Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 848)

– Ardayda barata cilmiga deegaanka ee Jaamacada Hargeysa, ayaa xalay soo bandhigay hindise lagaga faa’ideysa karo qashinka. Munaasibada oo ay soo diyaariyeen ardayda barata Deegaanka, ayaa waxa lagaga hadlayey sida ugu haboon ee loo dhimi karo qashinka iyo looguna samayn lahaa goobo gaar ah oo qashinka la dhigo, si looga badbaado nadaafad daro horseeda caafimaad […]

laba xildhibaan oo ka kala soo jeedo deegaanada arabsiyo iyo wajaale oo ka waramay maanta xaalada deegaanadaasi oo ka tirsan gobolka gabilay

xilibaan mahdi maxamed xaashi [walo] oo ka soo baxay degmada wajaale ee gobolka gabilay cabdi casiis axmed ismaaciil asna ka soo baxay arabsiyo gobolka gabilay ayaa waxay ka warbixiyeen xaaladaha deegaanadasi ay ka soo jeedaan . xilibaan mahdi oo u warmaayey sabakada wararka maanta somaliland waxaa u sheegay in labda cisho ay ku mushquulsanaayeen xashiika […]

xildhibano ka soo jeeda gobolka gabiley oo ka warbixiyey wax qabadkii ay mudadii yarayd ee ay xilka hayeen qabteen

msl(gabiley)xildhibaano ka tirsan gobolka gabiley oo ka soo kala baxay wajale iyo abaarso,oo khadka tilifoonka ugu waramaya wariye xuseen xarbi oo ka tirsan shabakada wararka ee caalamiga ah ee maantasomaliland.com.ayaa waxa ay ka warbixiyeen waalada nololeed ee ka jirta goobahaase. labadan xildhibaan oo kala ah xildhibaan mahdi maxamed xaashi iyo xildhibaan cabdaicasiis cabdailahi cisman waxay […]

Ciidamada Qaranka Somaliland ee fadhiisimada ku leh aaga degmada Xuddun ee Gobolka Sool, ayaa dagaal la galay Maleeshiyaadka Kooxda la baxday Khaatumo, kuwaasi oo weerar ku qaaday.

(msl)Ciidamada Qaranka Somaliland ee fadhiisimada ku leh aaga degmada Xuddun ee Gobolka Sool, ayaa dagaal la galay Maleeshiyaadka Kooxda la baxday Khaatumo, kuwaasi oo weerar ku qaaday. Dagaalka ayaa la sheegay inuu qarxay ka dib markii Maleeshiyaadka Khaatumo ay hub ku soo tuurtuureen fadhiisimada ciidanka, taasi oo ay ciidankuna kaga jawaabeen hub culus, halkaana waxa […]

Golaha Deegaanka Hargeysa Oo Fadhi ka Yeeshay Xeer Hoosaadka Uu Goluhu Ku Shaqayn Doono

(mSL.- Hargeysa) Golaha deegaanka ee Degmada Hargeysa ayaa maanta waxay yeesheen fadhigoodii shaqo ee ugu horeeyey ee ay yeesheen ka dib kulankii ay Maayarka ku doorteen, iyada oo kaga hadlay xeer hoosaad u u goluhu ku shaqeeyo. Fadhigan oo uu shir Guddoominayey Guddoomiyaha golaha deegaanka ahna Maayarka Hargyesa Eng. Yuusuf Warsame Siciid oo aanay saxaafaddu […]

Wasiirka Wasaarada Arimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur) iyo wefti uu hogaaminayey oo shalay gaadhay Magaalada Saylac ee Gobolka Salal, ayaa ilaa maanta halkaasi ka wada wada-hadalo ay la yeelayaan waxgaradka beesha Ciise oo diidan in Maayarnimada Saylac ay qaataan beesha ay Walaalaha yihiin ee Samaroon.

Jan 15,2013 – Wasiirka Wasaarada Arimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur) iyo wefti uu hogaaminayey oo shalay gaadhay Magaalada Saylac ee Gobolka Salal, ayaa ilaa maanta halkaasi ka wada wada-hadalo ay la yeelayaan waxgaradka beesha Ciise oo diidan in Maayarnimada Saylac ay qaataan beesha ay Walaalaha yihiin ee Samaroon. Ka Sakow, kulan loo dhammaa […]

Gudida ilaalinta iyo daryeelka qaranka ee golaha wakiilada Somaliland ayaa waxay warbixin ka dhagaysteen wasiirka wasaarada duulista, hawada iyo gaadiidka cirka Maxamuud Cabdi Xaashi, waxaana u wasiirku ka xog-waramay waxqabadka wasaaradiisu ay ku talaabsatay intii uu xilka hayay isagoo sheegay inay wax badan ka badaleen intii ay xilka kala wareegeen xukuumaddii hore.

