Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

laba xildhibaan oo ka kala soo jeedo deegaanada arabsiyo iyo wajaale oo ka waramay maanta xaalada deegaanadaasi oo ka tirsan gobolka gabilay

xilibaan mahdi maxamed xaashi [walo] oo ka soo baxay degmada wajaale ee gobolka gabilay cabdi casiis axmed ismaaciil asna ka soo baxay arabsiyo gobolka gabilay ayaa waxay ka warbixiyeen xaaladaha deegaanadasi ay ka soo jeedaan .
xilibaan mahdi oo u warmaayey sabakada wararka maanta somaliland waxaa u sheegay in labda cisho ay ku mushquulsanaayeen xashiika isagoo sheegay degmada wajaale qorsha ahaan ay ugu jirto sida ay u hormarilahaayeen adeegyada arimaha bulshada sidaa caafimaadka waxbarashada asagoo sheegay in 21 xilibaan ee gobolka gabilay si wada jir ay ugu halgalyaan waxaan u xusay dhinaca waxbarashada kaalin mugleh ay ka qaadaneyso wasiirka waxbarashada somaliland samsam cabdi aadan kaalin mugleh ka qaatay kobcinta waxbarashada degmada wajaale .
dhinaca kale cabdicasiis axmed ka mid 21 xilibaan gabilay gaar ahaan degmada arabsiyo asna waxuu sheegay in degmada arabsiyo ceelka biyaha xaaladiisa markii hore ay liidatay imika kor u soo kacay dadku beeraley ah kaalin mugleh ka qaadato hormarka dalka asagoo sheegay in biyaha dooxooyinka ay ka faa;iidaysandoonaa ugu dambaynta waxaa ugu baaqay jaaliyada arabsiyo ee dibada ku nool sida hormarinta ay ugu qaadanlahayeen dhinaca caafimaaka iyo waxsoor saarka .
xuseen xarbi hargeysa

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com