Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War » warar kale (Page 8)

Dowlada Turkiga Oo Kusoo Biireysa Dowladaha La Dagaalamaaya Al-qacidada Somalia.

Dowlada Turkiga Oo Kusoo Biireysa Dowladaha La Dagaalamaaya Al-qacidada Somalia.

(maantasomaliland):-Dowlada Turkiga, ayaa shaaca ka qaaday inay ka qeybqaadan doonto Dagaallada looga soo horjeedo Kooxda Alshabaab ee ka socda Somalia. Bekir Bozdag oo ah R/wasaare ku xigeenka dalka Turkiga, ayaa waxa uu Shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ku yaalla Magaalladda Ankara, isagoona ka hadlay Xiriirka kala dhexeeya Xukuumadda Somalia, waxa uuna si diiran usoo dhaweeyay […]

Somaliland Oo Taariikhdeeda Markii Ugu Horeysay Maraykan Kaga Qayb Gashay Shir Caalami Ah Oo Lagaga Hadlayo Waxbarashadda

Somaliland Oo Taariikhdeeda Markii Ugu Horeysay Maraykan Kaga Qayb Gashay Shir Caalami Ah Oo Lagaga Hadlayo Waxbarashadda

(maantasomaliland):-Xukuumadda Somaliland ayaa kulan caalami ah kaga qayb gashay dalka Maraykanka.Shirkan oo lagaga hadlayay Waxbarashadda ayaa waxa Somaliland ku soo marti qaaday ergayga qaramadda Midoobay u qaabilsan Waxbarashadda.Somaliland ayaa waxa shirkaasi ku matalayay Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Waxbarashada Axmed Nuur Faahiye Iyo Cali Salaan Jirde oo ka tirsan Saraakiisha sarsare ee Wasaaradda Waxbarashada. Hadaba qoraal kooban […]

Heesta Cawayska Jimcaha Ka Daawo:- Hodan Abdirahman ft Nimcaan Hilaac (Ubaxa Soo baxa)

Faysal cali waraabe oo ka hadlay Xeerka Takaalifta wadooyinka ee la ansixiyey.(Daawo)

Xisbiga WADANI Oo Wasiirka Duulista Ku Eedeeyay Inuu Musuq-Maasuqay Lacagtii Madaarka Loogu Talagalay

Xisbiga  WADANI Oo Wasiirka Duulista Ku Eedeeyay Inuu Musuq-Maasuqay Lacagtii Madaarka Loogu Talagalay

(maantasomaliland):-Xisbiga mucaaridka ah ee WADANI ayaa xukuumadda ku eedeeyay in ay ku guul daraysatay in ay madaarka Diyaaradaha ee Hargeysa uu noqdo Garoon ay ku soo dagi karaan nooc walba oo ka mid ah diyaaradaha isga kala Goosha Dunidda Dacaladeeda,una soo jeediyey in aanay diyaaradaha waawayn ku jujuubin in ay ka soo degaan Garoonka aan […]

Masuuliyiin Boorama Qaga Qayb Galay Kulan Wacyigalin Dhinaca Dhawrista Xuquuqda Caruurta Ah

Masuuliyiin Boorama Qaga Qayb Galay Kulan Wacyigalin Dhinaca Dhawrista Xuquuqda Caruurta Ah

(maantasomaliland):-Ururka Dhalinyarada wadaniga ah ee Gobolka Awdal ee AYODA ayaa maanta ku qabtay xarunta hanuuninta ee bartamaha magaalada Boorama kulan ay ujeedadiisu ahayd wacyigalinta bulshada ee dhinaca dhawrista iyo daryeelka xuquuqda caruurta, waxana kulankan ka soo qayb galaymadaxda degmada, kuwa gobolka, xildhibaano golaha degaanka Boorama ah, saraakiil ka socday ururada rayidka ah, kuwa haweenka, dhalinyaro, […]

Daallo Air-line Ee Saaka Oo Baalka Galisay Dhismaha Terminalka Madaarka Hargeysa

Daallo Air-line Ee Saaka Oo Baalka Galisay Dhismaha Terminalka Madaarka Hargeysa

(maantasomaliland):-Duulimaadkii saaka ee diyaaradda Daallo Air-line ayaa jiidhay Dhismaha Terminalka Madaarka Hargeysa kadib markii Baalka diyaaradu gaadhay Dhismaha madaarka. Wax khasaare ahi soo muu gaadhin sida ay Goob joogayaal ku sugnaa madaarku xaqiijiyeen, hase yeeshee ilaa hada baadka diyaaradda ayaa ku jira Dhismaha, waxaanay Maamulka Madaarka iyo Shirkaddu iska kaashanayaan sidii looga saari lahaa. Ilo […]