Gudida ilaalinta iyo daryeelka qaranka ee golaha wakiilada Somaliland ayaa waxay warbixin ka dhagaysteen wasiirka wasaarada duulista, hawada iyo gaadiidka cirka Maxamuud Cabdi Xaashi, waxaana u wasiirku ka xog-waramay waxqabadka wasaaradiisu ay ku talaabsatay intii uu xilka hayay isagoo sheegay inay wax badan ka badaleen intii ay xilka kala wareegeen xukuumaddii hore. Gudida oo su’aalo […]

Waxa uu guuxiisu si weyn isu soo tarayaa loolan siyaasadeed oo ka dhex jira xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE, kaas oo ah murashaxa madaxweynaha ee xisbiga iyo guddoomiyaha xisbiga. Loolankan oo gudaha xisbiga KULMIYE iyo xukuumadda dhexdeedaba laga dareemayo, ayaa hordhac u ah shirweynaha xisbiga KULMIYE oo qabsoomi doona bisha March ee sannadkan,

Waxa uu guuxiisu si weyn isu soo tarayaa loolan siyaasadeed oo ka dhex jira xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE, kaas oo ah murashaxa madaxweynaha ee xisbiga iyo guddoomiyaha xisbiga. Loolankan oo gudaha xisbiga KULMIYE iyo xukuumadda dhexdeedaba laga dareemayo, ayaa hordhac u ah shirweynaha xisbiga KULMIYE oo qabsoomi doona bisha March ee sannadkan, waxaana lagu […]

Al shabab oo soo bandhigtay maydka askarigii faransiiska ahaa ee ay ku qabteen weerar kii buulo maree

(msl) Xafiiska Warfaafinta ee xarakada AlShabaab ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay in uu dhintay Sarkaalkii Ciidamada Kumaandoosta Faransiiska ka tir sanaa ee habeen saddexaad weerarka ku soo qaaday degmada Buula-Mareer ee gobolka Shabeellada Hoose iyagoo soo bandhigay Sawiro Muujinaya Maydka ninkaas. Bayaan ka soo baxay kooxda AlShabaab laguna baahiyay Barta Twitter-ka ee Xarakada […]

Wasiirka cadaalada Somaliland oo ka qayb galay xaflad wacyigalineed oo ay qabteen kooxda fanaaniinta ciidanka asluubta ee samo-talis

Hargeysa (msl)xaflad siwayn loo soo agaasimay oo maanta lagu qabatay hoolka shaqaalaha dawlada ee magaalada hargaysa oo ay soo qaban qaabiyeen wasaarada cadaalada Somaliland iyo ciidanka asluubta Somaliland isla markaana ay ujeeda deedu ahaayd wacyigalin dhinaca nabad galyada ah. Xafladan oo ay ka soo qayb galeen wasiirka wasaarada cadaalada jamhuuriyada Somaliland xuseen axmed caydiid ,agaasimaha […]

senior officials are in Djibouti to represent the country at the burial of deceased central bank governor. The president H.E Ahmed Mahmud has send condolences to government, people and the family of the deceased Central Bank of Djibouti Governor the late Jama Mahmud Hayd who passed away at a Nairobi hospital on the 11th January 2013.

HARGEISA (maantasomaliland) – senior officials are in Djibouti to represent the country at the burial of deceased central bank governor. The president H.E Ahmed Mahmud has send condolences to government, people and the family of the deceased Central Bank of Djibouti Governor the late Jama Mahmud Hayd who passed away at a Nairobi hospital on […]

Urur-siyaasadeedka Xaqsoor oo ka mid ahaa Ururradii Siyaasadda ee ku hadhay Tartankii doorashadii Goleyaasha Deegaanka, ayaa soo jeediyey in dib loo dhigo wakhtiga loo cayimay in la qabto Ciyaaraha Gobollada Somaliland oo loo asteeyey 15 bishan in ay ka qabsoomaan Hargeysa Studuim,

Hargeysa (maantasmaliland.com), 12, Jan, 2013- Urur-siyaasadeedka Xaqsoor oo ka mid ahaa Ururradii Siyaasadda ee ku hadhay Tartankii doorashadii Goleyaasha Deegaanka, ayaa soo jeediyey in dib loo dhigo wakhtiga loo cayimay in la qabto Ciyaaraha Gobollada Somaliland oo loo asteeyey 15 bishan in ay ka qabsoomaan Hargeysa Studuim, waxaanay sheegeen in haddii Xukuumaddu ku adkaysto in […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com