Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

SULDAANKA GUUD EE BEELAHA SUBEER AWAL OO U ANBOBAXAY GOBOLKA SOOL IYO BAAQA UU UDIRAY GARAADADA

Suldaanka Guud ee beelaha subeer awal suldaan xasan suldaan cabdilaahi suldaan cabdiraxmaan oo kamid ah ergada madaxdhaqameedka Somaliland ee ubaxay xal uhelida xaalada gobolka sool ayaa baaq udiray garaarada beelaha dhulba hante isagoo shacabka Somalilandna ka codsaday in ay usoo duceeyaan in ilaahay ku guuleeyo nabadayta gobolka sool.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com