(maantasomaliland.com)Safiir Ku-xigeenka Ingriiska ee Itoobiya oo ka hadlay kulan uu la yeeshay Madaxweyne Siilaanyo iyo safiirka oofaahfaahin ka bixiyay shir ingiriisku ku qananayo london oo ahmiyad baladhan iyo fursadi ugu jirtosomaaliland
(maantasomaliland.com)Safiir Ku-xigeenka Ingriiska ee Itoobiya oo ka hadlay kulan uu la yeeshay Madaxweyne Siilaanyo iyo safiirka oofaahfaahin ka bixiyay shir ingiriisku ku qananayo london oo ahmiyad baladhan iyo fursadi ugu jirtosomaaliland January 18th, 2012 safiirka oo faah faahin ka bixiyay shir Ingiriisku ku qabanayo London oo fursad weyni ugu jirto Somaliland Hargeysa (mantasomalilandSomaliland.)- Ku xigeenka […]
Urur Siyaasadeedka Daljir Oo Caawa Ku Biiray WADANI Iyo Nuxurka Khudbad Uu Guddoomiye Cirro Jeediyay Munaasibada Labada Urur
Hargeysa(maantasomaliland.com) Jan 18,2012 – Urur siyaasadeedka Daljir oo ka mid ahaa ururada dhawaan lagaga dhawaaqay ayaa caawa si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu ku biiray ururka WADANI, isla markaana muujiyey sida ay diyaarka ugu yihiin inay uga qayb qaataan dhaqdhaqaaqyada siyaasadeed ee ururka WADANI. Xaflad ballaadhan oo caawa lagu qabtay xarunta dhexe ee ururka […]
Madaxbanaanida Saxaafadda Qalad Baa Laga Fahmay
Madaxbanaanida Saxaafadda Qalad Baa Laga Fahmay January 18, 2012 Waxaan ahay marka u horaysa shakhsi si weynna u taageersan xoryadda hadalka iyo xaqa saxafiga tababaran ee ixtiraamaya micnaha ay leedahay saxaafaddu. Waxaa baryahan caado noqotay in si xun loo isticmaalo mihnaddii saxaafadeed oo qof kasta oo af Somali qori karaaba isku sheegay saaxafi xadkii saxaafadi […]
Wasiirka Daakhiliga oo kulan la yeeshay Suxufiyiintii Saldhiga Hargeysa laga soo daa
Wasiirka Daakhiliga oo kulan la yeeshay Suxufiyiintii Saldhiga Hargeysa laga soo daa Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa ku guulaystay sii daynta 20 Suxufi oo shalay ciidanka Boolisku xidheen markii ay dhigeen mudaharaad aan fasax loo qaadan oo ay kaga soo horjeedeen tallaabadii xukuumaddu ku xidhay Telefishanka madaxa banaan ee Horn Cable. Warku wuxuu intaasi ku […]
Mudaharaad balaadhan oo lagu taageerayay xukuumadda oo ka dhacay Berbera
Mudaharaad balaadhan oo lagu taageerayay xukuumadda oo ka dhacay Berbera Berbera (maantaSomaliland.)- banaan bax balaadhan ayaa maanta ka dhacay magaalada Berbera, kaasi oo lagu taageerayay Ciidamada qaranka iyo khudbadii Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu 14-kii bishan ka jeediyay fadhi wada jir ah oo ay yeesheen labada aqal ee Wakiilada iyo Guurtida, khudbadaasi […]
Dawlada Ku Meel-gaadhka Ah Ee Sheekh Shariif Oo Dagaalkii Buuhoodle Ka Soo Saartay War-saxaafadeed Ay Dhinaca Ku Saarayso Maleeshiyaadka Nabad-diidka Ah Ee Laga Saaray Buuhoodle.
