Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Ciyaaraha (Page 9)

Kooxda Chelsea oo hogaamineysa loolanka Karim Benzema

Kooxda Chelsea oo hogaamineysa loolanka Karim Benzema

(maantasomaliland):-Chelsea macalinkeeda Jose Mourinho ayaa qoresheynaya in Karim Benzema uu kala soo wareego kooxda Real Madrid. Benzema ayaa qarka u saran bisha January in uu ka tago garoonka Santiago Bernabeu. Arsenal macalinkeeda Arsene Wenger ayaa diyaar u ah in weeraryahanka reer France uu kooxdiisa ku soo daro , iyadoona wargeyska Marca uu qoray in Mourinho […]

Kooxda Liverpool oo la wareegtay hoggaanka horyaalka Ingiriiska

Kooxda Liverpool oo la wareegtay hoggaanka horyaalka Ingiriiska

(maantasomaliland):-Liverpool ayay mar kale caawa ku hooyatay fooqa sare ee horyaalka Premier league kaddib guushii damaashaadka ahayd ee ay ka gaareen kooxda Crystal Palace. Reds ayaa Arsenal si ku meel gaar ah hoggaanka kala wareegtay, waxaana ay ku adkaatay 3-1. Goolal ay kala dhaliyeen Luis Suarez oo 14 daqiiqo shabaqa furay, Daniel Sturridge oo labeeyay […]

Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger : Anaa ka gaabiyay Ronaldo

Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger : Anaa ka gaabiyay Ronaldo

(maantasomaliland):-Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa warbaahinta u qishay inuu ka gaabiyay saxiixa Cristiano Ronaldo ka hor inta uusan ku biiran kooxda ay xifiltimaan ee Manchester United. Arsene Wenger ayaa daboolka ka qaaday inuu ku dhawaaday oo uu qarka u fuulay inuu soo afjaro heshiiska xiddiga hadda ugu mushaarka badan adduunka laakiin looga adkaaday. Macallinka […]

Denis Law: Wayne Rooney wuu jabin doonaa rikoorka goolasha ee Manchester United

Denis Law: Wayne Rooney wuu jabin doonaa rikoorka goolasha ee Manchester United

(maantasomaliland):-Halyaygii hore ee Manchester United Denis Law ayaa waxaan shaki ku jirin ku tilmaamay in weeraryahanka xulka England Wayne Rooney uu jabin doono rikoorka gooldhaliyaha ugu badan taariikhda Manchester United. Rooney ayaa u dhaliyay goolkiisii 202-aad kooxda haysata horyaalka England ee Manchester United sabtidii markaasoo 2-1 guuldaro ay kasoo gaartay kooxda West Bromwich Albion. Laacibkii […]

Ciyaaryahanka Aguero iyo Silva oo diyaar u ah kulanka Bayern Munich

Ciyaaryahanka Aguero iyo Silva oo diyaar u ah kulanka Bayern Munich

(maantasomaliland):-War fiican ayaa u soo yeeray kooxda Manchester City kaddib markii la ogaaday inay dib uga soo kaceen dhaawicii ay qabeen David Silva iyo Sergio Aguero oo diyaar u ah kulanka adag ee caawa koobka Yurub ay la ciyaarayaan hoggaamiyeyaasha Yurub ee Bayern Munich. Aguero oo saxiixay labo ka mid ah goolashii 4-1 ee lagu […]

Natiijoyinka Champions League – Group G – H: Barca iyo Atletico Madrid oo guuleystay halka Balotelli uu badbaadiyey Milan

Natiijoyinka Champions League – Group G – H: Barca iyo Atletico Madrid oo guuleystay halka Balotelli uu badbaadiyey Milan

(maantasomaliland):-Kooxda Porto oo ka dhisan dalka Portugal ayaa lagu garaacay garoonkeeda iyadoo gool oo ay kaga hormartay kooxda Atletico Madrid. Goolka Porto uu saxiixay Jackson Martinez daqiiqadii 16-aad ayaa loogu badalay laba gool oo dhashay qeybtii danbe ee ciyaarta ayaa waxaa At. Madrid ka fujiyey ciyaartooyda Diego Godin oo madaxa ku dhaliyey iyo Arda Turan […]

Tababaraha kooxda Manchester United David Moyes Oo £50m Gacanta Loo Galin Doono si Uu U Badbaadiyo Man United