Is-xanbaarka is-xanbaartay ma xanbaari karnaa? (Xukuumadda iyo xeer-dejinta)

Is-xanbaarka is-xanbaartay ma xanbaari karnaa? (Xukuumadda iyo xeer-dejinta)

(maantasomaliland):-Waxaan garanayaa, Haddii ay gef tahay, Galab aan fogayn, Nidar in aan ku galay, Nin damboo giblada, Sidii Guul-wadii, ‘Hay-Hay’ la guro, Inaan gooddi iyo, Dib gafuur-xidh kale, Ugu suuro-gelin,” Maansadii Gar-naqsi, Gaarriye, 24/4/1983kii, Jiidihii hore ee dagaalladii dibuxoreynta Qaran, Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com Qormadii: 1aad Ma maqli jirteen: “Is-ma dhaantiyo dhasheed.” […]

Gudoomiyaha Gudida Arrimaha Gudaha Ee Golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Faah-faahiyey Sababta Loo Ansixiyey Xeerka Wadooyinka

Gudoomiyaha Gudida Arrimaha Gudaha Ee Golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Faah-faahiyey Sababta Loo Ansixiyey Xeerka Wadooyinka

(maantasomaliland):-Gudoomiyaha gudida arrimaha gudaha ee golaha wakiilada Somaliland. Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, ayaa sheegay in xeerkii goluhu ansixiyey ay keentay baahi jirta oo loo maaro waayey in lagu sameeyo wadooyinka dalka oo burbursan, xeerka takaaliifta wadooyinka , si dib-u-dhis loogu sameeyo jidadka dalka. Siciid Cilmi Rooble oo shalay shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa waxa uu […]

Maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Cali Maxamuud Cumar (Xoor-Xoor) Oo Beeniyay Eedo Loo Jeediyay

Maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Cali Maxamuud Cumar (Xoor-Xoor)  Oo Beeniyay Eedo Loo Jeediyay

(maantasomaliland):-Maareeyaha Dekedda Berbera Eng. Cali Maxamuud Cumar (Xoor-Xoor) ayaa sheegay inuu horumar muuqda oo la taaban karo gaadhsiiyey dekadda Berbera muddadii uu xilka hayey, isla markaana uu ka fuliyey mashaariic horumarineed oo dekeda lagu casriyeeyay. waxaanu maareeyuhu beeniyay warar ay ka qorteen qaar ka mdi ah shebekaddaha internet-ku, kaasi oo nuxurkisu ahaa in uu lacag […]

Wasiirka Madaxtooyadda Oo Labada Xisbi Mucaarid Kaga Adkaaday Golihii Wakiiladda Ee Loo Tirinayay In Ay Haystaan

Wasiirka Madaxtooyadda Oo Labada Xisbi Mucaarid Kaga Adkaaday Golihii Wakiiladda Ee Loo Tirinayay In Ay Haystaan

(maantasomaliland):-Guusha Xirsi la caraabay waxay muujinaysaa Itaal darada Mucaardka Somaliland oo laba Naf dhawr ah Wasiirka wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali X Xasan ayaa kaga adkaaday Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda C/raxmaan Maxamed C/laahi isla markaana ah Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani iyo saaxiibkiisa Feysal Cali Waraabe ee hogaamiya Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Ansixinta Xeerka […]

Waa Kuma Afhayeenka Madaxwaynuhu ?

Waa Kuma Afhayeenka Madaxwaynuhu ?

(maantasomaliland):-hayeenka madaxwaynaha jamhuuryada somaliland mudane dhuxul waa nin suxufi ah oo ruug cadaa ah oo mudo dheer ka soo shaqeenayay wasaarada warfaafinta sida wasiirka warfaaafinta cabdilaahi cukuse   uu usoo ahaa min wariye ilaa maanta oo uu wasiirka warfaafinta uu yahay. hadaba hadaan waxyar oo kooban ka sheego waa nin shaqada uu maanta madaxwaynuhu u igmaday […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com