Dawlada Ku Meel-gaadhka Ah Ee Sheekh Shariif Oo Dagaalkii Buuhoodle Ka Soo Saartay War-saxaafadeed Ay Dhinaca Ku Saarayso Maleeshiyaadka Nabad-diidka Ah Ee Laga Saaray Buuhoodle. Muqdisho (maanta) Jan 16,2012 – Dawlada ku meel-gaadhka ah ee Soomaliya ayaa ka hadashay dagaalkii ciidamada qaranka Somaliland kula wareegeen gacan ku haynta Magaaladda Buuhoodle oo ay hore uga talinayeen […]
war deg deg ah Saxafiyiintii la xidh xidhay oo dib loogu celiyey xoriyadoodii
Hargeysa(maanta somaliland) wariyayaashi ku xidhnaa magaalada Hargeysa ayaa goor dhawayd la sii daayey, kadib markii lagu guulaystay waan waan ka dhex socotay labada dhinca, waa saxaafada iyo xukumadee. wariyayaashan ayaa saldhiga dhexe ee magaalada Hargeysa ku xidhnaa afar iyo labaatan saacadood, lamana cadayn sababta dhabta ah ee ilaa hada loo xidhay, marka laga reebo cabasho […]
Taliyaha Ciidanka Qaranka S/Land Oo Ku Sugan Buuhoodle Oo Ka War Bixiyay Dagaalki shalay xalyto
Taliyaha Ciidanka Qaranka S/Land Oo Ku Sugan Buuhoodle Oo Ka War Bixiyay Dagaalki shalay xalyto Buuhoodle-(maantSomaliland.)-Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland Gen.Maxamed Xasan C/laahi (Jidhif) oo ku sugan magaalada Buuhoodle ayaa caawa ka waramay dhirbaaxo kulul oo ay ciidanka qaranku saaka ku dhuftaan maleeshiyo uu soo diray Cali Khaliif Galayr iyo kooxo ka tirsan Al-Shabaab oo ku […]
War Deg Deg Ah: Wariyeyaashii Ugu Tirade Badnaa Ee Ka Kala Socday Meelo Kala Duwan Oo Goor Dhawayd Xabsiga Loo Taxaabay.
War Deg Deg Ah: Wariyeyaashii Ugu Tirade Badnaa Ee Ka Kala Socday Meelo Kala Duwan Oo Goor Dhawayd Xabsiga Loo Taxaabay. Ciidamada Amaanka Magaalada Hargeysa ayaa saaka xabsiga Hargeysa (maantasomaliland) Ciidamada Amaanka Magaalada Hargeysa ayaa saaka xabsiga u txaabay Weriyeyaashii ugu tirade badnaa ee mar kaliya la wada xidho. Wariyayaashan oo tiradoodu gaadhayso ilaa labaataneeye […]
gudoomiyaha ururka kobcintaiyo dhisida iskaashatooyinka bulshada eexooladhaqatadaiyo beeralayda mudane axmed yaasiin sheekh aadan oo shabakada waraka ee maanta somaliland.com warysi khaas ah layeelatay goor dhow kala soco qaybahayaga danbe ururkan oo magaciisa la yidhaahdo pascp wuxuu soo dhisay214 ikaashatooyin
ikaaashatooyinkaasi oo isugu jira beeraha naaxinta xoolaha mashaariicda digaaga iyo shini malabta by xussen xarbi hargaysa
Jan 14,2012 – Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) oo ka mid ah abwaanada da’yarta ah ee reer Somaliland ayaa caawa Munaasibad uu ku qabtay Magaaladda Hargeysa ku soo bandhigay lix maanso oo mid walba dhankeeda ujeedo gaar ah u xambaarsan tahay.
Jan 14,2012 – Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) oo ka mid ah abwaanada da’yarta ah ee reer Somaliland ayaa caawa Munaasibad uu ku qabtay Magaaladda Hargeysa ku soo bandhigay lix maanso oo mid walba dhankeeda ujeedo gaar ah u xambaarsan tahay. Abwaan Weedhsame maansooyinka is-barkan ee uu xalay soo bandhigay ayaa waxa ka mid ah […]
“Xukuumadan Waxa Dalka Loo Dhiibay Bulshadda Oo Midaysan, Garaad Jaamac-Na Waxaan Leeyahay Dabka S/Land Ka Baxayaa Waa Kii Uu Garaad C/Qani Bali-Gubadle Ku Shiday 1990-Kii”Suldaan Xasan Suldaan C/Raxmaan suldaanka beesha habar awal oo waraysi khaas ah siiyay wariye naasir aadan khadka telfoonka
“ Hargeysa, (maantasomaliland) Suldaanka guud ee beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan ayaa sheegay in xukuumada talada haysaa ay ku guul-daraysatay waajibaadkii loo igmaday ee ay ummada uga masuulka ahayd, isla markaana Madaxwayne Axmed Siilaanyo ugu baaqay inuu 28 saacadood gudahood bulshada ugu soo bandhigo talaabada uu ka qaadanayo shirka lagu mijo […]