Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Aragti (Page 8)

Somaliland: Journalist hussein Harbi Announces Intent for a Parliamentary Seat 2019

Somaliland: Journalist hussein Harbi Announces Intent for a Parliamentary Seat  2019

Hussein Harbi is best known locally as the former deputy director of stated-controlled Dawan Newspaper and has held senior roles at various news organizations across Somaliland. Currently he is the chief editor of Maanta Somaliland News Website. Surrounded by dozens of supporters, friends and journalists, veteran journalist Hussein Harbi kicked off his campaign to run […]

HALAKAN KA DAAWO ;;top 10 hotels in Somaliland .tobanka hotel ee ugu sareeya oo uu hotel dhoolayare ka mid noqday

HALAKAN  KA DAAWO ;;top 10 hotels in Somaliland .tobanka hotel ee ugu sareeya oo uu hotel dhoolayare ka mid noqday

Madaxweyne Mustafe Cag-jar Oo Ganafka Ku Dhuftay Shirkii Beelaha Dir ee Addis Ababa Lagu Soo Gunaanaday

Madaxweyne Mustafe Cag-jar Oo Ganafka Ku Dhuftay Shirkii Beelaha Dir ee Addis Ababa Lagu Soo Gunaanaday

Qodobada Laga Soo Saaray Shirka Beelaha Dir Oo Addis ababa Lagu soo Gunaanaday

Qodobada Laga Soo Saaray Shirka Beelaha Dir Oo Addis ababa Lagu soo Gunaanaday

Qodobada Laga Soo Saaray Shirka Beelaha Dir Oo Addis ababa Lagu soo Gunaanaday

“HADII UU JAMAAL SIDAN U HADLAY, MA LAGA YAABAA IN LOOGU JAWAABO WAA LAGAA SAARAY KULMIYE?”CALI GURAY.

“HADII UU JAMAAL SIDAN U HADLAY, MA LAGA YAABAA IN LOOGU JAWAABO WAA LAGAA SAARAY KULMIYE?”CALI GURAY.

Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa a dareen celiyay qoraal uu Jamaal cali xuseen kaga hadlay xaalada dalka kuna dhaliilay rajada laga qabo dhismaha wadada berbera corridor iyo indho sarcaado badan oo xukuumada Madaxwayne Biixi ku marin habaabinayso shacabka. Siyaasi Cali Guray ayaa Ku tilmaamay in qoraalka Jamaal cali xuseen keeni karo in xukuumadu […]

Suxufi xuseen xarbi oo waraysi dheer ka qaaday ala ha u naxariistee abwaan maxamed faarax xirsi mudadii uu noolaa Mar 23, 2011

Suxufi xuseen xarbi oo waraysi dheer ka qaaday ala ha u naxariistee abwaan maxamed faarax xirsi mudadii uu noolaa Mar 23, 2011

taariikhdii fanka ala ha u naxariistee abwaan maxamed faarax xirsi waraysi khaas ah oo uu Suxufi xuseen xarbi ka qaaday

Diyaaradda Ethiopian Airline Oo Markii Ugu Horeysay Haween Ay Duulimaad Isku Xidhaya Afrika iyo Yurub Kaxayn Doonaan

Diyaaradda Ethiopian Airline Oo Markii Ugu Horeysay Haween Ay Duulimaad Isku Xidhaya Afrika iyo Yurub Kaxayn Doonaan

Maamulka shirkadda diyaaradaha ee Ethiopian Airline ayaa shaaca ka qaadya in soo af jareen u diyaar garoowga Xuska 8 March oo ku beegan Maalinta Haweenka Aduunka. Xuskan ayay sanadkan kaga qayb geli doonaan duulimaad isku xidhaya Magaalooyinka Addis Ababa ee Stockholm – Oslo, Kaas oo ay dhamaantiinba diyaaradahaasi kaxayn doonaan koox haween ah. “Dhamaanba haweenkaasi […]

Dadka Reer Kaashmiir Ee Degan Xadka India Iyo Pakistan Oo Cabsi Ka Qaba dagaalka labada dhinac

Dadka Reer Kaashmiir Ee Degan Xadka India Iyo Pakistan Oo Cabsi Ka Qaba dagaalka labada dhinac

Madaxda Somaliland iyo DDS oo dhagax dhigay Jidka Berbera-Wajaale

Madaxda Somaliland iyo DDS oo dhagax dhigay Jidka Berbera-Wajaale

Madaxda Somaliland iyo DDS oo dhagax dhigay Jidka Berbera-Wajaale

Daawo :- Pakistan Oo Soo Ridday Diyaarado Ay Leedahay India

Daawo :- Pakistan Oo Soo Ridday Diyaarado Ay Leedahay India

Pakistan ayaa sheegtay in ciidamadadeed ay maanta soo rideen laba diyaarad dagaal oo India ay leedahay, kuwaas oo soo galay xuduudeeda dhulka lagu muransan yahay ee Kashmir. Major General Asif Ghafoor oo ka tirsan ciidamada Pakistan ayaa sheegay in sidoo kale la qabtay mid ka mid ah duuliyayaashii diyaradaha kadib markii diyaaraddiisa ay kusoo dhacday […]

Daawo Muuqaaladii Guud ee Shirkii Lixaad ee Xisbiga Kulmiye

Daawo Muuqaaladii Guud ee Shirkii Lixaad ee Xisbiga Kulmiye

DAAWO;-WASIIRKA DIINTA IYO AWKHAAFTA JSL OO MAGAALADA BOORAMA KAGA QEYB GALEY MUNAASIBAD LAGU SOO GABO GABEEYEY TAFSIIRKA QURAANKA.

DAAWO;-WASIIRKA DIINTA IYO AWKHAAFTA JSL OO MAGAALADA BOORAMA KAGA QEYB GALEY MUNAASIBAD LAGU SOO GABO GABEEYEY TAFSIIRKA QURAANKA.

Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland ayaa ka qaybgalay munaasibad lagu soo gobo gabaynayay tafsiirka quraanka kariimka ah oo lagu qabtay magaalo madaxda gobolka awdal ee boorama. Safiirka quraanka ah ayaa soo socday mudo sanad ah HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com