Guddida dawlada ee gacanta ku haysa maamulka haamaha shiidaalka iyo adeegyadii ay haysay Shirkada Total Oil Mer Rouge, ayaa sheegay in aanay jirin shirkad ruqsad loo siiyay keenista shiidaalka iyo hawlihii Total labadaba warsaxaafadeed.
Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Guddida dawlada ee gacanta ku haysa maamulka haamaha shiidaalka iyo adeegyadii ay haysay Shirkada Total Oil Mer Rouge, ayaa sheegay in aanay jirin shirkad ruqsad loo siiyay keenista shiidaalka iyo hawlihii Total labadaba. Sidaasna waxa waxa lagu sheegay war saxaafadeed uu soo saaray Wasiirka Arrimaha dibada iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Md. Cabdilaahi […]