ay Itoobiya ku joogeen oo ay kula kulmeen Wasiirka Afrika u […]
Dhalinyaro Bayaan culus ku taageertay dhismaha waddo isku xidhaysa Hargeysa iyo Bali-gubadle
Dhalinyaro Bayaan culus ku taageertay dhismaha waddo isku xidhaysa Hargeysa iyo Bali-gubadle Hargeysa (maantaSomaliland.)-15 xubnood oo isugu jira dhalinyarada beelaha Gobolka Hawd, ayaa bayaan culus ku taageeray dhismaha wado isku xidhaysa Bali-gubadle iyo Hargeysa oo hindisaheeda uu lahaa Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac-nac). Bayaankaasi oo dhamaystirani wuxuu u dhignaa sidan:-“Dhalinyarada iyo Aqoon-yahanada Beelaha Gobolka Hawd […]
Agaasimaha Guud ee wasaarada Degaanka Somaliland Maxamed Faarax Xirsi ayaa shaaca ka qaadey in khilaaf culusi oo soo kala dhexgalay wasaaradiisa Degaanka iyo wasaarada Daakhiliga Somaliland,haddaan si kale u dhigana wuxuu khilaafku ka dhexeeyaa wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Nur Caraale Duur iyo Agaasimaha Guud ee wasaaradda Degaanka Somaliland Maxamed Faarax.
Agaasimaha Guud ee wasaarada Degaanka Somaliland Maxamed Faarax Xirsi ayaa shaaca ka qaadey in khilaaf culusi oo soo kala dhexgalay wasaaradiisa Degaanka iyo wasaarada Daakhiliga Somaliland,haddaan si kale u dhigana wuxuu khilaafku ka dhexeeyaa wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Nur Caraale Duur iyo Agaasimaha Guud ee wasaaradda Degaanka Somaliland Maxamed Faarax. Agaasimaha guud ee wasaarada […]
Hargeysa(maantasomaliland.com) Jan 25,2012 – Qaar ka mid ah Ganacsatada waaweyn ee Reer Somaliland ayaa Wasiirka Maaliyada Somaliland ku eedeeyay inuu iska horkeen iyo kicin ka dhex wado Ganacsatada wadanka iyo Bulshada rayidka ah, isla markaana uu ganacsigii xorta ahaa ee wadanka Siyaasad geliyay
Hargeysa(maantasomaliland.com) Jan 25,2012 – Qaar ka mid ah Ganacsatada waaweyn ee Reer Somaliland ayaa Wasiirka Maaliyada Somaliland ku eedeeyay inuu iska horkeen iyo kicin ka dhex wado Ganacsatada wadanka iyo Bulshada rayidka ah, isla markaana uu ganacsigii xorta ahaa ee wadanka Siyaasad geliyay. Ganacsatada ay ku saxeexan yihiin 20 ka mid ah ganacsatada waaweyn ayaa […]
Burco(maantaSomaliland.com)- Badhasaabka Togdheer Cabdoo Axmed Aayir, iyo Taliyaha ciidanka Booliska gobolka Saleebaan Ducaale Ubaxle, ayaa magaalada Burco ku soo bandhigay lacagtii ugu badnayd ee Faalso dolar ah oo lagu qabtay degmada Dhoqoshay ee gobolka Tog-dheer taasi oo 7800 oo Dollar.
Burco(maantaSomaliland.com)- Badhasaabka Togdheer Cabdoo Axmed Aayir, iyo Taliyaha ciidanka Booliska gobolka Saleebaan Ducaale Ubaxle, ayaa magaalada Burco ku soo bandhigay lacagtii ugu badnayd ee Faalso dolar ah oo lagu qabtay degmada Dhoqoshay ee gobolka Tog-dheer taasi oo 7800 oo Dollar. Taliyaha Ciidanka Booliska Togdheer Saleebaan Ducaale Ubaxle oo ka hadlay shir jaraa’id oo ay maanta […]