Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 9)

“UMADAHA DIB USOCDA CALAAMAADKOOGA WAXA KAMID AH SIYAASI DAD DEGAN MAAHA, EE WAA MURAN IYO DOOD TAAGAN” SH. MUSTAFE

“UMADAHA DIB USOCDA CALAAMAADKOOGA WAXA KAMID AH SIYAASI DAD DEGAN MAAHA, EE WAA MURAN IYO DOOD TAAGAN” SH. MUSTAFE

Sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun oo kamid ah culimada waawayn ee somalida ayaa ka waramay calaamadaha lagu garto umadaha dib usocodka ah ee duniada kaga jira kuwa ugu hooseeya marwaba ku jira dood ,muran iyo qarjajac taagan oo madhalays ah. Sidoo kale sheikh mustafe ayaa sheegay in umada Somaliland ay ku jirto kuwa dib usocodka […]

GUDOOMIYAHA GOLAHA GUURTIDA OO KULAMO KALA DUWAN LA QAATAY MUSHARAXA XISBIGA WADDANI IYO WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA.

GUDOOMIYAHA GOLAHA GUURTIDA OO KULAMO KALA DUWAN LA QAATAY MUSHARAXA XISBIGA WADDANI IYO WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA.

Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland saleebaan maxamuud aadan ayaa saaka kulamo kala duwan la qaatay musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani iyo wasiirka arimaha gudaha ahna gudoomiye kuxigeenka xisbi xaakimka kulmiye kuwaasi oo aan laga bixin ujeedadooda iyo arimaha ay ka wada hadleen. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

QAARKAMID AH XILDHIBAANADA GOLAHA WAKIILADA OO SHARCI DARO KU TILMAAMAY MOOSHINKII LABADA XEER EE GOLUHU ANSIXIYEEN MAALINTII SHALAY!

QAARKAMID AH XILDHIBAANADA GOLAHA WAKIILADA OO SHARCI DARO KU TILMAAMAY MOOSHINKII LABADA XEER EE GOLUHU ANSIXIYEEN MAALINTII SHALAY!

Qaarkamid ah xildhibaanada golaha wakiilada ee taabacsan xukuumada islamarkaana maalintii shalay ka maqnaa golaha halka qaarkoodna joogeen ayaa sharci daro ku tilmaamay mooshin laba xeer ah oo goluhu ansixiyay maalintii shalay Sidoo kale xildhibaanada ayaa ku hanjabay in aanay imanayn golaha si uu kooramku u buuxsami waayo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

CIIDANKA BOOLISKA JSL OO GACANTA KUSOO DHIGAY DHALINYARO CAMARADAHA QARSOONI QABTEEN IYAGOO GUBAYA MEHERAD KU TAALA MAGAALADA HARGAYSA

CIIDANKA BOOLISKA JSL OO GACANTA KUSOO DHIGAY DHALINYARO CAMARADAHA QARSOONI QABTEEN IYAGOO GUBAYA MEHERAD KU TAALA MAGAALADA HARGAYSA

Ciidanka Booliska JSL ayaa gacanta ku soo dhigay dhallinyaro dhawaan dab qabadsiinaayay ( gubaayay Meherad la yidhaa Djibouti ) oo badhtamaha Hargaysa ku taala,Sida Kamerada Qarsoon duubtay dhallinyarada oo ka koobnaa 4-afar ayaa dab qabsadsiinayay Meherada horteeda , waxaana gacanta lagu soo dhigay laba ka mida, Labadan Eedaysane ee gacanta lagu soo dhigay ayaa kala […]

MADAXWEYNAHA JSL IYO WEFTIGII UU HOGGAAMINAYEY OO LAGU SOO DHAWEEYAY MAGAALADA CAYNABA

MADAXWEYNAHA JSL IYO WEFTIGII UU HOGGAAMINAYEY OO LAGU SOO DHAWEEYAY MAGAALADA CAYNABA

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo muddooyinkanba safarro shaqo ku marayey qaar kamid ah gobollada bariga dalka, ayaa maanta soo dhaweyn ballaadhan oo aan kala hadh lahayn loogu sameeyey magaalada Caynaba ee xarunta gobolka Saraar. Kumannaan iyo kumannaan kamid ah shacabka reer Caynaba oo ay hormuud u […]

XISBIGA KULMIYE OO GUDIDA DIWAANGALINTA URURADA IYO ANSIXINTA ASXAABTA UGUDBIYAY SHURUUDIHII LOOGA BAAHNAA!

XISBIGA KULMIYE OO GUDIDA DIWAANGALINTA URURADA IYO ANSIXINTA ASXAABTA UGUDBIYAY SHURUUDIHII LOOGA BAAHNAA!

Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga kulmiye oo ay weheliyaan masuuliyiinta sar sare ee xisbigu ayaa maanta gudida diwaangalinta ururada iyo ansixinta asxaabta qaranka ugudbiyay shuruudihii looga baahnaa xisbiyada jira ee uuu ku waajibiyay xeer 14,

Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Hooganka Komishanka Doorashooyinku Doorteen

Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Hooganka Komishanka Doorashooyinku Doorteen

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Cali X Xasan ayaa bogaadiyay hogaanka Cusub ee ay doorteen Gudida doorashooyinka Somaliland. Waxaanu gudoomiyuhu sheegay inay diyaar uyihiin inay la shaqeeyaan Gudida. “xisbiga WADDANI waxa uu diyaar u yahay inuu ka qaybgalo dhammaan Doorashooyinka astaysan, gaar ahaan doorashada Madaxtooyada oo iyadu ah ta u soo horraysa.” Waxaan bogaadin u dirayaa […]

Xisbiga Waddani Oo La Xaqiijiyey Inay Guddida Diwaangelinta Ururada U Gudbinayaan Xogta Ay Uga Baahan Yihiin

Xisbiga Waddani Oo La Xaqiijiyey Inay Guddida Diwaangelinta Ururada U Gudbinayaan Xogta Ay Uga Baahan Yihiin

Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa la filayaa in maalinta berri ee Isniinta ah geeyeen Xarunta Guddida diiwaan gelinta Ururrada Siyaasadda iyo Ansixinta Asxaabta shuruudaha wuu waajibiyey Xeer 14/2011-ka ee ah warbixintii Shirweynihii Xisbigaasi ee sannadkii hore.Sida warar xogogaal ahi xaqiijiyeen Masuuliyiinta Xisbiga Waddani ayaa dhamaystiri doona waxyaabaha Xisbi ahaan looga baahan yahay oo ay […]

#TOOS:- Shirwaynaha 1-aad Ee Urur Siyaasadeedka Horseed oo Hargaysa ka

#TOOS:- Shirwaynaha 1-aad Ee Urur Siyaasadeedka Horseed oo Hargaysa ka

“Helitaanka Tamartu waa Furaha Koboca Dhaqaalaha.” Guddoomiye Cadarre

“Helitaanka Tamartu waa Furaha Koboca Dhaqaalaha.” Guddoomiye Cadarre

Wasaaradaha dawladda oo soo bandhigay caqabadaha iyo fursadaha koboca Guddoomiyaha Komishanka Tamarta Eng. Axmed Faarax Cadare ayaa sheegay inay diyaariyeen nidaam damaanad qaadaya tamar la awoodi karo, badbaado leh oo la isku hallayn karo Somaliland. War-saxaafadeed shalay ka soo baxay Komishanka Tamarta oo lagaga hadlay kaalinta ay ka qaateen shirweynahii Dhaqaalaha oo ujeedadiisu ahayd Xalinta […]

Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Doortay Hogaan

Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Doortay Hogaan

Komiishanka Doorashooyinka Qaranka JSL iyaga oo fullinaya Xeer91/2020 iyo Xeerhoosaadka KDQ, maanta oo bishu tahay 17. September. 2022 waxay doorteen hogaankii haggi lahaa sida hoos ku qoran: Muuse Xassan Yuusuf – Godoomiye KDQ Axmed Cisman Xassan – Gudoomiye Kuxigeen KDQ Cabdicasiis Xirsi Warsame – Afhayeenka KDQ Waxaan bulshada JSL ee sharafta leh waxaanu ka codsanaynaa […]

“HADALKA XOGHAYAHA GUUD EE WADDANI, MAAHA WAX CUSUB OO WAX KA BEDELAYA MAWQIFKII XISBIGA EE KHILAAFKA SIYAASASIGA AH”CALI GURAY.

“HADALKA XOGHAYAHA GUUD EE WADDANI, MAAHA WAX CUSUB OO WAX KA BEDELAYA MAWQIFKII XISBIGA EE KHILAAFKA SIYAASASIGA AH”CALI GURAY.

WAX CUSUB OO SOO KORDHAY MA JIRAAN Hadalka Xoghayaha Guud ee WADDANI maaha wax cusub oo wax ka bedelaya mawqifkii xisbiga ee Khilaafka siyaasasiga ah ee la xidhiidha doorashooyinka. Furista ururadu in ay sharci tahay marna may diidanayn balse waxay diidanaayeen doorasho laga soo hormariyo Doorashada Madaxtooyada hadana ma ogola, sida uu xusay Xoghayaha Guud. […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com