Tababaraha kooxda Manchester United David Moyes Oo £50m Gacanta Loo Galin Doono si Uu U Badbaadiyo Man United

(maantasomaliland):-Tababaraha kooxda Manchester United David Moyes ayaa waxa la leeyahay haddii uu wax ka bedeli waayo xaalka United, waxa uu weyn doonaa xilkiisa. Qoyska iska leh kooxda Man United ayaa gacanta u galin doona lacago gaaraya £50m si uu suuqa kala iibsiga bisha Janaayo uga soo qaato xiddigo cusub, una badbaadiyo mustaqbalka Man United. The […]

Mourinho Oo Daafac Ka Doonaya Ajax Balse Cadaadis Kala Kulmaya Milan, Inter Iyo Juve

Mourinho Oo Daafac Ka Doonaya Ajax Balse Cadaadis Kala Kulmaya Milan, Inter Iyo Juve

(maantasomaliland):-Jose Mourinho tababaraha kooxda Chelsea ayaa waxa uu daafaca dambeedka midig ee Ricardo van Rhijn ka doonayaa kooxda Ajax, balse waxa uu cadaadis kala kulmi doonaa kooxaha reer talyaani ee Inter Milan, AC Milan iyo Juventus. Kooxda tababare Antonio Conte Juventus iyo kooxaha AC Milan iyo Inter ayaa si aad ah doonaya xiddigan daafaca dambeedka […]

AC Milan iyo Arsenal oo ku dagaalaya goolhaye Tim Krul

AC Milan iyo Arsenal oo ku dagaalaya goolhaye Tim Krul

(maantasomaliland):-Kooxda Talyaaniga ee AC Milan iyo tan England ee Arsenal ayaa ku dagaali doona marka uu suuqa kala iibsiga albaabada loo furo saxiixa Goolhayaha kooxda Newcastle United Tim Krul. Dhinacyadan ayay dhib weyn ay ka heysataa la’aanta Goolhaye dhameys tiran oo ku filan qabashada darbooyinka ka imaanaya weeraryahannada ka soo horjeeda. Warsidaha Sun waxaa ay […]

Arsenal ,Tottenham iyo xulka Ingriiska oo ku dagaalamaya tababaraha Liverpool Brendan Rodgers

Arsenal ,Tottenham iyo xulka Ingriiska oo ku dagaalamaya tababaraha Liverpool Brendan Rodgers

(maantasomaliland):-Tababaha kooxda Liverpool Brendan Rodgers ayaa noqday ninka ugu hadal heynta badan gudaha England maalmahan. Kadib markii uu qarash yar ku dhisay Liverpool ,macalinkaan ayaa hada bartilmaameed u ah kooxaha Arsenal, Tottenham iyo waliba xulka Ingriiska . Jariirada The Mirror ayaa sheegtay in Arsenal ay dooneyso in ay uqaadato badalka Wenger kaas oo doonaya in […]

Kooxda Manchester City Oo Mushaar Badan Ugu yaboohday Xidiga Manchester United Adnan Januzaj

Kooxda Manchester City Oo Mushaar Badan Ugu yaboohday Xidiga Manchester United Adnan Januzaj

(maantasomaliland):-Kooxda Manchester City ayaa ku sii dhowaaneysa in ay ka afduubato Man United xidigeeda da’da yar Adnan Januzaj. Jariirada Metro ayaa sheegtay in Man City ay ubandhigtay xidiga Belguim aduun dhan £45,000 asbuucii iyo heshiis shan sano ah. 18 jirkaan garabka ka ciyaara ayaa lagu soo daray kooxda koowaad ee Man United xagaagan,laakiin wali saameyn […]

Kooxda Manchester United oo kor kala socota xaalada Juan Mata

Kooxda Manchester United oo kor kala socota xaalada Juan Mata

(maantasomaliland):-Kooxda kubada cagta ee Manchester United, ayaa lagu soo waramayaa inay dooneyso inay ka dhex faa’iideysato khilaafka u dhaxeeya kooxda Chelsea iyo waliba ciyaaryahan Juan Mata. Daily Star ayaa qortay in 25-jirkaan uu si aad ah uu xaladiisa ula socdo macalinka aamusan ee hogaamiya naadiga United ee David Moyes 25-jirkaan Mata ayaa waxa uu ahaa […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com