Somaliland: 20 Sanno Ka Dib Iyo Xamaasadda Qabanqaabadda Xuska 18-ka May…Qaybtii 3-aad
Ujeeddada aynu qormaddan u anbaqaadnay, waa taxanne qayb ka ah diyaar-garowga xuska 18-ka May oo ku suntan maalintii Somaliland dib ulla soo noqotay madaxbanaanideedii luntay.
20 Sanno Ka Dib Iyo Xamaasadda Qaban qaabadda Xuska 18-ka May
Hargeysa (maantasomaliland.com) – Qaban-qaabada Xuska munaasibadda 18-ka May oo ku beegan 20-guuraddii ka soo wareegtay Markii ay Somaliland Xoriyadeeda kala soo noqotay dalkii la isku odhan jiray Soomaaliya ayaa si aad ugaxamaasad badan waqtiyaddii la soo mara oo dhan looga dareemayaa, guud ahaan Caalamka. gaar ahaan Somaliland. Waxaa calanka midabadda saddexda ah leh ee Tawxiidka […]